tgindex
OGAAL BULSHO 🫵

OGAAL BULSHO 🫵

Статистика

"Hadii Aad Caado Ka Dhigato Inaad Ka Carooto Wax kasta Oo Ku Raali Gelin Waaya, Ogoow Abidkaa Nolosha Kuu Xasili Meeyso, YouTube ||www.youtube.com/@OGAALBULSHO

Последний пост
8 мая
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
22
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
9 066
−3 за 4 дн.
Сутки
+2
+0,02%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
3 373
22 постов
Вовлечённость
37,2%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 22
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 8 мая1 12152

    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN . PART 2 . Maxaan halkaan ka qabanayaa ? . Markaas ayuu bilaabaa inuu garwaaqsado inuu dhulka hoostiisa ku jiro , iyo in wixii uu soo maray aysan riyo aheyn ! , Haa . Markaas ayuu xaqiiqsadaa inuu dhintey . Wuxuu ku qeyliyaa codkiisii ugu sareeya , isagoo u yeeraayo ehelkiisii uu islahaa wey ku badbaadin karaan  : c/risaaq , yuusuf , cabdullaahi , qadiija , caaisha , cusmaan ,aadan!!!.  Cidna uma jawaabto , Markaas ayuu xasuustaa in ALLAAH uu yahay rajada kaliya uu ee uu hadda heysto . Wuu ooyaa , wuuna baryaa isagoo dambi dhaaf weydiisanaayo : YAA ALLAAH ! YAA ALLAAH ! YAA ALLAAH I CAFI YAA ALLAAH ! ... wuxuu ku qeyliyaa cabsi aad u weyn oo uusan weligiis dareemin inta uu noolaa . Haddii uu yahay qof wanaagsam : labo malag oo wajiyo dhalaalaya ( Dhoola cadeynaayo ) ayaa fariisinaayo si ay dajiyaan , una qabtaan adeega ugu  fiicnaa . Haddii uu yahay qof xun : labo malag ayaa u kordhiya cabsida , waxeyna u ciqaabaan sidii ay ahaayeen acmaashiisii foosha xumeyd . Allaah u dambi dhaafo aniga iyo waalidkey ( hooyo iyo aabo ) xaaskeyga caruurteyda iyo dhamaan ehelkeyga iyo asxaabteyda . Walaalaheyga islaamka ahow , halkaan labo iqtiyaar ayaa kuu furan : inaad aqriso aqoon tan yar , iska dhaafto , oo aysan waxba iska bedelin noloshaada . Inaad bog cusub furato , oo aad u soo laabato xaga ALLE , Adigoo weydiisanaayo dambi dhaaf , sameynayana acmaal suuban . YAA ALLAAH : hanaga qaadin nafta ilaa aanka gaarno heerka u sareeya diinteena , una diyaar garowno la kulankaaga . Aamiin . Aan isku soo.duceyno nafteyna iyo qoysaskeena . Xasuusin kooban : Qoraalkaan waa mid xasuusin iyo waano ah inkasta oo dareenka qabriga iyo su aalaha lala kulmaayo ay xaq diini ah yahiin . #XIGASHO MASLAH SKIllS #soo_gudbin Xafsa abdi farah 🌸 # Dhameystiran .

  • "INAALILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJI CUUN " Qofka dhintey marka hore ma garanaayo inuu dhimasho dhab ah ku jiro.Waxa uu isku arkaa inuu ku jiro riyo dhimasho ah.Wuxuu arkayaa isaga oo loo ooyayo , isaga oo la dhaqaayo , isagoo la karfanaayo , iyo isaga oo qabriga loo sii wado. Marka carmadda iyo ciida lagu rogaayo , waxa uu weli qabaa dareen ah inuu riyoonaayo .Wuu qeyliyaa , lakiin cidna ma maqasho qeyladiisa . Marka dambe , markey kala tagaan dadka oo dhami , isagana kaligiis looga tago dhulka hoostiisa , ALLAAH ayaa u soo celiya ruuxdiisa .Wuxuu furaa indhahiisa , isaga oo u maleeya inuu ka kacay " riyo xun ". Marka hore , wuxuu dareemaa farxad iyo mahadnaq isagoo u qaba in waxaas oo dhan ay ahaayeen qaraw uu ka soo kacay .Kadib waxa uu bilaawaa inuu taabtaabto jirkiisii oo ku duuban maro karfan ah . Isagoo yaaban ayuu is weydiiyaa: " Aaway shaatigeygii "? " Aaway dharkeygii kale "? Waxa uu sii wadaa "Halkee baan joogaa"? " Meyshani waa xagee" ? Maxey tahay urta ciida iyo dhiiqada meel walba taal .prt2..

