tgindex
🍁Qormooyinka nolosha🌹

🍁Qormooyinka nolosha🌹

Статистика

Akhristaha maanta waa qoraaga berito❤🌻 Noogu imow ..Bugaag ..Baraarujinta dhalinteena ..waxyaabo badan oo faaido leh Nala joog @Ibraahim_shariif

Последний пост
28 мар.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
4 451
−17 за 4 дн.
Сутки
−3
−0,07%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 200
20 постов
Вовлечённость
49,4%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Markaad barato inaad naftaada aaminto, waxaad baran doontaa sida loo noolaado." Markaad barato inaad naftaada aaminto, waxaad baran doontaa sida loo noolaado." Ibraahim Shariif Ibraahim Shariif

  • “Adiguba waxaad tahay xiddig. Ha u ogolaan cidna inay kugu abuurto dareen ah inaadan gaari karin meel sare. Dadka hareeraheenna ku nool waxay noloshu inuugu sharaxaan siyaabooyin kala duwan; qaarkood waxay inoo yihiin dhiirigelin, halka kuwo kalena ay inagu naxdin-geliyaan oo ay Isku day aan Inay niyadda inaga jabiyaan. Marka aan hiigsaneyno meel sare, dadka qaar waxay isku dayaan inay inna xusuusiyaan daciifnimadeenna, xaddidnaanteenna, iyo meelaha aan ku liidanno. Waxay kaa dhigaan qof yar, iyagoo ku tusaya inaadan wax weyn nolosha ka gaari karin. Haddii aan u ogolaanno dadkaas iyo hadalladooda taban inay nagu abuuraan shaki iyo kalsooni darro, marnaba ma xaqiijin karno riyooyinkeenna. Ha u ogolaan hadallada iyo aragtida dadka kale inay ku dareensiiyaan inaad tahay qof liita. Macno malahan inta ay la'eg tahay weynida riyadaada ama inta ay u muuqato mid adag in la gaaro; rumeey inaad awooddo. Ugu dambeyntii, kulligeen waxaynu leeyahay karti aynu ku iftiimin kareyno himilooyinkeena— kulligeen waxaynu gaari karnaa cirka sare.” #Dhiirigelin #HaQuusan #Rajo #Nolosha

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@kudhiiro?si=GyM2rF82OHy-F3p0

  • OGEYSIIS DUFCADII 11Aad Waxa maanta ardada nagu xiran iyo cid kasta jecel barashada Luqadda English Bilaaash ugu dhignay 1️⃣ maalin Kaliya ardayga 2$ ayuu isku diiwaan galin Course ilaa uu ka dhameyna wax lacag kale ka qaada malahan. Sidoo kale Ardayga cashirada waa kaso bixi doonan hadii uu jaanis macalimin diyaar ku ah kaa dhageysan doono kuna saxi 🛟Group wada sheekeysi loo sameyn dhamaan ardada sido kale dad ajaaniba heli doonta practice la sameyso ⚧ sidoo kale dhamaan books waa free 📚 ℹ️ sidoo kale waxa uu ardayga heli doona caawin joogta ah waqti walba ⏺️ Course waa full bilaaw ilaa dhamad Hadii aad dooneyso ina fursadaan ka faaideysato Nakala soo xariir WhatsApp 👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻 https://wa.me/252612857940

