Abdullahi dhaqane
СтатистикаKuma odhanayo qoraaladaydu waa kuwa ugu wanaagsan, lknse waxaan hubaa inaanad akhrintooda ku khasaarayn.🤕💙✍
- Последний пост
- 27 мая
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Waxad ka fog tahay indhaha mooyee Naf ahaan waad ii dhawdahay❤💯 بعيد عن العين قريب من الروح W/q @AbdullahiDhaqane9
Waxad ka fog tahay indhaha mooyee Naf ahaan waad ii dhawdahay❤💯 بعيد عن العين قريب من الروح W/q @AbdullahiDhaqane9
Haddii sidaan Gabdhaheena meel kasta uwadda qurux badan lahayeen maxaa dhici lahaa ! ? @AbdullahiDhaqane9
Akhlaaqda xaaska wanaagsan waxaa ka mid ah inay waalidka ninkeeda u jeclaato waxa ay waalidkeeda u jeceshahay oo kale, laakiin xasuusiso wanaajinta iyo ixtiraamka waalidkiis halkii ay nacsiin lahayd ama ay ka fogeyn lahayd Guuleeyso walaasheey ♥️🌱 @AbdullahiDhaqane9
iGa raali Nogo Hadaan Si xun Kuugu dhagay Waayo waligay Ma Galin Laab sidan Oo kale u Naxariis badan💋❤️🖤😍🫂🥰
Ma ogtahay sababta loo soomo 9 ka maalmood ee ugu horeeya bisha Dul-Xijjah? Sababtoo ah waa malin kastoo dhacday sabab weyn oo muhim ah 1 .MAALINTA 1AAD ee Bisha Dul- xijja waa maalinta Alle u cafiyay nabi adam markii uu cunay geedka o loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa. 2.MAALINTA 2AAD ee Bisha Dul- xijja waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yuunis CS isla markaasna laga soo bixiyey calooshsha malaayga qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilbiriqsi ku caasin. 3.MAALINTA 3AAD ee bisha Dul- xijja waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa. 4. MAALINTA 4AAD ee bisha Dul xijja waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri 5. MAALINTA 5AAD ee bisha Dul- xijja waa maalintil la dhalay Nabi Muuse CS qofki sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga. 6. MAALINTA 6AAD ee bisha Dul-xijja waa maalintii u Alle Nabigiisa u furay albaabada qayrka qofkii sooma wuxuu Alle ku firiyaa il naxarlis leh. 7. MAALINTA 7AAD ee bisha Dul- xijjq waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul- xijja qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Albaab o dhibaato ah wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah. 8. MAALINTA 8AAD ee bisha Dul-xijja waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) qofkii sooma wuxuu Alle sinaayaa ajar uusan cidna ogeyn ilaahey mooyee. 9. MAALINTA 9AAD ee bisha Dul-xijja waa maalinta la istaagaayo Banka carafo qofkii sooma ilaahey wuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada quranka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا.. ) 10. MAALINTA 10AAD ee bisha Dul-xijja waa maalinta ciidul adxaa qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana wuxuu DHAFAA DAMBIYADIISA. InshAllh illhay cafimd haynagu garsiyo malmaha Qoraa' @AbdullahiDhaqane9
Sadaqadu waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu badan ee qeyb weyn ka qaata tirtirida dembiyada qofka, sida biyuhu u damiyaan dabka ayay sadaqaduna u damisaa dembiga qofka.
Ma tihid kaliya gof aan jeclahay waxaad tahay qof aan nolosha la wadaagi karo Qof aan mustaqbalka la arko qof aan rabo inaan la qoro sheeko aan dhamaad lahayn Waxaan rabaa inaan kula qoslo kula ooyo kula noolaado ilaa waqtigu ama geeridu ina kala qaado.....❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
Cagaha aan ku geyn masaajidka si aad salaadda ugu tukato kuma geyn doonaan Jannada. ❤️🩹
'Wakhtiyadan is dhalan roga."
Dumarku lacagta waa udawo ragow ugacan furnaada xaasaskiina
Kismayo jano Reer kismayo miya tahay mise Ma tihid🔕 Mida kale waliga kismayo ma aragtey mise tagtey
Dokhi naftaydaay"🥺💍 Dawadi cashaqaay"👩❤️💋👨 Ducadi jacylkayy"🤲🖤 midaan Qalbiga siyey"💕🥰 midaan dadkana ugu jeclahay "🤍🫶 inaad xaq u leedahayy kalgacylka"❤🩹❤️ xaqiiqdi Qalbiga hoo ku dhahay"🫀🦋 waa darasho aad ledahayy "👑💍 . 🫀❤️🫶
hadii la waayo daryeel bixitaanka wuxuu noqdaa waajib, hadii la waayo is-qaderinta iyo is-xushmeynta iyo isdaryeelidda iyo is-daneynta bixitaanka wuxuu noqdaa xal iyo wax lama huraan ahi. Hadii ay dhamaato isku naxariisasho iyo isjaceyl, meesha waxba mayaalaan.
markii ugu dambaysay si dacad ah oo daren leh no eegto xalimo Ikraaneeyy dabada indha daren LeH ima Eegin😂😘
Wuxuu yiri; "Lambarka la diiday in adiga laguu qoro, nin baa diiday in uu qabto"🙈 @AbdullahiDhaqane9
Ciid Mubaarak! ✨🌙 Eid Mubaarak dhammaantiin! Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii wanaagsanaa ee aynu soo gudannay bisha barakaysan. dhammaantiin Farxad iyo nabad ku ciida Alle hayna ka aqbalo acmaasha suuban❤️💯🖤🥰
Miyaynaan joogin goortii aynu ku jilcin lahayn ku dabcin lahayn qalbiyaddeena quraanka?. Quraanka waa habka kaliya,lagu debcin karo qalbiyada,lagu xasillin-karo nafaha,lagu nadiifin karo laabaha,lagagana bixi karo cidhiidhiga nafeed. Waa jidka kaliyee,lagu hago yoolalka,lagu gaadhi karo guulaha,laguna hanan karo nolol dheeli-tiran.❤️
InAd damiso Qof kaLe sHumaciisa ma kordHinayso sHumacaga iftiinkiisa🧐🫡
30$ ahaa marki hore ramadaanta 40$ laga dhigay.🤠