tgindex
Himilo Tech🎓

Himilo Tech🎓

Статистика

🎓 Himilo Tech 📚 Barasho tayo leh | Xirfad & Aqoonta Mustaqbalka 🚀 Ku baro: Skills • Knowledge • Self-Development 💡 Halkaan ka bilaab safarkaaga guusha 🌍 Online Learning | Somali Friendly 📈 Maalin walba wax cusub.

Последний пост
11 июл.
Последнее чтение
14 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
25
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
3 580
−8 за 3 дн.
Сутки
−5
−0,14%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
305
23 постов
Вовлечённость
8,5%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 25
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 🚀 Coming Soon — Alkun Laascaanood iyo guud ahaan Waqooyi Bari, wax badan ayaan idiin soo bandhigi doonnaa dhawaan. ⏳ Stay Tuned — Alkun is Coming. https://www.facebook.com/share/18Yss5f49G/ Kusoo biira saaxiibayaal

  • Channel name was changed to «Himilo Tech🎓»

  • Channel photo updated

  • وَقُلِ اعْمَلُوا فَسَيَرَى اللَّهُ عَمَلَكُمْ “Shaqeeya, Alle wuu arki doonaa camalkiinna.” (At-Tawbah 9:105) Bismillaahir Rahmaanir Raxiim 🤍 Waxaan si rasmi ah u bilaabaynaa Himilo Tech 💙 — shirkad bixisa adeegyo casri ah oo dhanka technology-ga iyo hal-abuurka digital-ka. 🚀 Adeegyadeena: * 🎨 Graphic Design (Logos, Posters, Branding) * 🎬 Video Editing & Motion Graphics * 🤖 AI Automation & Digital Solutions * 📱 Social Media Management & Digital Marketing * 🖥️ System Development 🎯 Hadafkeena: Inaan bixino adeegyo tayo sare leh oo ka caawiya ganacsiyada iyo shaqsiyaadka inay gaaraan koritaan digital ah iyo muuqaal xirfadeed oo xooggan. 📩 Nala soo xiriir: ✉️ Email: abutalah801@gmail.com 📲 WhatsApp: +252 63 7293875 🔥 Ku soo dhowaada Himilo Tech Your Vision. Our Technology. 💙

  • https://youtu.be/WZ61VY3XRco?si=hlzOXu3CoTjLzEOW

  • 🎥 Waxaan si rasmi ah ugu soo biiray YouTube! Haddii aad xiisaynayso AI, Technology, Productivity, Digital Skills, iyo xirfadaha casriga ah ee kaa caawinaya horumarka shaqo iyo nololeed, channel-kan waxaad ka heli doontaa casharro, talooyin, iyo aqoon waxtar leh. Nagu soo biir safarka barashada iyo kobcinta xirfadaha mustaqbalka. 🔔 Subscribe saar channel-kan si aadan u seegin muuqaal kasta oo cusub! https://youtube.com/@mawliidpro?si=i-nNS3SkSTC6t6RJ

  • Asxaabta qiimaha badanow, hooyo ayaa xanuunsanaysa. Waxaan idinka codsanayaa inaad iigu ducaysaan fadliga maalinta Maalinta Carafo darteed, inuu Alle caafimaad degdeg ah siiyo, xanuunkana ka dulqaado. 40 qof ducadooda waa la aqbalaaye, walaalayaal ducada ha la iga hiilin 🤲 Aamiin.

  • Qofkii raba inuu is diwaan galiyo halkan ha iska diwaangaliyo:https://forms.gle/hdqiYgVaMT3JDt6m7

  • 🔥 FURSAD QAALI AH 🔥 Waxaan samaynay qiimo dhimis gaar ah oo loogu talagalay 10-ka arday ee ugu horeeya ee iska diiwaan geliya course-ka. 🚀 Haddii aad tahay qof doonaya inuu barto xirfad casri ah balse aan haysan meel sax ah oo uu ka barto, tani waa fursaddaadii. 📚 Halkan ka bilow safarkaaga waxbarasho oo la baro xirfad dhab ah si professional ah. ⚡ Boosasku waa xadidan yihiin, sidaas darteed dhaqso isku diiwaan geli.

  • 🔥 Dufcadii 2AAD ee Graphic Design Full Course-ka waa furan tahay! Ma rabtaa inaad barato Graphic Design si professional ah? Kusoo biir course-keena oo aad ku baran doonto: ✅ Adobe Photoshop ✅ Adobe Illustrator ✅ Logo Design ✅ Poster Design ✅ Branding & Social Media Design ✅ Practical Projects & More 🎯 Course-kan wuxuu ku habboon yahay beginners iyo dadka doonaya inay xirfad dhab ah yeeshaan. 💵 Main Fee: $35 ⚡️ Early Bird: $7 📞 Isdiiwaangelin: +252 907001306 +252 637293875 📍Boosasku way xadidan yihiin — hadda isdiiwaangeli! #GraphicDesign #Photoshop #Illustrator #DesignCourse #Somalia #Lascanood #CreativeDesign #DigitalSkills #CuriyeAcademy