  • Shishe ruuuxaad u jeceshahay Sheeda mayska eegtaan

  • Maxay salaadeenu nooga reebi weyday xumaanta iyo munkarka? Markaan ka fakarno hadalka alle ee ah: "وَأَقِمِ الصَّلَاةَ ۖ إِنَّ الصَّلَاةَ تَنْهَىٰ عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ " " Oog/tuko salaada, salaadu waxay reebtaa xumaanta iyo munkarka e" Waxaa maankeenna ku wareegaya su'aalo ah; Salaadeennu ma tahay mid naga reebtay xumaanta iyo munkarka? Mise salaadeennu waa dhaqdhaqaaq jimicsi ah oo kaliya? Mise waxaan u tukanaa in salaadu tahay wax la isku waajibiyay darteed? ----- Aan ogaanno; Ujeedka(macnaha) erayga" الْفَحْشَاءِ/xumaanta" waa in si ula-kac ah loola yimaado dambi iyo macsiyo. - Alle ha inaga ilaaliyo gabood-falkaas ula kaca ah iyo macsidaba e. Haddii aan isku hubno in aanan si ula kac ah danbi u samaynin waa alle mahadii iyo galladiiye, waxaa macquula in aan ku dhacnay macsiyo. Macsiyada macnayaasheeda waxaa ka mida in ay tahay "Khilaafida amarada alle swt" aan ku celinno is xisaabinteenna oo aan hubinno ma nahay kuwo gefay oo ku dhacay macsiyo oo ma khilaafnay qaar ka mida amarada alle mise ma aanan khilaafin? Munkar macnihiisu waa "Dhammaan waxa ay caqliyada suubani ku xukumaan inuu shaygaasi yahay wax xun ama diinta ayaa xumaysay oo xukuntay xaraamnimadiisa ama inuu yahay karaahiyo" Ma jirrabnay nafaheenna oo ma hubnaa in anaan samaynin wax xun? Waxaas xun ha ahaadaan Hadal,dhaqan,tillaabo khaldan ama dhunbasho aan dhex dabbalanay xumaan iyo waxyaalaha kale ee caqligu caddaynayo xumaanimadooda. Haddaan intaa isla fahannay; aan u laabanno dhanka alle oo aan ka dalbanno cafis iyo dambi dhaaf, ileen Alle swt wuu ogayahay siraheenna iyo waxa aan nafaheenna ku qarsanno e, sidoo kale Alle swt wuu ogayahay in aanan ahayn kuwo dambiyada laga ilaaliyay oo macsuumiin ah, laakiin Alle swt waxa uu inala rabaa in aan nafaheenna ka ilaalino oon ka nadiifino wasakhda dambiyadu ku reebeen darbiyadeeda, ee ka dhigay nafaheenna bar madow oo aan wax ruux ah lahayn. Alle swt ma doonayo in aan dambiyadeenna ku adkaysano, oon cibaadadeenna ka dhigno kaliya dhaqdhaqaaqyo wax dheef iyo khayr ah aan lahayn... Ee Alle waxa uu inala doonayaa in aan xaggiisa u soo noqo ugu yaraan maalin kasta 5 jeer waqtiyada salaadaha, nafaheenna iyo qalbiyadeenana aan ka maydhno daxalkaas ay ku reebeen danbiyadu, sida biyuhu u nadiifiyaan wasakhda meesha ku dhagtay marka dhawr jeer lagu dhaqo... Aynu soo celinno oo adkaysanno xariggii aan kula xidhiidhi lahayn Alle swt si aan u noqonno kuwo si dhab ah u caabuda isaga, oo aynaan u noqon sida xoolaha ama dugaagga hamiguusu yahay helida quudkiisa, shaqadiisuna tahay raadinta qaneecadiisa. Haddii aynu gaarno xaaladdaas waxaan ogaanaynaa in salaadeennu ay si dhab ah nooga reebayso xumaanta iyo munkarka, markaas ayaannu fahmaynaa in salaadu tahay tiirka diinta, quraankuna uu ku xusay meelo badan, mana jiro dardaaran kusoo arooray quraanka hadduu jirana salaada ayaa ah shayga u horreeya ee madaxa u ah. Heerka ka fogaanshaha alle ama u dhawaanshihiisa waxay ku xidhantahay hadba inta qofka salaadiisa la aqbalay, waxaana laga eegayaa in salaada qofku ay ka reebtay xumaanta iyo munkarka. Sida abii Cabdillaahi uu ka warinayo nabigaﷺ waxa uu yiri nabiguﷺ:" Qofka jecelaysta inuu ogaado in saladiisii la aqbalay iyo in kale, ha eego salaadiisu ma ka reebtay fuxshiga(xumaanta) iyo munkarka, hadba inta salaadiisu ka reebto in la eg ayaa laga aqbalayaa salaadiisa".

