Fardawsa Fiican1
Статистикаkusoo dhawaaw channel-kan. ● Waxaad ka heli doontaa: •Qoraallo Dhiiri-galin ah. •Sheekooyin xikmado leh. •Wax kasta Oo faa'ido leh. •NALA JOOG😇 Mahadsanid.♡
- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 7
- Всего постов
- 22
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 205
- 1/48двое суток
- 234
- 1/72трое суток
- 253
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
فالرجال لا تُشترى ولا تُباع! 👉 Ragga lama iibsado, lamana iibiyo! Maxaa ka fahantay oraahdaan?!
Ibnu Al-Jawzi رحمه الله wuxuu yiri:👳🗣 Haddii aad rabto inaad naftaada eegto oo aad xaqiiqadeeda garato, qaado sacab ciid ah; waayo ciiddaas ayaa lagaa abuuray, dhexdeedana waad ku noqon doontaa, ciidaas unbaa mar kale lagaa soo bixin doonaa. 📚 At-Tadhkirah 1/169
💫Nasiib xumaa Qof wax walba yaqaana Balse aan alle wayne aqoon☘
Si kastoy xaaladuhu noqdaanba, filishadaada wanaagu ha sarayso. Laab wanaag🫀🖇
Qofku markuu wacyi ahaan nolosha fahmo laba uunbuu mid noqdaa inuu si abadiya u aamuso iyo inuu wax walba qaylo iyo buuq ku wajaho
Ma ogtahay in qof laga yaabo inuu Qur'aanka u soo dhowaado sababta oo keliya ah inuu akhlaaqdaada ku arkay Qur'aan nool? Ma ogtahay in qof uu Qur'aanka jeclaaday sababta oo keliya ah inuu maqlay sida quruxda badan ee aad u akhriday? Haddaba, dadka ugu yeera jidka Alle adigoo ku dayasho mudan akhlaaqdaada iyo dhaqankaaga. Galab cuddoon❤️
𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗶𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝘁𝗮𝘆 𝗤𝗼𝗳 𝗮𝗮𝗺𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗗𝗵𝗲𝗴𝘆𝘀𝘁𝗮𝗮 𝗺𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗼 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗿𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗻𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗾𝗼𝗳 𝘄𝗮𝘅 𝘂 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝘅𝗼 𝗞𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗔𝗮𝗺𝘂𝘀𝗻𝗮𝗮𝗻💔🙃 Jawaabta Qalbiga
💫Maalin kaste aan ku xisaabtano maxaan faaiidnay ileen kolayba cimribaa inaga tagee😒🤌
💫Waa laga bogtaa caashaqee, lagama bood-boodo.☘❤️ ☘habeen san☘
Abuu Dardaa wuxuu xaaskiisii ku yiri: "Markaad aragto inaan xanaaqsanahay, i raali geli ; aniguna markaan arko inaad xanaaqsan tahay, waan ku raali gelinayaa. Haddii taas la waayana, kala taggeenna aad buu u soo degdegi doonaa." Jacaylku waa: Waa markii Nebigu ﷺ yiri: "Caai'sho arrinkeeda ha igu dhibina." Jacaylku waa: Waa hadalkii Nebiga ﷺ uu ka yiri xaaskiisii Khadiija: "Runtii, jacaylkeeda ayaa la igu mannaystay." Jacaylku waa: Waa hadalkii Nebiga ﷺ uu ku yiri Khadiija: "Khadiijooy, waxaan ku guursaday anigoo faqiir ah, markaas Alle ayaa adiga dartaa igu hodmiyey." Jacaylku waa: Waa habsiintii Sayyidah Khadiija ay Nebiga ﷺ ku qabatay markii uu ka baqay waxyigii ugu horreeyay, si ay qalbigiisa u dejiso una xasilliso. Alloow naxariis iyo nabadgelyo ku sallii Sayidkeenna Muxammad, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo xaasaskiisa dhammaantood. Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.🤲 😘🫶💫🕊
