tgindex
آثــر🌴

آثــر🌴

Статистика
@Raadreebdiiniарабский

يَا رفيقَ الدّرب "‏لا تحزن على الدنيا وما فيها فكلنا ضيوف على أراضيها." الإنسان نسى إن هدفة في الدنيا هو الجنة.! ♡ الدَّال على الخَيْر كفاعله .

Последний пост
10 авг.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
2
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
арабский
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
1 514
+7 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
355
21 постов
Вовлечённость
23,4%
к подписчикам
Постов в день
0,3
всего 21
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
77
1/48двое суток
88
1/72трое суток
95

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • ● كررها دائماً ● أكرمتني فلك الحمد وسترْتني فلك الحمد ورزقتني فلك الحمد وعافيتني فلك الحمد لك الحمد حبًا وشكرًا ولك الحمد يومًا وعمرًا ولك الحمد دائمًا وأبدًا لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد إذا رضيت ولك الحمد بعد الرضا ولك الحمد على كلّ حال يا الله

  • وصية صباحية من أصلح ما بينه وبين الله، أصلح الله له ما بينه وبين الحياة. اللهم أصلح القلب، وبارك في العمر والعمل. د. عبد الكريم بكار

  • ﴿إنّ اللهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصلّون على النبيّ يا أيُّها الذين آمَنُوا صلُّوا عليهِ وسلّموا تسليما﴾ فاللهم صلِّ وسلِّم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

  • اللهم هب لنا في هذا الصباح قلبًا لا تغلبه الغفلة، وعقلًا لا يضل عن الحق، ونفسًا ترضى بقضائك، وتسعى فيما يرضيك. آمين. د. عبد الكريم بكار

  • Noqo sida ilmaha oo kale, kuna farax waxa aad hesho xitaa haddii ay yar yihiin, hana isbarbar dhigin waxa aad haysato waxa dadka kale haystaan, sababtoo ah taasi waxay kaa hor istaagaysaa inaad ku raaxaysato waxa aad haysato.

  • Ha ka murugoon wax aad weyday, maxaa yeelay haddii aad heli lahayd waxaa laga yaabaa in murugadu ka sii weynaan lahayd! Wanaaggu wuxuu ku jiraa waxa uu Ilaahay kuu doortay.