  • " Inaad oydo waa raxmad! Haka khajilinina kuwa murugaysanow inaad oydaan, Dabka qalbiyadiinna ka shidan ma demin karaan webiyada dimishiq ee todobada ah laakiin waxaa demin kara... waxaan uga jeedaa waxaa yarayn kara kulaylkaas ilmada oo aad qubto. Haddii oohintu ay dhimayso raganimada; ma aanu ooyeen sayidkii ragga ee Muxammadﷺ "

  • Waan hubaa in aadan hore u ogeyn xiriirka ka dhaxeeya Nabi Aadam cs iyo nabi ciise Cs ee dhammayso akhriska Qormadan. Aynu bilowno... Nabigii u horreeyay ee soo mara adduunka iyo kan ugu dambeeya ee dhiman doona waxaa ka dhaxeeya isu ekaan mucjiso ah oo quraanka kusoo aroortay, Waxaa ka dhaxeeya macluumaad qarsoon oo aan u fiirsasho mooyee aan si fudud lagu fahmayn. Tilmaanta ka dhaxaysa nabi Aadam cs iyo nabi ciise Cs waa;- iyagu waa labo ka siman xagga abuurka oo alle ayaa abuuray aabbe la'aan. [ إِنَّ مَثَلَ عِيسَىٰ عِندَ اللَّهِ كَمَثَلِ آدَمَ ۖ خَلَقَهُ مِن تُرَابٍ ثُمَّ قَالَ لَهُ كُن فَيَكُونُ ] سورة آل عمران ٥٩ آيه [ Ciise alle agtiisa waa sida aadam oo kale, alle ayaa ka abuuray dhoobo kadibna yidhi ahow wuuna ahaaday ] Haddii aan ka baadhno quraanka waxaan ogaanaynaa in nabi Aadam cs lagu sheegay quraanka 25 jeer, Sidoo kalena nabi ciise Cs quraanka lagu sheegay 25 jeer. Markii aan baaray macnaha qarsoon ee mucjisada ah ee ka dhaxeeya labadaan nabi waxaan helay: murtida ah in kawnkani ku dul socdo manhaj degsan, jid jeexan iyo maamul alle oo qurxoon, Nolosha dhulku waxay ku bilaabatay qofkii u horreeyay ee alle ku afuufay ruuxdiisa sidaas ayayna ku bilaabatay nolosha dadku, Alle qofkaas waxa uu u doortay oo uu ka dhigay nabigii ugu horreeyay iyo kii khaliifka ka noqon lahaa dhulka... Waxayna kusoo dhammaanaysaa nolosha dhulku soo degidda nabi ciise cs uu soo dego aakhiru_samaanka wuxuuna noqonayaa nabiga ugu dambeeya ee dhinta. Nabi la abuuray aabbe la'aan, ayaa ah kan lagu bilaabay taranta dadka. Sidoo kale nabi la abuuray aabbe la'aan lagana abuuray ruux alle dhankiisa ka ahaatay ayaa ah kan lagu soo gabagabaynayo jiritaanka nolosha. - Tarjumid

  • Way fududahay inaad noloshaada fursadaha qaar ka tagto, oo aad rajayso inay wax u dhacaan sida aad rajeyneyso xitaa adigoon wax dadaal ah sameyn, laakiin halbeegga noocaas ahi ma keenayo wax Guul ah, kaliya waxay keenaysaa waayida inaad gaarto hadafyadaada!!!! Waxaad halkan joogtaa dunida adigoon ogolaan, laakiin taasi ma ahan cudur daar aad uga tagto fursad. Si aad uga faa'iidaysato nolosha aad hadda nooshahay, waa inaad maalin kasta ku dadaasha si aad u hesho Nolosha aad u qalanta inaad ku noolaato. Waxaad u abuuran tahay weynaan, si aad u noqoto qof ka ugu fiican ee aad abid noqon karto, laakiin waa inaad go'aansatid inaad bixiso waxa ay u baahan tahay 'Wakhti ayay kugu qaadanaysaa, gaarista riyooyinkaaga wadaduna waa ay adkaaneysaa, laakiin ugu dambayntii waxaa jira wax aad ku faani doonto. Oo ah inaad ka dhabeysay rabi taankaaga!!! Waxaad haysataa hal nolol oo aad ku noolaato, ku hami wax ka hooseeya weynaan. Hal fursad ayaad nolosha ku haysataa, kuna noolow nolosha aad u aad rabto inaad ku noolaato.

