XIGMADA MAANTA
СтатистикаWaxaan ku soo gudbinaa xigmado naftaada anfacaya oo nolashaada wax badan ka badalaya, nagu soo biir mahadsanid .
- Последний пост
- 14 нояб. 2024 г.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Waa inaad samaysaa wax aanad waligaa samayn @xigmada__maanta
*~Waxaa dhici doonta mararka qaar inu qof si lama Filaan ah noloshaada usoo galo hadana si lama filaaN ah aad u waydo*🥺 *Be careful qofka ku so maraya🫵* @xigamad_maanta
*Hab,,Fikirka wanagsan Wuxuu Qayb ka Yahay Dhismaha Noloshaada Malahaaga Wanagsane Waxaa laga Yaaba Darajooyin Sare Inaad Ku Garto Wayo Kheyr Hadii Aad Malaysato Kheyr unbaad Helee ❤️✍* @xigmada__maanta
*Qalbigaagu Waa Waxa Ugu Qaalisan Aad Haysato Ee Si.Wanaagsan Udaryeel Qalbiguna wuxuu ku Xasilaa digrika alle*📿🫀 *ألا بذكر الله تطمئن القلوب*🫀😔 @xigmad__maanta
*Qiimaynta naftu maaha in la isla weynaado oo loo dhaqmo si aan anshax iyo ixtiraam midna ku jirin blse waa in la is dhul dhigo loona dhaqmo si wanaagsan oo nabadaysan noole walbana uu raali ku noqon karo ilaa kan is kibriya maahane ..*🌿😇🌴 @@xigamada_maanta
*~*Calaf Baan xishoon Mooye Maxay Naf walba soo martay Ruux Uqalma😣* @Xikmada__maanta
*_ Rajo kayeelo inaad u dhoofto mustaqbal ifaya, murugadu waxba kama bedesho xaqiiqada, laakiin dhoola cadeyntu waxay furataa xaqiiqo cusub* @xigmada_maanta
Qofkii joogteeya inuu tukado salaadda qiyamulaylka , wuxuu Eebbe siin doonaa qaddar aanay male-awaalkiisu garan karin, wuxuuna siinayaa wax ka weyn wuxuu ka rajeeyo ilaahay . 🤍 @xigmada__maanta
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧ ✯ ━━━ ✧ ━━━ ✯ ╔═════• ✯ •══════╗ 🕋 DIINI🕋 🕌 @DUCA12 ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ❤️ JACEYL ❤️ 🔴 ➠: @Erayojaceyl1 🔴 ➠: @Geeraarjacayl 🔴 ➠: @murtimaal1 🔴 ➠: @geeraaro1mm 🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL 🔴 ➠: @tixjaceyl 🔴 ➠: @cilminafsijacayl 🔴 ➠: @xaqiijiye 🔴 ➠: @halgnka 🔴 ➠: @xabsijacayl12 🔴 ➠: @SYL_MEDIA 🔴 ➠: @somalikaah 🔴 ➠: @buugmaalchanel 🔴 ➠: @suaalodiini12 🔴 ➠: @saaxiibka_Kheyrka 🔴 ➠: @DhuuxJaceyl 🔴 ➠: @dhiiriye 🔴 ➠: 🔴 ➠: ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤 ♦️➠: @Dhibanejaceyl ♦️➠: @QISOJACAYL24 ♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga ♦️➠: @Ogaansho12 ♦️➠: @JIILKAMAANTA1 ♦️➠: @dhiirigalin100 ♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska ♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR ♦️➠: @Xigmada_maanta ♦️➠: @hayaanka ♦️➠: @AQOON_AROOR ♦️➠: @hagahanolosha7 ♦️➠: @harjanno ♦️➠: @musharaxa ♦️➠: @Hiil_qaran_family ♦️➠: @Dareen_caashaq24 ♦️➠: @hoygaxikmada7 ♦️➠: @Balaashaan ♦️➠: @ErayoMacaanchannel ♦️➠: @halgnka ♦️➠: @qalbijabjaceyl ♦️➠: @Jiilka_wacyiga1 ♦️➠: @Madasha_Caruusha123 ♦️➠: @XasUus_QoR_JecEYl ♦️➠: @xikmad_channel ♦️➠: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️ 🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 📙 WAXBARASHO 📚 🔴 ➠: @Hiilsan_Academy 🔴 ➠: @Farqurxin_2024 🔴 ➠: @xisaab_barasho 🔴 ➠: @daarul_iimaan 🔴 ➠: @sahan_graphic ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━ 🥇 Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1 Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇 ◎━━━━━✯━━━━━━◎ O━━ ❶ @GEERAARJACAYL O━━ ❷ @Murtimaal1 O━━ ❸ @Erayojaceyl1 O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY ⎉_-Dhamaad-_⎉
*Bani'aadamku kuma dhalan doorasho u dhexaysa midabkiisa , caafimaadkiisa iyo nasabkiisa* *Haddi aadan abuurta xushmaynin , xushmee abuuraha (الله )*🤍 @xigmada_maanta
*Rasuulku waxa uu dhahay.:-* *{{ Aduunyadu hadii garab kaneeco qiimaheeda oo kale ay ilaahay agtiisa ku lahaan lahayd,ilaahay kabasho biyo ah gaalka kama waraabiyeen. }}* *Waa xadiis inoo soo koobaya nolshan aduunyo qiimaheeduba inta uu leegyahay iyo sida ay u liidato.* @xigmada__maanta
*Cali ibnu abii daalib baa lagu yiri " Caliyoow bal aduunyada sifey "* *Waxa uu Cali yiri " Maxaan aduunyada ku sifeeyaa bilowgeedu waa daal, dhamaadkeedana waa gaba gabo, xalaasheedana waa xisaab, xaaraanteedana waa naar "* @xigmada_maanta