  • 4: Xiriir nabadeed si nabdoon ku dhisan lkn, geeri shabaha! Majiro wax waajibaad ah ka dhaxeeyo labada qofood ay kala gudanayaan, sidoo kale galkacayl majiro iyo daganaan, waa uun lakala aamusanyahay. 5: Xiriir ku dhisan fasahaad, adduunyadaada iyo aakhiradaada fasahaad waxaa ahayn kagama dheefaysid. " Xiriir kaste ee ku bilawdo caro ilaaheey swt xiriirkaa dhammaadkiisa/qaatimadiisa mid xun bay noqotaa aan raaligalin labada qofood ". Calaaqada rag iyo dumar meel ka wada shaqeeyo ka dhaxayn karto! Xiriirka laba nooc midkood weeye. 1: Xariir laba qofood wada xiriirayaan, waqtigiisa waa waqti go,an, makaankiisa waa makaan xadiddan, baahi baa la xariirta, marka ay baahidaa meesha ka baxdo wada xiriirkii halkaa buu ku ekaan, makaankiisuna waa xadidanyahah, kan shaqada oo kale tusaale u qaado. 2: Sidoo kale xiriir labada qofood wada xiriirayaan lkn joogta ah, wax makaan aan u xaddidnayn sida xiriirka ka dhaxeeyo labada qof is qaba waa xiriir joogta ah, baahidiisu taagantahay. Xiriirka labada qofood ajnabi ah dhaxmaraya laba qaaciddo Qur,anka inoo sheegay baa lagu dhaqmayaa... "...فَلَا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ..."، " وَقُلْنَ قَوْلًا مَّعْرُوفًا " Hadalka waa inuu noqdaa hadal aan jilicsanayn ninka qalbigiisa lagu jiro soo jiidanaya, sidoo kale hadalka waa inuu koobanyahay, baahida laga hadlaa ku koobanyahay. Hadal wanaagsan ha ahaado hadalka, wanaag iyo kheyr ah. Xiriirada jiran iyo daawooyinkooda. Xubbiga(الحب) iyo cishqiga(العشق)farqi baa u dhaxeeyo, marka aan eegno labadaan kalmad ee carabi ahaan macnahooda, xubbiga waa qofka inaad jeclaato jacaylka curfiga ah la yaqaan, lkn cishqigu waa jacayl xad dhaafa, yacni qofka in noloshaada dhan aad ku xirto danahaadi kale ka tagto, isaga aad diiradda saarto maqnaashihiisa si joogta ah uga fakarto, aadba u aragto qofka inaad isaga leedahay dana kale uusan qabsan karin. Jacaylka noocaan ah cishqiga ah dabcan waa jirro maaha jacayl ee waa jirro! Majiro qof insaan ah qof kale noloshiisa dhan u hibayn Kara isaga u go,i karo, sababtoo ah qofkaan dana kale baa ku xiriira, qofkaan waa addoon Alle swt, waa aabbe/hooyo, ama qof dhalinyara ah noloshiisa la hardamayo....iwm. sidaa darteed marka aad qof is baranaysaan wado saxiixa la yaqaan isku barta, isku sabridda iyo dhagar la,aanta waxay abuuraan xariir joogta ah guulaysta. ماهو رقمك الإجتماعي؟ Booska aad ka joogta bulshada: bulshada qof waliba meel buu ka joogaa, meesha aad ka shaqayso heerka aad ka joogto gurigaada heerka aad joogto way kala duwanyihiin, marka aad tahay prof jaamacad dhiga shaqadaada waxaad joogtaa lambar one lkn, guriga markaa joogto dadka guriga jooga la simantahay. Tusaale kale: marka la tukanayo salaadda qofka imaamka ah laguma qiimeeyo hebel jaamacad buu dhigaa iyo waa prof ee waxaa la fiirinayaa yaa Qur,aanka yaqaan?!, adigoo 40 jir ah ayaa wiil 15 jir xaafid ah ku tujinayaa, maxaa yeelay meeshaa isagaa ugu darajo sarreeyo adiga waa ka hoosaysaa. Meel baa waxa ka joogtaa darajada 1aad halka meel kalane aad ka joogto darajaad 10, heeraraka qofka uu kala joogo in uu aqbalo qofka waxay ka dhigtaa qof aqbalaa mawaaqif badan, qof wacyi leh isla socda. Alle swt makhluuqiisa waa kala fadilay..... ٱنظُرْ كَيْفَ فَضَّلْنَا بَعْضَهُمْ عَلَىٰ بَعْضٍۢ ۚ وَلَلْءَاخِرَةُ أَكْبَرُ دَرَجَٰتٍۢ وَأَكْبَرُ تَفْضِيلًا Intaa baa ku soo koobay lkn, waxaa kugula talinayaa inaad daawato, xataa haddii aad horay u daawatay mar kale daawo waxbaad ka faa,iidee waa xaqiiqo. Sidoo kale subtitle English ah buu leeyahay muuqaalka. Ku mahadsanid aqriskaaga. #Xigasho Ayuub nadaara

