LAMAANE📮🦋
Статистика🌻..Soodhawow Walaal..🌻 Kanaalkan waxaad ka bogan doontaa.📮 ❤️Erayo Jaceyl. 😢Erayo Murugo. 💔Erayo qalbi jab. ✊Erayo Dhiirigalin Nagu soobiir walal Talo iyo tusaale👉 @SalaadSoomaali
- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 22
- Всего постов
- 24
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 307
- 1/48двое суток
- 442
- 1/72трое суток
- 476
Медиана по постам, которые мы застали свежими и померили через сутки.
Посты
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Laba ha iloobin Ilaahay iyo daarta aakhiro Labana iska ilow. 1 wanaaga aad dadka usamayso.iska ilow abaal haka sugin ajar rabi karajee 2.dhibaatada dadku kugu sameeyaana. Iska ilow Subax wacan
Ibnu qayim wuxu yidhi allaha unaxariistee. Diinta dhamaanteed waa akhlaaq. Qofka kaa akhlaaq sareeya waakaa diin.sareeyaa. Waxaa loo.baahan yahay.qof ka.muslimkaa inay akhlaaqdiisu Aad uwanaagsanaato Oo ay.gaaladu kusoo islaamto Akhlaaqdaada wanaagsan
Insaanka marka uu dhib qabsado wuxuu raadiyaa meel oo uga baxo wax kasto oo ugu bixi lahaana wuu sameeyaa! Lkn Alle swt wuxuu leeyahay وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا • وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ ۚ “ qofka Alle ka cabsado makhraj buu u yeelaa iyo meel oo uga fakado dhibka • meel uusan filaneeninna wuu ka irzaaqaa” Alle ka cabsigu waa inaad ku dadaasho inaad samayso wixii Alle ku faray, kana fogaato wixii uu kaa reebay.
Live stream finished (2 hours)
Arinkaaga rabigaa ubandhig waad raaxaysan
видео или голосовое, без подписи
Live stream started
Liveka kaalaya caawa sheeka jirte
Ibnul qayim wuxuu yiri:Qofkii joogteeyo inuu ilaahay u mahad celiyo kheyraat badan baa iskuugu xeg xegsada,qofki istiqfaarta laazimana waxaa loo furaa albaabadii ka xernaa o dhan🤍🤍
La haw waxay dadku kuugu yimaaddan, sidoo kale adiguna ku dooro dadka waxay ay kaa dhigi karaan (kugu soo kordhin karaan). Naftaadu waxay u baahan tahay. # Dad ku kiciya markaad dhacdo (ku taagero ) # Dad kuu duceeya markaad manaqtahay # Dad kula xisaabtama markaad qaldanto kuna dhiirigaliya Maalinku hani wacnaado dhalinyaro 🤎
Live stream finished (39 minutes)
Live stream started
видео или голосовое, без подписи
Waa mxy jcyl ?" "Wuxuu Awood U laha inu Qado 900kg, Lknse Wu Qaadi wayay maydka Xaaskisa.🥲❤️
видео или голосовое, без подписи
Fadlan inamada iyo gabdhaha anshaxa hala ilaaliyo hadii kale.____
Live stream finished (1 hour)
видео или голосовое, без подписи