Emiira H. Nour
Статистика🌿سُبْحَانَكَ اللهُـمّ وَبِحَمْدِكَ ، أشهد أن لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ ، أَسْتَغْفِرُكَ وَأَتُوبُ إِلَيْكَ .✨️🤍 Soo dhawaada xabiibaatii sidaan halkaan ogu kulannay janada Allaha inoogu kulmiyo dhamanteen❣️
- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 24
- Всего постов
- 24
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 164
- 1/48двое суток
- 187
- 1/72трое суток
- 202
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
Maanta waa maalin Jimca ah sidaa darteed aanbadino salliga Nabigeena Muxamad Sallalaahu Caleyhi Wasallam. اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه https://t.me/EEmiira
Dikri💕
Challenge cibaadooyinka💗✨️ salatu layl 4:00 am✅ 1) istiqfar illa 1000✅ 2) adkaru sabaax ✅ biyo badan cab✅️ 3) suaratul yasin ✅ 4) suratul albaqra ✅ 5) salatu duxa✅ 6) adkaru masaa ✅️ 7) saliga nabiga ✅. 8) suratul waqica ✅️ 9) suratul mulki ✅ 10) xawlqalada 💬✅ 11) baqiyat salixat 💬✅ Sunnaha Rawaatib waa 12 rakcadood: 2 kahor Subax ✅ 4 kahor Duhur✅ 2 kadib Duhur✅ 2 kadib Maqrib✅ 2 kadib Cisho Beri waa jimco jadwalka halagu darsado surutu kahfi akhrinteeda iyo salliga Nabiga in la badiyo❤️ Sido kle ku darsada inaad nafihiina daryeeshaan oo nasiino qoto dheer iyo shower wax waliba u dhamystirnyihiin qaadatan✨️🫧
Inatay ku adagtahy salatul laylka Allaha u fududeeyo .qofkii tukaday unbaa macaankeeda iyo xasiloonideeda garan kara💕
Gabdho salaatu laylka ma tukataan miyaa badankiin ? Mar waliba salatul laylka way u hooseysaa codaynta ee mxaa sababy . Miyey idin ku culustahy ? Ma qaabka loo tukada baydan fahamsaneen? Ma waqtiga in la tukado la rabo baydan haleelin oo aadan kicin
без подписи
Buugaan wuxuu caawinayaa dadka jecel barashada luuqada carabiga💓
Adkaarta galabki 🫶🌼
Al baaqiyatu saalixaat💗
Waqtiga salaadda Duxa waa rubuc saac ka dib qorrax ka soo baxa ilaa rubuc saac ka hor salaadda duhur. Ma jirto tiro gaar ah oo rakcadood ah.. laakiin waxaa la tukadaa laba labo rakcadood hal mar, taas oo ah, labadii rakcadood ka bacdi ayaannu salamaqnasaynaa , waxaana bannaan in la tukado laba rakcadood oo keliya. Wax yar oo lajoogteeyo ayaa ka fiican wax badan oo la joojoojinayo
Xasuusin : adkaru sabaax akhriso
без подписи
без подписи
Daily dikr
Gabdho biyahaas ka wardoona faaidada ay jirka iyo maqaarka u leyihiin ma malysan kartaan🤎🫧
Ku bilow subaxaaga adkaar💗