  • " Sidee xiriirrada u guulaystaan?, (كيف تنجح العلاقات؟) " Muuqaal podcast ah kan ugu daawashada badan, waxaa la daawaday 133 million jeer wax ka badan, wuxuu ka hadlayaa xiriirrada sida ay u guulaystaan, si faahfaahsan buu uga hadlayaa Sh Yaasir Al Xuzaymi, muuqaalku wuxuu soconayaa saddax saacadood! Saddex saacadood muuqaal ah in la daawado 133m jeer wax ka badan faa,iidadiisa waa dareemi kartaa, muuqaalkaa baa halkaan kuugu soo koobayaa inshaa allaah. Bismillaah.. " ma jiro xiriir aan dano/baahi ku dhisnayn, xataa xiriirka aad Alle swt kaala dhaxeeyo baahi buu ku dhisanyahay kama maarantid Alle swt, lkn Alle swt makhluuqiisa uma baahna ee iyaga ayaa u baahan ". " Xiriirrada marka aad samanayso laazim waa inaad wadataa seef iyo galkeeda iyo gaashaan ". Seeftaa waxaad u adeegsanaysaa qofka mudan in loo adeegsado si uusan kuugu soo xadgudbin, qofka aan mudnayn in loo adeegsado galka ayaad ka gashanaysaa! " اركان العلاقات " 1: Xiriirka aad laleedahay Ilaah: insaanku waxaa ku beeran fidra ah rumaynta Ilaah iyo baahida uu u qabo Ilaah, laakiin waa Ilaahee?!, halkaan ayaa lagu kala duwanyahay, sidaa darteed Rususha waxaa loo soo diray inay na baraan Ilaaha swt mudan in la caabudo, kaligii la caabudo. Ilaaha ay dadka qaar caabudaan wuxuu noqon karaa isla hawdooda inay caabudaan... {... أَرَأَيْتَ مَنِ اتَّخَذَ إِلَٰهَهُ هَوَاهُ ...} Xiriirka Alle swt wuxuu ku taaganyahay saddex arrin, "warkiisa inaad rumayso, waxa Rabbi Swt kuu qoray inaad ku raalli noqoto, amarkiisa inaad raacdo ". 2: Xiriirka naftaada aad laleedahay: waa inaad qadariso ixtiraamto, nabiga scw wuxuu yiri " qofka muslimka ahi yuusan dullayn naftiisa...." sidee buu dullaynaa?, yacnii inaad dusha aad saarato shay kaa wayn aadan xamili karin culayskiisa ". Dharka aad xiranayso, waxa aad aqrinayso, magacaada, naanaystaada, waxay ka tarjumayaan xiriirka naftaada. Caaqilka waa qofka lasoo baxaa jawharka! Dadku saddex qaanad bay kuugu kala jiraan, qof ku garab taagan ku kaalmaynaya( waa sayidkaaga qofkaa), qof aad adigu garab taagantahay( sayidkiisa baa tahay), qof aan kuu baahnayn (waa simantihiin qofkaas). Xiriirradu waxay ku taaganyihiin hab-dhaqan wanaagsan, kala faa,iidaysi sidaa darteed " Mar kaste oo ay xirfadahaagu bataan waa mar kaste dadka baahida ay kuu qabaan badato, waxaana siyaado inaad ka maaranto dadka. Mar kasto ay ku hayso xirfad-yari waa mar kaste ay badato baahida dadka aad u qabto, waxaana siyaado in dadku kaa maarmaan! ". Si guud xiriirradu waa 3 qayb. Nabiga scw: " Alle swt ka baq meel kaste aad joogto(Xariirka Alle swt laleedahay), xumaanta marka ay kaa dhacdo wanaag raaci, wanaagga ayaa tirtiraya xumaanta(Xariirka naftaada laleedahay), dadka kula dhaqan dabeecad wanaagsan( xiriirka dadka aad laleedahay)". Jacaylka Naftaada: Sidee ku garanaysaa inaad naftaada jeceshahay? 1: garashada xuduudkaaga iyo inaa tahay qof nuqsaani ku jirto waxay ku tusinee inaa naftaada jeceshahay, dhammaytirnaan Alle swt bay u sugnaatay. 2: Waa inaadan ka xishoon waxyaabaha caadiga ah aad leedahay, sida qaabka u muuqato, timahaaga, bidaarta aad leedahay, waxa aad haysato, waa dullinimo inaad soo xirato maro kugu dhegan adigoo is leh dadka haku qancaan soo jiido waxa aad xirantahay lkn, adiga culays ku dareemayso... 3: inaad hal waji lahaato, markii baraha bulshada la joogo inaad muujiso dabeecad wanaagsan inaad leedahay, lkn waaqaca aad tahay qof dabeecad xun dhaqan aan lahayn, tusaale: marka qoyskaaga aad dhax joogto inaad dabeecad xun tahay! Nabiga scw " dadka sharta ahi waa kuwa labada waji leh, kuwaan waji ugu imaan, kuwa kalane waji kale ugu imaan", kooxdaan waji ula tagayaa, qolada kalane waji kale ayuu ula tagayaa! Qaybaha xiriirrada: 1: Xiriir ku dhisan si nabdoon wanaagsan, in labada qofood isku xadgudbin, wixii waajibaad la isku leeyahay la guto, la isku naseexeeyo, waa xiriir wanaagsan xiriirkaa. 2: Xiriir jirran oo ku dhisan canaan, qaylo buuq, qofka uusan ilaalinayn qofka kale xuquuqdiisa. 3: Xiriir ku dhisan in qofka qofka kale ka dalbo arrin uusan awoodin, isagoo wiliba aan xuquuqdiisa siinayn, xiriir danaysi ah.

