Har Janno
СтатистикаChanelkan waxa ka heli kartaa Dheeri galin Qoraalo jaceyl Sheeko jaceyl
- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 1
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 12
- 1/48двое суток
- 13
- 1/72трое суток
- 14
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
без подписи
Jiil wada qurux badan lkn wada qalbi dilan💔😭
Ogaw qof hadalkaaga bartay uma dulqaadan karo aamusnaantaada" 🥹🫶
Hadan ka fogado fikir ima Yara hadan kuso dhawes tana xanun ima Yara 🥹💔
Ma garanayo sababta lkn mar haddii an murugoodo maskaxdaydu waxay soo xasuusataa wax kasta o murugo leh oo hore u dhacay😭💔
Maxaa kaxun qofkii aad naftaada uhuraysay haddi uu kuu muujiyo inaadan qiimo u lahayn💔
Malgu jeclaaday sidaa rabty.. !!❤️
Cidna maan dhibin, balse aniga oo ilaalinaya iyaga ayan naftayda wax yeeleeyay😭💔
Koridda Da'du waa shay waajib ah Balse koritaanka maskaxdu waa ikhtiyaari💯
صلّوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم ❤️
Ciil Kuwari meyside Cawo io nasiibka Wuxu cadil Ku qoray Waad ceeshi dontaa..❤️
Aamusnanta anigo wax walbo og igama aha doqonnimo ee waa danteyda😭
Hadii loo dhiman laha fikir stress murugo saacan ma anan noladen😭💔
Side isku tihiin kalinimada iyo aamusnaanta..!!❤️
Dadka ugu badan ee qosla waa dadka ugu murugada badan💔
Wan aqbaley inaan ahay qof mar walbo qof lugu kor sugo😭
Majiro cudur dilaa ah o ka halis badan fikirka😭
Haddi aan ogaan lahaa wax walba dhamaadkooda bilowgooda ayaan ka fiirsan lahaa..💔
Qofna ha isku bahdilin si uu ku jeclado garo qiimaha naftada👌🤍
Asc Asxaabta igu xiran Waxaan idin ogeysiinayaa in berri ay tahay maalinta 9-aad ee bisha Muxarram, waxaana xigta maalinta Caashuuraa (يوم عاشوراء) oo ah maalinta 10-aad ee bisha Muxarram. Waa maalintii uu Alle SWT badbaadiyey Nabi Muuse (CS) iyo qoomkiisii, kana badbaadiyey Fircoon iyo qoomkiisi Qofkii sooma maalinta 10-aad ee Muxarram (Caashuuraa) Alle wuxu uga dhafa dambiyadi yaryara ee sannadki ka horreeyey Waxaa Sunnada ka mid ah in Caashuuraa lagu daro maalin ka hor ama maalin ka dib: ✅ 9-ka iyo 10-ka Muxarram. Ama ✅ 10-ka iyo 11-ka Muxarram. Waxaa ka sii wanaagsan in la soomo 9-ka iyo 10-ka si loo khilaafo Yuhuudda. 📅Sidaas darteed berri oo Arbaco ah iyo Khamiista aan ka faa'iidaysanno soonkan kheyrka badan. Fadlan gaarsii walaalaha kale ee aan ogeyn si aad ajar uga hesho. ✅ Ballanteennu waa inaan soomno haddii Alle na gaarsiiyo اللهم بلغنا عاشوراء وأعنا على صيامها وقيامها. 🤍