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
In ka badan 40 milyan oo qof oo dunida ku nool wax kuma arkaan indhahooda, adiguna kama mid tihid.🫵 Maalin kasta, waxaa jira in ka badan 150 kun oo qof oo seexda laakiin aan mar dambe soo toosin, adiguna kama mid tihid.🫵 Ku dhowaad 75 milyan oo qof maanta ma awoodaan inay socdaan, adiguna kama mid tihid.🫵 In ka badan 53 milyan oo qof ayaa sannadihii u dambeeyay la noolaa dagaal joogto ah oo ay kula jiraan cudurka kansarka, adiguna kama mid tihid.🫵 Malaayiin qof ayaa habeenkii seexda oo keliya iyagoo qaata dawooyin xanuun baabi'iya, adiguna kama mid tihid.🫵 In ka badan 100 milyan oo qof ma haystaan hoy ay ku gabbaadsadaan, halka 1.6 bilyan oo qof ay ka maqan yihiin guryo ammaan ah oo caafimaad leh, adiguna kama mid tihid.🫵 Malaayiin qof ayaa maanta aan awoodin inay helaan cunto ay cunaan, adiguna kama mid tihid.🫵 Waxaa jira dad jeclaan lahaa inay dib ugu soo noqdaan adduunka xitaa hal maalin oo keliya, adiguna kama mid tihid.🫵 Xusuusnow mar walba: Maalintaada caadiga ahi waa riyo uu qof kale ku taamayo. Ha yaraysan nimco kasta oo Alle ku siiyay oo aad la qabsatay, mar walbana dheh: الحمد لله Alxamdulillaah – Mahad oo dhan waxaa iska leh Alle.
Hadaa hargaysa joogto soo dhawaaw La xidhiidh numbers ka ku qoran Meesha 😘☘👍🍁
Talooyin qofkii ka tagaa uu ka shalleynaayo Faafi salaanta, ku celi aadaanka marka uu mu’adinku yeeriyo, ilaali salaadda, ku xasili naftaada adhkaar, dadka u dhoolla-caddee, xafid wax ka mid ah suuradaha Qur’aanka, sadaqayso, ku tasbiixso Alle, dambi-dhaaf waydiiso, ku waynee Alle (Allahu Akbar), soom, badso salliga Nabiga ﷺ — qalbigaaguna wuu wanaagsanaanayaa, degganaan iyo barako ayuuna helayaa.
💫Caafimaadku waa nicmo wayn Oo lagaa rabo inaa mar walba ku mahadnaqdo☘ الحمد لله على نعمة الإسلام والصحة😘❤️💋
💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼 Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿 الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ 🌷🌸🤲 ( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).💐 🪴 الحمدُ للهِ الَّذِي عَافَانِي فِي جَسَدِي وَرَدّ عَلَيَّ رُوحِي وَأَذِنَ لِي بِذِكْرِهِ 🌸🌱 اللهمَّ صلِ عَلَى مُحَمَّد وَعَلَى آلِ مُحَمَّد، .كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ، إنَّكَ حَمِيْدٌ مَجِيْدٌ.💫💐 اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ، 🌷🥀🍁
"Tani waa janaasadii ugu weynayd taariikhda qaddiyadda Falastiin. Maanta magaalada Gaza waxaa lagu tukaday janaasada 112 qof oo shahiiday." �
💫💐Waan ka xumahay inaad ku jirto xaalad aadan ku qanacsanayn Balse ogow mar walba nasrigu wuxuu la jiraa sabarka farajkuna wuxuu la jiraa kurbada 😔✍ Waqti san☘
💫Waqtigaaga ha ogolaan inuu kaa khasaaro☘ Ama Saacad ka mida inay micna daro kugu dhaafto💐 Marba hadii lagaa xisaabinayo Markaad aakhiro tagto🌹🌾 Wax lagaa sugayo Waad ilaalin 😎🍁
Qofka garanaya qiimaha Aakhirada, marnaba kuma beddesho hal daqiiqo oo raaxada adduunka ah; sida aanu qofku dahab qaali ah ugu beddelan lahayn cantoobo ciid ah.🥹 Caways wacan💫