Barashada Xisaabta - Hiilsan Academy
СтатистикаHooyga barashada koorsooyinka muhiimka ah . Nagu soo biir si aad u gaarto horumarka nolasha . Hiilsan Academy.
- Последний пост
- 12 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 1
- Всего постов
- 23
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 30
- 1/48двое суток
- 34
- 1/72трое суток
- 37
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Barashada aas-aaska xisaabta ✅️
🎓 HIILSAN ACADEMY Bilaash ku baro 👇👇 Ma doonaysaa inaad si fudud oo tayo leh u barato English, Carabi, Xisaab, iyo Farqurxin? Hadda waa fursaddaadii! Casharrada oo dhan waxaa lagu dhigaa Online, si aad uga barato meel kasta oo aad joogto. ⏳ Muddada waxbarashadu waa kooban, iyadoo la adeegsanayo hab casri ah oo fudud in la fahmo. 📌 Isdiiwaangelintu way socotaa! ⚠️ Tirada ardayda la qaadanayo waa xadidan tahay, sidaas darteed ha dib dhigin fursaddaada. ✅ Ku biir Hiilsan Academy 💯
World cup
Barshada Xisaabta oo lagu baranaayo hab online ah . Arday walba oo daneynaya ha la soo xiriiro: @HiilsanAcademy
🚀 AI ONLINE COURSE Adduunku wuxuu u socdaa dhanka Artificial Intelligence (AI). Ha noqon qof ka haray isbeddelka! Ku baro kooriskan xirfado casri ah oo kaa caawinaya: ✅ Prompt Engineering ✅ AI Content Creation ✅ AI Image & Video Generation ✅ AI for Education ✅ AI for Business 🎓 Waxaad heli doontaa: ✔️ Barasho online ah oo fudud ✔️ Macallimiin khibrad leh ✔️ Shahaado dhammaystir rasmi ah ✔️ Xirfad kuu diyaarinaysa mustaqbalka 💼 Xirfad maanta baro, fursad berri hel! 📲 WhatsApp: WA.ME/770704228 📘 Facebook: Hiilsan Academy 🎵 TikTok: Hiilsan Academy ▶️ YouTube: Hiilsan Academy #HiilsanAcademy #AI #ArtificialIntelligence #AIOnlineCourse #SomaliStudents #BaroAI #OnlineLearning #XirfadMaantaFursadBerri @HIILSAN_ACADEMY
Waqtigaaga ka faa'ideyso oo hadda baro aqoon kugu filan inta aad jaanis haysato . Nagala soo xiriir : Wa.me/771319389
Barashada luuqada carabiga waa fursad gaar ah oo ay helin dhamaan ardayda si aad ugu barato Mudo kooban hab online ah adoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo la soo xiriir @HiilsanAcademy ama wa.me/771319389
Kooriska Ai Online Course oo aad ku baraneyso xirfado kala duwan ayaa waxaa kuu diyaarisay @HiilsanAcademy . Kooriska ayaa waxaa lagu qaadanayaa hab online ah mudo kooban. Hadaba arday walba oo daneynaya ha la soo xiriiro : wa.me/771319389 Ama telegram @HiilsanAcademy
Haduu dhawaaqa kugu adagyahay waxa aad ku soo biiri kartaa Hiilsan Academy . Wa.me/770704228 la soo xiriir aad si fudud u barato luuqada English
Barashada Ai Online Course oo lagu baranaayo mudo kooban hab online ah . Hadaba Ai waxa uu kaa saacidi karaa waxbarashadaada, shaqadaada, iyo waxbarashadaada. Si aad u barato oo aad ugu shaqeysato nagala soo xiriir: @HiilsanAcademy
Waqtigaaga si aad kaga faaideysato online ku baro aqoon sax ah . #Hiilsan @HIILSAN_ACADEMY
Barashada luuqada carabiga mudo kooban . Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir wa.me/770704228
Waxaa wali socda isdiiwaangelinta koorisyada kala duwan ee Hiilsan Academy inta lagu guda jiro fasaxa . #Hiilsan #English #Arabic
TIRA KOOB AAN SAMEYNAY 2025 - 2026 ARDAYDA FASALKA 8AAD EE HIILSAN WAX KA FAA'IDAY Dhamaan waan u mahadcelineynaa ardayda aaminay ee doortay inay hiilsan ka faa'ideystaan. Waxaan rajeynayaa in kuwa idiinka dambeeya u sheegi doontaan halkaan si ay kaga faa'ideystaan . #Halkeed nagala socotay !
MAADOOYINKA UGU BADAN EE ARDAYDA KU ADKAA EE LAGA CAAWI Qiimeynta sanadkaan waxaa ku ogaanay in maadooyinka kor u xusan ay ahaayeen kuwa ugu adag. Adiga maadadee kugu adkeed ? #Hiilsan #fasalka8aad
Hambalyo dhamaan ardayda fasalka 8aad ee imtixaanka u soo idlaaday . Hadaan nahay bahda hiilsan waxaan Alle idiin kaga baryeynaa inuu natiijo wanaagsan oo aad ku faraxdaan idiin siiyo . #Hambalyo #Fasalka8aad
Waxaa mar kale furmaya isdiiwaangelinta kooriska Ganacsiga. Ka maaran isii oo noqo qof isku filan ✅️ Wa.me/771319389
Caruurtaada adiga ka masuul ah inaad siiso mustaqbal ifaya ama inaad dayacdo . Wa.me/771319389
Hadaad tahay arday xiiseynaya barashada luuqada carabiga waa fursadaadii cumriga ee ka faa'ideyso. Wa.me/771319389
Waxaan qabaneynaa kooris lagu baranaayo luuqada English-ka inta lagu guda jiro fasaxa . Hadaad daneyso nagala soo xiriir: wa.me/771319389