  • 24 янв.1 98373

    Daalimka ugu weyn ee dad muslimiin ah hada leynaya in aad uweecato aakhiro iyo aduun midna faa'iido ka heli meysid" https://youtu.be/oK4D2KHSmvE?si=89I6j5BkcqjNq2go

  • 20 нояб.3 194107

    "Filo waxa ugu wanagsan, u diyaar garow kan ugu xun, ka faa'iidayso waxa soo socda." Ogaalbulsho

  • Tusaale Aad U Kooban!

  • "Saddexdan shay qarso: Xoolahaaga qorshayaashaaga iyo afkaartaada.🫵 Oraahyo ✍

  • Dadka ma ay doortaan mustaqbalka ( noloshoodi sida ay noqon doonto) ee waxay doortaan dhaqankooda, hadba sida uu yahay dhaqankooda maalinlaha ah ayaa go'aaminaya mustaqbalkooda.

  • "Haka baqan inaad dad lumiso,se waxaad ka cabsataa inaad naftaada lumiso adoo iskudayaya inaad qofwalba raalligeliso. Be Alone

  • “Ha ii sheegin waxay iga sheegeen, e, ii sheeg sababta ay xasillooni u dareemayeen inay wax igaga kaa ag sheegaan, haddii aadan raali ka ahayn.” Cidina Ha Aaminin

  • "Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe.👇 https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO

  • "Hala Murmin Doqonka Dadka Idiinma Kala saaraayaan Labadiina Kan Duqunka Ah,e Hitler

  • "Haddaanad si fiican u qaban karin,ugu yaraan ka dhig mid si fiican u muuqata" Oraah ✍

  • "Waxaan ku dhawnahy 100K Subscribe Nagu soo Biir Fadlan. https://youtu.be/fQ51icNvcBo?si=T-WrauDdRGLwtLr7

  • "Waan Jeclaan Lahayn In Aad Nagala Qeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan Oo Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho Waxaan cagta saarnay Wadadii 100K https://youtu.be/ngkLXaFlHb8?si=Si5d2jzN-kIXt-DL Ogaalbulsho ❤️

  • Gabar caddaan ah ayaa gaandi ku tiri: waan ku jeclahay. Wuxuu ku yiri " Anigu wax la igu jeclaado igama muuqdaan, laakiin walaalkey oo iga yar igana qurux badan ayaa gadaashaada taagan ee isaga u bandhigo". Gadaal ayey fiirisay balse qofna meesha ma taagna, iyadoo yaabban ayey markale gaandi soo eegtay. Wuxuu ku yiri; " haddaad si dhab ah ii jeceshahay maxaad gadaal u fiirisay"! Mustaf Awil Hassan ✍

  • Waxey Dhaheen Turkida, Habenka 1 aad Ee Arooska Waxaa Reerka Wiilka So Iibinayaan  Maro Cad, Si Ay U Ogadaan In Gabadhu Tahay Bigro Iyo Inkale  Waxayna U Dhibayaan Marada Cad  Wilkooda, Maradaas Cad Waxaa Loo  Dhigaayaa Gabadha, Habeen Keeda Uhoreya Ee Aroska…

  • Qisooyin Xigmad iyo Ku Cimro Qaadasho Mudan : Sheekh Mustafe https://youtu.be/Rk_4j8DWmA0?si=osulJqrxenNlzYN6

  • "Qofka carrabkiisa kusii daaya sharafta muslimiinta raacraacana ceebahooda, alle wuxu ka qabtaa carrabkiisa shahaadada markuu geeriyoonayo" ~Ibnu qayyim aljawzi Alle haka nadiifiyo carrabadeena xanta iyo isku dirka hana inaku arzaaqo runta iyo ikhlaaska.🤲 Ogaalbulsho ✍

  • "Cabdullaahi Binu Mascuud Alle haka raalli noqdee wuxuu odhan jiray; Waa inaad isticmaashaa laba daawo: Qur’aanka iyo Malabka Wuxuu odhan jiray: Malabku cudur kasta waa u dawo Qur’aankuna waxa uu dawo u yahay waxa laabta ku jira. Musannaf Ibnu Abii Shaybah

  • "Waxaan Rajeyneynaa In Aan Isbucaan 100K Subscribe Gaarno. NAGU TAAGEER 🫵👇❤️ https://youtu.be/ngkLXaFlHb8?si=Si5d2jzN-kIXt-DL