Bahja books 📚
Статистика"Bahja books waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta" Soo dhawaw mudane/marwo.🤍
- Последний пост
- 6 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 353
- 1/48двое суток
- 404
- 1/72трое суток
- 436
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
без подписи
📚 Buugaag tayo leh waa la iibinayaa! Ka hel buugta aad u baahan tahay Bahja Books oo leh qiimo macquul ah iyo adeeg wanaagsan. 📞 Nagala soo xiriir: 0637676465 Ku soo dhowow Bahja Books – halka aqoontu ka bilaabato!
без подписи
📚 BUUGTII UGU IIBSIGA BADNAYD! 🌟 Ma doonaysaa buug faa’iido leh oo aqoontaada iyo iimaankaaga kobciya? 🔥 Bahja Books waxay kuu haysaa buugaagta ay akhristayaashu ugu jecel yihiin: 📖 Qisooyinka Nebiyada ✨ Qisooyin cajiib ah oo ka warramaya nebiyadii Alle iyo casharrada laga baranayo. 📘 Kuwa Habeenka Nool 🌙 Buug qalbiga taabanaya oo kugu dhiirrigelinaya cibaado, toobad iyo u dhowaanshaha Alle. 💵 Labada buug kaliya $13 📲 Dalbo hadda: 063 7676465
Fursed kale oo Qaaliya❤️
📚 FURSAD WEYN! 📚 Ha seegin fursaddan gaarka ah! Ka faa’iidayso buugaag tayo leh oo aqoon iyo dhiirigelin kuu horseedaya. ✨ Qiimo gaar ah: 15$ KALIYA 📞 Dalbo hadda: 7676465 Bahja Books – Aqoontaada waa maalgashigaaga ugu fiican. 🌿📖
Wuxu kubareya buuggani sidaad ubarenlahayd salatu laylka❤️ 0637676465 bahja books diyaar kugu yahay meelkasta oo aad joogto walagugu keenaya
Buuggaan waa buug ku baraya sidii aad naftaada u hormarin lahayd. Waloow magacu uu muujinayo sida hodannimo loo samaysto, in badan ayaa qoraagu xoogga saarayaa oo uu buugga kaga hadlin sida hodon loo noqdo oo dhaqaale loo abuurto balse in badan oo kale hodannimada kuma soo koobayo haqaalaha oo kali ah balse sidii qofku uu dhinac walba oo nolosha ah uga noqon lahaa ayaa uu ku barin. Waa mid ka mid ah buugaagta loogu akhriska badanyahay illaa iyo hadda. Iibkiisu waxa uu gaaray in ka badan boqolaal malyan. Waa xaqiiqo aad kala kulmin in dadka ugu sarreeya adduunka ama ugu caansan ay dhammaan kuu qirayaan in ay akhristeen oo faa'iideen buuggaan. In badan waxa aad la kulmin boqolaal malyan oo kuu sheegin in uu noloshooda dhanba uu gebi ahaanba beddelay. Fiiro gaar ah buuggan waxaad kaheleysa bahja books 0637676465 wax pdf ah kuma hayo buuggan waadiyaar wala iibinaya👋🏻
0637676465 nagala soo xiriir❤️
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
📚 Buugaag tayo leh oo qiimo jaban! 📚 Ma doonaysaa buug ku anfaca oo aqoontaada kordhiya? Waxaad ka heli doontaa Bahja Books buugaag kala duwan oo tayo sare leh, qiimo ku habboonna leh. 📞 Dalbo hadda: 0637676465 Bahja Books – Aqoontu waa maalgashiga ugu wanaagsan. 📖✨
без подписи
без подписи
без подписи
Shantaas buugg waa inoo diyaar 0637676465
Sadexdan buug wakudiyar 0637676465