  • видео или голосовое, без подписи

  • Muddo hal sano iyo lix bilood ah, taageerayaasha Abdijaliil Show waxay si joogto ah nooga codsanayeen hal marti oo keliya, Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Intii lagu jiray muddadaas, waxaan diiwaangelinnay in ka badan 1.4 milyan oo codsi oo ku saabsan inuu marti ku noqdo barnaamijkenna. Fadlan nagala qeyb qaado suurtagelinta codsigaas maanta. Hadafkeenna waa inaan ururinno 500,000 saxiix, si aan u muujinno baahida iyo rabitaanka dhabta ah ee bulshada Soomaaliyeed. Mahadsanidiin. Saxiix ololaha :👇 https://theabdijaliilshow.com/campaigns/sheekh-mustafe-xaaji-ismaaciil

  • ●Markaad leedahay Han sare ●Hurdada waad yaraysataa ●Habeen badh tagaad kacdaa ●Rabaad hiil badan bidaa ●Hubkaaguna waa dikriga ●Ducaduna waa kuu halhays.🤎🍂

  • видео или голосовое, без подписи

  • Berri iyo Sahandanbe! Sannadka Islaamka bishiisa u horraysa ee Muxarram oo aynu ku jirno maalinta tobnaad waxay ku astaysan tahay maalin taariikh aad u wayn ku leh Sooyaalka ummada Islaamka, waa maalinta loo yaqaanno Caashuura, waa maalin Muslimiintu meel ay joogaanba laga rabo inay soomaan iyadoo loo ballan qaaday hadyad aad u qaali ah, taasoo ah in Rabbigii abuuray ka dhaafayo sannad buure ah danbigii ay galeen, sannadkii lasoo dhaafay oo dhan dambigiisii ayaa Ilaahay ku masaxayaa. Dhanka kalana waa maalin taariikh suntan ku leh maalmihii dunida soo maray oo waa maalinkii Ilaahay badbaadiyay Nabigiisii uu la hadli jiray ee Muuse Cs waana isla maalinkii uu Rabbiga wayni halaagay ee uu badda ku hafiyay Fircoon oo ahaa ninkii taariikhda aadamaha ku galay inuu sheegtay Ilaahnimo. Yuhuudda oo maalintan waynayn jirtayna waa kii Nebigu Scw yidhi “Annagaa idiinka mudan Nebi Muuse Cs” Haddaba sanadkan 1448 ee tirsiga Islaamka ayaa waxa ay maalintaasi ku beegan tahay maalinta Khamiista ee Sahandanbe 25ka- June. Waa fursad dahabi ah oo mudan in laga faaidaysto, waa maalin kaliya oo aynu soonkeeda ku helayno danbi dhaafka sannad dhan. Dhanka kale berri oo Arbaca ah waxa wanaagsan in la raaciyo oo waa maalintii sagaalood, Nebiguna Scw maalintan wuu jeclaystay in la soomo, in Yuhuud la khilaafaana waa sharci oo shareecadaa jidaysay. Ilaahay ha inna aqbalo oo ha innoo danbi dhaafo. ✍Xamse cumar kujoog

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • وعن أبي هريرة رضي الله عنه قال‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم‏:‏ ‏ "‏كلمتان خفيفتان على اللسان، ثقيلتان في الميزان، حبيبتان إلى الرحمن‏:‏ سبحان الله وبحمده، سبحان الله العظيم‏"‏ ‏(‌‏(‏متفق عليه‏)‌‏)‌‏.‏

  • اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد. من صلى على حين يصبح وحين يمسى ادركته شفاعتى يوم القيامة.

  • لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك، وله الحمد، وهو على كل شيء قدير. (يقولها مائة مرة أو عشر مرات) من قالها في اليوم مائة مرة، كانت له عدل عشر رقاب، وكتب له مائة حسنة، ومحيت عنه مائة سيئة، وكانت له حرزا من الشيطان (رواه الترمذي).

  • سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • видео или голосовое, без подписи

آثــر🌴 — tgindex