كان بعض الصالحين إذا قيل له كم بين بيتك وبيت فلان ؟ قال مقدار مأة اءية أولاإك قوم عاشو مع القر اءن🩷✨ dadkii wawanagsnaa qaarkood waxay ahaayeen markii ladhoho meeqaa udhaxeesoh gurigaaga iyoh gurigah hebel wuxuu yiri boqol ayadood intah la aqriyoh qadar koodah Kuwaas waxy ahayen qoom lanool qur aank🥹💕 @xigmada_maanta
𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗿𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗲𝗲 𝗴𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮. 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗮𝗱𝗵𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗮𝗱𝗵𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 . 𝗛𝗮𝗱𝘂 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗻𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮 𝗺𝗮𝗾𝗹𝘂𝘂𝗾 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 . 𝗵𝗮𝗱𝘂 𝗶𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘄𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗳𝗮𝗷𝗶𝘆𝗮𝗮(𝙭𝙖𝙦𝙖) 𝘄𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗲𝗿𝗮 𝘄𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝗮. 𝗪𝘂𝘅𝘂𝗻𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝘂 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 💗🫀 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗻𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗶.𝗮𝗹𝗹𝗵 🥲☝️💗 @xigmada_maanta
*Hamurugoonina hana reja dhigina*💗 @xigmada_maanta
Is xasuusin ❤️🥰 Salaada Dhuxa Kordhinta kuwa doonaya aakhiro iyo meel ay ku nastaan dadka cibaadaysanaya ee safarka nolosha.” Ku dadaala salaadu duxaa @xigamda_maanta
*Waan dhimaneyna🥺⚰💔 wllhi waa dhimaneyna maalin maalmaha kamida allahasa hor istaagi doonna maxaan ugu jawaabayna jala wacala !! Markuu naweydiiyo cimrigeena iyo cilmigeena iyo hantideena waxan ku samaynay asigana nasiistay,anago caasineyno na arsaaqa, habenki wan seexana hurdo raaxo badan wan soo tosna anagoo xibnahena dhaqdhaqaqayan anagoo diidnay wxu naga reebay inan ka harno* . *ilahow gafkeena io geerideena ha kulmin🥺😢* @xigamda_maaanta
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧ ✯ ━━━ ✧ ━━━ ✯ ╔═════• ✯ •══════╗ 🕋 DIINI🕋 🕌 @DUCA12 ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ❤️ JACEYL ❤️ 🔴 ➠: @Erayojaceyl1 🔴 ➠: @Geeraarjacayl 🔴 ➠: @murtimaal1 🔴 ➠: @geeraaro1mm 🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL 🔴 ➠: @tixjaceyl 🔴 ➠: @cilminafsijacayl 🔴 ➠: @xaqiijiye 🔴 ➠: @halgnka 🔴 ➠: @xabsijacayl12 🔴 ➠: @SYL_MEDIA 🔴 ➠: @somalikaah 🔴 ➠: @buugmaalchanel 🔴 ➠: @suaalodiini12 ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤 ♦️➠: @Dhibanejaceyl ♦️➠: @QISOJACAYL24 ♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga ♦️➠: @Ogaansho12 ♦️➠: @JIILKAMAANTA1 ♦️➠: @dhiirigalin100 ♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska ♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR ♦️➠: @Xigmada_maanta ♦️➠: @hayaanka ♦️➠: @AQOON_AROOR ♦️➠: @hagahanolosha7 ♦️➠: @harjanno ♦️➠: @musharaxa ♦️➠: @Hiil_qaran_family ♦️➠: @Dareen_caashaq24 ♦️➠: @hoygaxikmada7 ♦️➠: @Balaashaan ♦️➠: @ErayoMacaanchannel ♦️➠: @halgnka ♦️➠: @qalbijabjaceyl ♦️➠: @Jiilka_wacyiga1 ♦️➠: @Madasha_Caruusha123 ♦️➠: @XasUus_QoR_JecEYl ♦️➠: @xikmad_channel ♦️➠: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️ 🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 📙 WAXBARASHO 📚 🔴 ➠: @Hiilsan_Academy 🔴 ➠: @Farqurxin_2024 🔴 ➠: @xisaab_barasho 🔴 ➠: @daarul_iimaan 🔴 ➠: @sahan_graphic ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━ 🥇 Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1 Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇 ◎━━━━━✯━━━━━━◎ O━━ ❶ @GEERAARJACAYL O━━ ❷ @Murtimaal1 O━━ ❸ @Erayojaceyl1 O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY ⎉_-Dhamaad-_⎉
*Quruxi waa diin Hadad rabto inad Qurxonato yeelo dhaqan fiican oo diin ah*😻🌷🤍 Xikmada_maanta
*-Waxaad noqon doontaa qof kasta oo aad rabto inuu noqdo maalin uun, riyadaadu way kori doontaa, waxaadna ku kori doontaa guushaada iyo go'aankaaga* ❤️. @xigmada_maanta