  • без подписи

  • 📌 Graphic Design Masterclass – Batch 2 | Registration Open Ma rabtaa inaad barato Graphic Design oo aad ka dhigato xirfad aad ku shaqaysato mustaqbalka? Waxaan kuu soo bandhigaynaa Graphic Design Masterclass – Batch 2, oo ah training structured ah oo kaa bilaabaya heerka beginner ilaa aad gaarto level professional. 🎨 Waxa Aad Baran Doonto: Adobe Photoshop Adobe Illustrator Poster Design Logo Design Social Media Design Branding Basics 📘 Course Details: ⏳ Duration: 2 Months 📊 Level: Beginner → Professional 🎓 Certificate: Free Certificate 💻 Practical Projects Included 📞 Support & Guidance Available 💡 Software Options: Adobe Photoshop Adobe Illustrator Full Graphic Design Bundle 🚀 Fursad: Course-kan waxaa loogu talagalay qof kasta oo raba inuu dhiso xirfad dhab ah oo Graphic Design ah, una diyaargaroobo freelancing ama shaqo xirfadeed. 📩 Registration: Boosasku waa xadidan yihiin. Haddii aad xiisaynayso, iska diiwaangeli hadda. 📲 Contact: +252 637293875 Link iska diwaangali:https://forms.gle/hdqiYgVaMT3JDt6m7

  • без подписи

  • Dunidu waxay si xawli ah ugu guuraysaa dhankaas iyo AI-ga ama garaad-gacmeedka. Isbeddelkan weyn cidna ma sugo wuxuuna gabi ahaanba rogay qaabkii loo shaqayn jiray. Berigii hore si aad u samayso muuqaallo tayaysan waxaad u baahnayd camera-do qaali ah iyo xirfad tafatir oo sarraysa. Laakiin hadda sheekadu way is beddeshay. AI ayaa si degdeg ah u beddelaya dunida content creation-ka. Dad badan maanta waxay AI ku sameynayaan videos, podcasts, designs, iyo content viral noqda. Haddii aad rabto inaad barato sida AI loogu abuuro content casri ah oo professional ah, kusoo biir: 🔥 AI Content Creation Mentorship Waxaad ku baran doontaa: ✅ AI Video Creation ✅ AI Podcast Creation ✅ AI Voice Over ✅ Thumbnail & Poster Design ✅ Viral Content Strategy ✅ Editing Workflow 🎯 Practical Training 📘 Free E-book 🏆 Free Certificate ⏰ Duration: Two Months 📅 Sabti ilaa Khamiis 📩 Diwaangalinta: 📞 +252 907001306 https://lnkd.in/ewWWeyN3 Mustaqbalka content creation-ka wuu is beddelayaa…

  • 🚀 GRAPHIC DESIGN WITH AI – MASTER CLASS 🎨 Ma doonaysaa inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh oo casri ah? Hadda waa fursaddaadii! Waxaan kuu diyaarinay Master Class kuu horseedi karta xirfad dhab ah iyo faham qoto dheer oo Graphic Design ah adigoo adeegsanaya AI iyo software-yada ugu caansan. 📚 Programs: ✅ Adobe Photoshop ✅ Adobe Illustrator 🎁 Waxa aad helaysaa: ✔️ Free Certificate ✔️ Free E-book ✔️ Practical Projects ✔️ Casharro si fudud loo fahmi karo 🗓 Duration: Two Months 📅 Sabti ilaa Khamiis 🔥 Noqo xirfadle khabiir ku ah Graphic Design-ka kana faa’iidayso xirfadda mustaqbalka. 📩 Iska diiwaan gali maanta boosaskuna waa xaddidan yihiin. +252 907001306

  • 🚀 AI Content Creation Mentorship Haddii aad rabto inaad barato sida AI loogu sameeyo content casri ah, muuqaalada viral-ka ah, iyo farsamooyinka cusub ee content creation-ka — fursaddan waa adiga. Mentorship-kan waxaad ku baran doontaa: • AI Video Creation • Smart Editing • Viral Content Strategy • Content Monetization • Tools-ka ugu fiican ee AI Kani ma aha theory keliya — waa practical mentorship aad si dhab ah ugu baran doonto workflow-yada content creators-ka casriga ah isticmaalaan. Boosasku waa xaddidan yihiin. Isdiiwaangeli hadda adigoo isticmaalaya link-ga hoose 👇 https://forms.gle/MJ79Lw2ck3dpSEXB6

  • 🚀 AI CONTENT CREATION MENTORSHIP 🚀 Ma rabtaa inaad barato sida AI loogu sameeyo: 🔥 Viral Videos 🔥 TikTok & Reels Content 🔥 AI Editing 🔥 Script Writing 🔥 Thumbnail & Poster Design 🔥 Iyo sida lacag looga sameeyo Content Creation? Haddaba tani waa fursaddaadii! 💡 📚 3 DAYS INTENSIVE MENTORSHIP 💵 Fee: ONLY $5 👥 30 Arday oo keliya 🎁 First 10 Students Bonus ⏳ Registration closes tomorrow! 📍 Online via Zoom Waxaad baran doontaa: ✅ Gemini Veo3 ✅ Claude.ai ✅ ChatGPT ✅ Canva AI ✅ AI Video Creation ✅ Viral Content Strategy 🎯 Course-kan waxaa loogu talagalay dadka doonaya: • Freelancing • Content Creation • Online Income • Social Media Growth 📲 WhatsApp: +252 637293875 ⚡ Only Serious Learners! “KA BARO AI – ABUUR – LACAG SAMEE”

  • Sido kale muuqaalkan Isna waxaan ku sameeyey AI

  • Muuqaalkan AI ayaan Ku sameeyey ma aaminaysaa Lacagna waan ka sameeyey weliba aniga oo Mobil-kayga adeegsanaya.

  • без подписи