- Последний пост
- 8 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 22
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 75
- 1/48двое суток
- 85
- 1/72трое суток
- 92
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
من عزّ بالأقـوام ذلّ بـذلّهـم 📉 ومن عزّ بالرحمن ظلّ عزيزا 🌟 "وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ-." 🤲✨
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
Xafladihii aan soo xiriiriyay qaar kamida. الحمدلله دائما وابدا. 🌱
Daadihinta xafladda dufcadda 14-aad ee qalin-jabinta machadka al-macrifa. الحــمـد لله دائـمـا وأبـدا . 🌱
قناة علمية تربوية تهدف إلى نشر العلوم الشرعية بأسلوب واضح وميسر، في مجالات: النحو، والعقيدة، والفقه، والأخلاق. كما تُعنى بنشر الكتب الإسلامية المختارة، وتقديم الدورات التعليمية الهادفة التي تسهم في بناء العلم وترسيخ القيم. نسأل الله أن ينفع بها، وأن يجعلها سببًا في نشر العلم والخير. ساهموا في نشر العلم، وشاركوا القناة ليعمّ النفع. 👇👇👇 https://t.me/abdisamiic_axmed
أهنئ فضيلة الشيخ عبد الرحمن جراد بمناسبة زواجه، وأسأل الله أن يبارك له، وأن يجمع بينهما في خير، ويرزقهما السعادة.🤍
Daadihinta xafladda dufcadda 1-aad ee qalin-jabinta mu'asasada ishraaq. الحــمـد لله دائـمـا وأبـدا . 🌱
Da'uud Abokar⇣❥ pinned a photo
🎤 تقديم الحفلات | Xiriirinta Xafladaha #Waxaan soo kordhinay adeeg cusub oo xirfadeysan oo ah Daadihinta iyo maamulka munaasabadaha anaga oo si hufan umaareyn doono jadwalada xafladaha iyo bandhigistooda la falgalka martida si munaasabaddu ugu dhacdo nidaam hagaagsan heer sarena ah.! #daud_abokar
https://www.tiktok.com/@daaci113?_r=1&_t=ZS-97q0bRb3Tto
https://www.tiktok.com/@daaci113?_r=1&_t=ZS-97q0bRb3Tto
Nolol aan isteeb leheen, waa dhacdo aan asbaab leheen..!!
Dhismo qalfoof ah ma rabnee dhismo akhlaaqiyeed ayaan rabnaa. Waxaa yaab leh in Wasaaradda awqaaftu ayna hal warqad xitaa ka qorin anshax xumada magaalada gees ka gees saameesay, A-lmiino wasaaradda xajka haloo baddalo taas ayaa waafaqeysa shaqadoodee. Maxaa la gudboon wasaaradda: 1:qabanqaabada kulammo wacyigalineed. 2:soo saaridda awaamiir lagu xakameenayo dhaqan xumada baahsan ee dalka. 3:in ay booqdaan xarumaha wax barashada, Si aysan aradydu ugu saamoobin dhacdooyinka anshax xumada. 4:in wasaaraddu daabacdo boorar wacyigalin oo lagu dhajiyo waddooyinka waaweyn ee magaalada. 5:in wasaaraddu hawlgaliso gabdho diinta yaqaanna si ay dawr kaga ciyaaraan ka hortagga suurad xumeynta diinta iyo culimada. #Abdirahman_Matan_Dirie.
👉Mowqifyada dhabta ah waxaa lagu qiimeeyaa ku adkeysiga mabaa’diida iyo garab istaagga dadka la dulmiyay, ee laguma qiimeeyo ismuujin siyaasadeed iyo ismacaaneyn...!! ✍️#daud
👉Haddii aad qalbi qanacsan leedahay, isku mid ayaad tihiin, adiga iyo kan dunidoo idil la siiyey.!! Al-Imaam Al-Shaafici (AUN)
لا تقدم شيئًا على وردك اليومي بل أجعل القرآن أول ما تبدأ به يومك فالإقبال على القرآن أعظم سبب لنيل البركة ، فكيف حين يجتمع اثنان - بركة تلاوة القرآن، وبركة وقت الصّباح - و قال أحد السلف: اشتغلنا بالقرآن فغمرتنا البركات والخيرات في الدنيا . - فأجعل وردك من القرآن هو شغلك الشاغل.
الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله عيدكم مبارك يا أحباب 🤍