Ereyo jacayl
СтатистикаSalaam!✋💐 -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ereyo jecel # waxan bilaabnay sameyta Loogada iyo boorarka # Nagula soo xariir #618164025 wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir https://t.me/aadan123
- Последний пост
- 11 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 1
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 306
- 1/48двое суток
- 350
- 1/72трое суток
- 378
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Waa cibaaro dunidee Culeysyadu makulanteen Mise caruurtaad la ceyntahoo wali waad ciyaartaa😰😨 #Dr_Ak
Mid Ayaa Sanad ka Hor Sxbkiis U Direy Inuu Tijaabiyo Gabar Ay Is Jeclaayeen Iney Daacad u Tahay Iyo In Kale.! Wiilki Tijaabada Loogu Diray Iyo Gabadhi Daraad Ayey Aqal Galeen.! 😳😂👍 #Dr_Ak
Saban Tagay Xusuustisa Raad Raaca Siinlayda Socod Barashadi Dooda Saxarliyo Abaarteeda Adigan Wax Saaraynin Sanad Iyo Garaadkisa Saadashu Been Weeyi .. Ha sar wicin Qof Kaageda Hana Sugin Nin Ka Maarmay Hana Sign Mar Mooyane Nin Ku Siray Ha Faalaynin Sababaha Ha Weydiinin Haw Seeto Dheeraynin Hana Sidin Culayskiisa Siriq iyo ku qabo Baydo Hana Falin Sidu Yeelay Nin Ku yidhi Ana Saas Ah Ha ku Odhan sidaas Mayhid ......Abwaan Xadaraawi....
Qormo Adiga kuu Gaar ah Qalbigaaga kuu taalo Qiimaheedu uu gaaray Qushuuc iyo Xasuus gaar ah Nacabkaaga ha uqaybin Wanaagii ha Qoondaynin Kaligaa Qunfulo maanka❤️😳 #Dr_Ak
Dareen keygaad qaadatoo Dartaa Raag waan ilaway Dareen naxariis watiyo Daryeel adigaa isiiyay ❤️🥰👍 #Dr_Ak
Waraabuhu habeenki Waraabuhu wareegayo Weerkuna wahelyahy Wadku iima fududaan Welwalkiyo dhibtaan qabo Ruux waayo aragoo wankala waraystaa waxyeeladan isaarane Wuxu waa aduunyoo ruxba waayo soo joog Waheshaday dugagti laga waaban jiraye Isma lahyno jaculba ku waaliye Ismalahyno jacylbaad u jiifiye Ismalahyno sareeyaad is wayine Ismalahynoo wakhtigaa ku ciiliye Hayska qoodh xumade Hadu kharashka guurkiyo Nolosho dhan qabili waan qadan kadhaya Hadu geesi yahayo qurux aada le yahay Un qadaada heli karin muxu aniga ii qaban ilayn quruxi waa lacag Ilayn qiimo waa money Ilayn qarashku waa nolol Iyo quruxda reerkuba Qalad man sanayniine qarnigaynu jognaa Qoqoyaanka lacagtiyo Qarash laysku racaa 🤩 Xigasho 👍
Ogaaw in aduunyadu ku Dhaawici doonto dhaawac Xanuun badan 😢 oo iyada Udhigma dadkuna eyku Dhaawici doonaan dhaawac Xanuun badan. 🖤😪💔 #Dr_Ak
Ha Hilmaamin maalmaha Mugdigee ku soo Mara Waa Muunad goonniya Mudaday samaateee Haka saarin maankee Sido waa muraayade Midabada xasuusta leh Marmar daawo Kaligaa 🥰🥺 #Dr_Ak
SAMEYSO QORSHE KUU GAARA🖋️ Qorshe kuu gaar ah waa hab qofku noloshiisa iyo waqtigiisa si nidaamsan u maareeyo si uu u gaaro yoolkiisa. Qorshahan wuxuu ka caawiyaa qofka inuu ogaado waxa ugu muhiimsan ee uu rabo inuu qabto, sida waxbarasho, shaqo ama horumar nafeed. Marka qofku sameeyo qorshe cad, wuxuu si fudud u kala hormarin karaa hawlaha, kana fogaan karaa waqtiga lumin. Sidoo kale, qorsheynta wanaagsan waxay kordhisaa kalsoonida qofka iyo guusha mustaqbalka, maadaama uu si joogto ah ula socdo waxa uu doonayo inuu gaaro iyo sida uu u gaarayo. #Dr_Ak
Awood iga tan badataa Xasuusaha tarminaysoo Waxaan ahay tabtaydii #Dr_Ak
DAREEN. Naftaan kaa didee Ku dareensataan Inaan daw-marshiyo Dib u eegayaa aaaa. Ubax doogsadaan Ku dabaalayaa aaa Ha degee qalbigu. Hankan kaa durgee Kuna diiday baan Inuu soo dabciyo Dux ka dhowrayaaaa. Heesahaa damqiyo Dawo muusig baan Durbaan ugu tumaa #Dr_Ak
~Ama dhigo abaal ~Oo i dhowro abid ~Ama iga dhaqaaq ~Aan kuu dhintee!! DR____Ak
Markuu muuqaadii qarsoomay Mawjadaha adagee nolosha Darbi kugu muquuniyeen Mahuraankii nabdigaad aheydee Maalintu socon weyday Farxadu agteyda ka meer-meertay Dabadeed maxbuus caashaq noqday💔😢 #Dr_Ak
Ma jiro erey aan ku qeexo Degenidaan kugu dareemo Markaad dhinacayga jogto Waxaa tahay sababta Kenta Farxada qalpigayga buuxda Hadii dadka laysku keeno Iyadoon qofna laga tagaynin Ma jiro ruux ii awooda Inuu booskaaga buuxsho 💋🖤 #Ak
Wcs
Asc
Muxuu qalinkeygu Qoraal ku amaanay Cid aan qiri doonin 😢💔 #Ak
🍁Dooqayga noloshiyo. dareemaha wadnaha ayeey daris la tahay. Weey iidiir naxdaa Aneey iitahay dawiyo Waxaan dollar lagu helin Dadkana waan ugu jeclahay...... … ❤️
Asc wllalaha Samaha jecel 👍
Ereyo__jecel inan soo qoraa rabay waaba iska daayey sababtoo ah wax ma saareysiin noh #Dr___Ak