tgindex
Xikmado♡

"Si naxariis leh kusoo biir channelkeyga

Последний пост
8 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
4 091
+2 за 5 дн.
Сутки
−1
−0,02%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 405
20 постов
Вовлечённость
34,3%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
11
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
138
1/48двое суток
158
1/72трое суток
170

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • لَنْ تَجِدْيْفِي النَّاسِ كَامِلًا فَابْحَثْ عَمَّنْ لَا يُؤْذِيكَ نَقْصُهُ Dadka dhexdiisa kama heli doontid qof dhamystiran sidaas darteed raadi qof aanay dhammaystir-la’aantiisu ku dhibayn

  • Khudbadii u dambaysay ee uu Nabigeyna Muxamed s.c.w ka jeediyay Banka Carafa sagaalkii (9) bisha Dul Xijah Sanadkii tobnaad (10) ee Hijriyada ayay ahayd markii uu Rasuulkeennii suubbanaa (NNKH) uu jeediyay khudbad ay mudan tahay in qof walba muslim ah dul istaago taasi oo ah dar daarankiisa ugu dambeeyey. Waxay ahayd xajkiisii ugu horeeyay uguna dambeeyay ee rasuulku soo guto. Nabigeyna Muxamed (NNKH) wuxuu cumreystay afar jeer laakin wuxuu xajiyey hal mar. Khudbada oo ku tarjuman Afsoomaali '' Dadyohow i dhegaysta, ma garanayo in sanadkaan ka dib aan mar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraaddeed si fiican u dhegaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan. Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada in aad dhabtii abuurihiinna (rabbi) la kulmi doontaan, camalladiinnana laydinka xisaabin doono, haddaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinnu, waa idinka xaaraan. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iska lahaa. Ribbo (Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faa’iidadiinna idinkaa iska leh. Qofna ha dulmin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed. Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta. Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad, ka bixi hantidaadda sakada, soo gudo waajibaadka xajka hadii aad awoodid. Bini Aadamka oo dhammi waxay ka yimaadeen Aadam iyo Xaawo, Carabtu kama sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna kama sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi kama sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina kama sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina. Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, Islaam nimadane waxay ku dhisantahay walaaltinimo. Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaa daraadeed si fiican u dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tegay laba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiinnna i dhegaysanaysaay warkayga u sii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya. Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soo degay oo ay ka mid ahayd: (الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا “Maanta ayaan idiin dhamaystiray diintiinna, waxaanan ku ebyay korkiina barwaaqadayda, Islaamka ayaanan diin ahaan idiin oggolaaday.” Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo codka kor u qaadaya wuxuu yiri ''Eebboow ka markhaati noqo in aan fariintaadii u gudbiyay dadkaaga. Maalintaan Carafa ee barakaysan darteed, la wadaag qoraalkaan asxaabtaada kale, dhammaanteenna aynu is cafino

  • Ka Fikir Intaadan Oggolanin In Fikir Kastaa Galo Maskaxdaada Haddii aadan waligaa maskaxdaada keligeed u dayn waxa ay iyadu rabto haddii aad si joogto ah ugu buuxiso qashin iyo aragtida dadka kale waxaad noqoneysaa ururin ka timid dibedda🧡

  • Kala baro kan fariinta kusodira iyo kan kaliya fariintada kaaga so jawaaba❤️

  • 16 апр.1 0222

    Xigmad ayaa oronaysa Biyo sacabbadaada ayaa looga dhergaa

  • 12 апр.1 08071

    Qofka raba inuu arko muuqaal ee dadka kale arkin waa inuu u bareeraa inuu koro buur aysan dadka kale ku dhiiran

  • 10 апр.1 0727

    Nabigeena suuban SCW wuxuu yiri Maalmihiina tan ugu fadliga badan waa maalinta Jimcaha ee dhexdeeda igu badiya saliga Haddaba ha ka bakhaylin carrabkaaga inaad ku qoydo Saliga nabigena NNKH❤️

  • 9 апр.1 0227

    Hadii aad rabto inaad ogaato qofka aad tahay ha fiirin waxa aad leedahay ee fiiri waxa aad bixiso❤️ #Share

  • 7 апр.1 01332

    Barashada jaceylka dhabta ah waxay ka bilaabataa barashada sida loo cafiyo qofka aad jeceshahay❤️

  • 5 апр.1 064101

    Qof kasta wuxuu rabaa inuu kula raaco gaariga raaxada laakiin waxaad u baahan tahay qof kula lugeeya marka uu gaarigu kaa hallaabo

  • 27 мар.1 15813

    Qofkii alle la kulankiisa rajeenaya hasameyo camal wangsan❤️

  • 23 мар.1 20912

    Asc shbyaal mashquul yara dheeraday kadib wxn idin leenahy isku soo noqod wangsan wxn rajeenaya sidii horr aan wx usoo gudbin jirnay si kawngsan inaan wx idnkugu so gudbino idinkana aad nagu taagertaan sidaad mrkii hore aad inoogu taageri jirteen Love❤️

  • 25 дек.2 01612

    Kahelistu waa adiga oo ubaxa jara oo jeebka ku rita, jacaylkuna waa adiga oo ubaxa biyo waraabiya si uu noloshiisa u sii wato. Sidaas awgeed jacaylku waxa uu dhalaa daryeel halka kahelistu danaysi tahay. https://t.me/ninhansare

  • 4 дек.1 98972

    Waxn umalenyy inan indhahaaga jacyl kahelay’ waxn xaqiiqsady inee tahy refelctionki ey bixiyeen kuwayga💔🤦🏻

  • 16 нояб.2 31371

    Liiska argagixisada ha lagu daro kuwa inta ay qof qalbigiisa galaan oo u badheedhaan ka dibna ka baxaya iyagoo aan u baahnayn markay dantooda ka gaadhaan.💔 https://t.me/ninhansare

  • 10 нояб.2 342114

    Laab-gelinta ayay wax iga weydiiyeen , anna waxan ugu hal-celiyey ; "Ma garanayo "Ma garanayo haddiyad ka qaalisan oo ay iskugu deeqaan qalbiyada midaysani , kuwa is jecel oo aan ka ahayn habsiinta laab-gelinta." https://t.me/ninhansare

  • 7 нояб.1 85011

    Aqrinta suuratul allkahfi badinta salliga nabiga scw iyo raadinta saacadul ijaabada ku jirta malinkaan fadliga badan aaan kawada faaidaysano❤️ https://t.me/ninhansare

  • 1 нояб.2 11041

    Waxaan rajaynayaa in indhaha dadka kale aysan kuu arkin sida ay indhahaygu kuu arkaan, In dhoolla-cadayntaada aysan cid kale u shidin sida ay qalbigeyga u shiddo, In codkaaga macaan uusan qof kale ku dareemin xasiloonida aan anigu ka helo. Waxaan jeclaan lahaa in adiga laguu arko sida qof caadi ah, Qof aan la dareemin quruxda gudihiisa ku qarsoon https://t.me/ninhansare

  • 31 окт.2 16771

    Waxaa tahay fiicnaanta waxwalbo xun nolasha wax walboo dhintay iyo macnaha dhabta ee jaceylka waan kuu xiisay in kabadan inta aad maleysan karto maxaa faaido ay leydahay habeenkii in aan dhafro iyadoo ruuxdaydu ku maqantahay baadi goobkaaga maqnaashiyahaagu wuxuu igu sii shidayaa dabka xiisaha aan uqabo inaan ku arko ❤️🌚 https://t.me/ninhansare

  • 30 окт.2 131101

    Waa habeen jimco Saliga nabiga scw ku qurxista habeenkiina ❤️📿