tgindex
Halbeeg Podcast

Halbeeg Podcast

Статистика

Welcome to 𝐇𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐠 𝐩𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 | Business Mentor || Personal Development | Training Skills | Awareness ||

Последний пост
30 июл.
Последнее чтение
14 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
und
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
962
0 за 1 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
245
20 постов
Вовлечённость
25,5%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
98
1/48двое суток
112
1/72трое суток
121

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • https://youtu.be/yGMtptB--RY?si=lVPZ7IM-Nsyf1pQh Daawada Wahsiga || Dopamine detox

  • Team Halbeeg podcast waxa aan halkan idin kula wadagayaa fursado muhiim ah. Harvard University oo "AI course" ka dhigtay "free". Xigasho: Jay Bisen: @JayBisen473370 Halkan ka arriso xogta 👇 🚨 Harvard just made its AI course free. No tuition. No application. Just world-class AI education. Harvard University just released 6 high-quality lectures on AI + Prompt Engineering— and anyone can access them. If you're serious about AI in 2026, start here: 🎓 Harvard University LECTURES 1. Introduction to Generative AI A step-by-step guide to how GenAI actually works. Link: lnkd.in/e9rWNjBE 2. Prompt Engineering Real tips for improving output quality from any LLM. Link: lnkd.in/e5nekvS2 3. Beyond Chatbots: System Prompts, RAG Move past surface use cases into scalable applications. Link: lnkd.in/exsX5tP7 4. Generative AI in Teaching & Learning How educators can adapt and lead with AI. Playlist: lnkd.in/erdwPRvu 5. Teaching with AI in the Classroom Frameworks for trainers and educators. Link: lnkd.in/eWXskwWG 6. The Basics of Generative AI No jargon. Just clarity. Link: lnkd.in/eSCJ62Bi BONUS 🟩 CS50x 2025 – Artificial Intelligence Lecture LLMs, neural nets, and real-world use cases Link: lnkd.in/eYg6vdCr 🟩 CS50 Extension – AI / Prompt Engineering Design prompts that think with you Link: lnkd.in/eJH4DWQR 🟩 GPT-4: How it works + how to build with it Behind the curtain on GPT-4 Video: lnkd.in/eeh7QXUM 🟩 LLMs and the End of Programming Why prompting is the new coding Video: lnkd.in/e3JbSFi7 --- 💡 REALITY CHECK ✅ Harvard-level AI knowledge is now free ✅ Prompting = career acceleration ✅ 2 lectures can put you ahead of 90% of professionals ✅ The future belongs to people who can “talk to machines” strategically Don’t just consume AI. Learn how to control it. 👇 Which lecture are you starting with? ♻️ Repost to help others learn AI 🔖 Save this (you’ll need it later)

  • https://youtu.be/N8V5WS6CSMo?si=OfBy5urKS1QA8LiF Digital Economy; sidee dhaqaale looga abuuraa Digital technology.

  • Ka Horta inta aanad falcelin samayn ogow in ay ku khusayso! 7-da hab ee aad isaga indhatirayso hadalada dadka ee aan macnaha lahayan https://youtu.be/PSI-5rsB7kg?si=TLo8ocr8SYijX27T

  • https://youtu.be/pp6Q2wyC-LU?si=LiAaZkQzOfDf9xwc Maalgashi aan khasaare lahaayn. Shan meelood maaalgasho.

  • Saddexdan caado haddii aad leedahay idam Alle waaxay sabab u noqondoonaan inaad gaadho yoolal macno leh. https://youtu.be/fPrftkp9et0?si=CQgLHrFOp900ZTSe Fadhigeenna Maanta iyo 3 qodob

  • https://youtu.be/aanTcq2oBFM?si=GrMyI6cynl86YABk Hannaanka ugu fudud ee aad ku xaqiijinkarto himilooyinkaaga || Small wins every day.

  • This workshop focuses on digital opportunity for jobs, for business, and for education. https://youtu.be/NDm1gvA2PEI?si=ZMEn9F8F9hL1uB7P

  • Halkan ayaa aad kala degikartaa maqaalkan.

  • 𝗦𝗔𝗗𝗗𝗘𝗫𝗗𝗔 𝗠𝗔𝗥𝗫𝗔𝗟𝗔𝗗𝗢𝗢𝗗 𝗘𝗘 𝗡𝗢𝗟𝗢𝗦𝗛𝗔 ‘’Koritaan, Waxbarasho, iyo Halgan’’ Nolosha bini’aadamku ma aha safar isku mid ah iyo jid toosan, balse waa geeddi-socod ka kooban marxalado kala duwan oo qofku maro inta uu nool yahay. Marxalad kastaa waxa ay leedahay astaamo u gaar ah, caqabado iyo fursado saameeya shikhsiyadda, fikirka, iyo jihada mustaqbal ee qofka. Fahamka marxaladahani waa arrin muhiim u ah cilmi-nafsiga, cilmiga bulshada iyo horumarinta shikhsiga, maadaama ay innaga caawinayso in aan si qoto-dheer u fahanno sababta dadku ugu kala duwan yihiin dabeecadda, go’aan qaadashada iyo himilooyinka nololeed.

  • Fashilku waxa uu gogol-xaadh u yahay barashada iyo isu diyaarinta guusha wayn. 👇 Dadka hanka sare leh ama ay ku wayn tahay waxa ay rabaan qaamuuskooda nolosha kuma jiro wax la yidhaahdo Fashil! Caqabad kasta oo ay la kulmaan waxa ay u aqoonsadaan fursad iyo ogaal u kordhay. Waa sax oo fashilku waxa uu ku barayaa adkaysiga iyo dhiiranaanta. Waxaana uu fashilku ku leeyahay tani maaha dariiqii saxda ahaa ee bal si kale u dhig.

  • https://youtu.be/4BegMEYLoqw?si=DnPNZhj_uf5WnDyc Daryeel-nafeed

  • https://youtu.be/jYrtMBx6RJk?si=U_1nUOzdZt7Yag0V Sidee baraha bulshadu u burburiyaan dhaqanka bulshada?

  • Sidee loo dhistaa xidhiidho waxtar leh ? Maxaa sal u ah Networkingka? Mawduucan waxa aad kaga bogaadinaysaa 3 arrimood oo aan hore lagaaga sheegin Networking ka ! https://youtu.be/1ETfeIcBYRo?si=qyzo1-6CJX0Lk_5o

  • https://youtu.be/8d8YCio-KCU?si=9Tj2yuVMhnosHmGv 5 arrimood oo lafdhabar u ah qofku in uu dhaqaaq sameeyo.

  • https://youtu.be/6arwHy6AdIo?si=KnZmZoF4lk6DPaCH 30 sanno oo shaqo la'aan ah; Nolosha qof dhallinyaro ah. Da'dee ku soo gaadhay shaqo la'aan, hal-abuur la'aan? Mawduucan waa ogaalsiin

  • https://youtu.be/NR6TCNBwL2c?si=oyB4hq-zgpFFqfBi Hal daqiiqo oo dahab ah

  • Kitaabkan yar waa mudan yahay in aad akhrido.

  • https://youtu.be/1l0q_cN-TpQ?si=ac_tYhGRl87tRvaV Spiritual productivity | Wax-soosaarka Ruuxiga ah. Xalqo ay mudan tahay in aad dhegaysato.

  • https://youtu.be/SPQ789fYZ1U?si=_tAKZvBlKFld3dGm Dariiqa Hodontinnimada Nololeed BARAKAH

Halbeeg Podcast — tgindex