  • Maxay doorashada saxda ah ee erayada muhiim ugu tahay xiriirka? Ereyadu waxay abuuraan xiriir ka dhexeeya dadka. Erayadeena doorka ah ayaa qof niyad jabin kara ama kor u qaadi kara. Dadka intooda badan ma ogaadaan saameynta uu hadalkoodu ku leeyahay nolosha qofka kale. Hadalkeena, iyo dooqeena erayada ayaa dadka inaga fogeyn kara ama inoo soo dhawayn kara. Marka uu qofku isticmaalo erayo dabacsan, naxariisa, waxaynu dareenaa qiimo, halka adeegsiga erayada qalafsan ee naxariis darrada ah ay dhaawac nagu reebaan. Ka fikir erayadaada, u hadal si dabacsan, oo naxariis leh. Erayada aad qof ku tiraahdo waxay taabtaan dadka kale, hubi in aanay marnaba si uun u dhaawicin. Lawadaag saaxiibadaa Mahadsanid!!!! Qormoyinka Nolosha

  • https://t.me/THIMAARALILM

  • 18 июл. 2024 г.2 7261из Midnimofordword18

    ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Gud_Kooxda_Midnimo @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/jwIpTgCimp1iMjE0

  • 15 июл. 2024 г.2 415из Midnimofordword18

    ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🔰〰️KOOXDA MIDNIMO〰️🔰 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 @Gud_Kooxda_Midnimo ↩️ ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/WG8OgzHNmCI5NWRk

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @WADNOJACAYL

  • Ma ogtahay? Mise taqanaa in xubin kasta oo ka mida xubnaha weesadu inuu leeyahay duco la akhriyo markii la mayrayo(dhaqayo)? Hadaba waatan ee si fiican uga bogo 1: faro/calaacal dhaqashada; bilowga weesada waxaa lagu bilaabaa in faraha gacmaha iyo calaacasha ama sacabbada la dhaqo waxaana lagu ducaystaa - "اللهم احفظ يدي من معاصيك كلها" " Allow gacmahayga ka ilaali wixii aan kugu caasin lahaa oo dhan" 2: Luqluqashada; in la luqluqdo waa sunne dadka badankiisu ka tagaan, markaad luqluqanayso ku ducayso - " اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك" " Allow iigu kaalmee xuskaaga, mahadnaqaaga iyo wanaajinta cibaadadaada" 3: Sandaarsiga; sidoo kale sandaarsigu waa sunne dadka badankiisu ka tagaan, ku ducayso markaad sandaarsanayso ducadaan - "اللهم أرحني رائحة الجنة" " Allow i ursii udugga janada" 4: Wajiga ama foolka; waa xubin waajib ah ka tagidiisuna weeso ku ansaxi mayso, markaad wajiga dhaqanaysid ku ducayso - "اللهم بيض وجهي يوم تبيض وجوه وتسود وجوه " " Allow wajigayga caddee(nuuri/ifi) maalimka wajiyada qaar nuurayaan qaarna madoobaanayaan" 5: Gacanta midig; markaad dhaqayso gacanta midig ku ducayso - "اللهم اعطني بكتابي بيميني، وحاسبني حسابا يسيرا " " Allow kitaabkayga iga sii midigtayda, oo i xisaabi xisaabin fudud" 6: Gacanta bidix; - "اللهم لا تعطني بكتابي بشمالي ولا من وراء طهري " " Allow kitaabkayga ha iga siin bidixdayda hana iga siin dhabarkayga gadaashiisa" (¹) 7: Masaxidda madaxa; markaad madaxa masaxayso akhri - "اللهم احفظ بدني وشعري من النار" " Allow ka ilaali(xifdi) jirkayga iyo timahayga naarta" 8: Dhagaha; markaad dhagaha masaxayso iyagana dheh - " اللهم اجعلني من الذين يسمعون القول ويتبعون أحسنه" " Allow iga mid yeel kuwa hadalka dhagaysta ee wax maqla ee raaca kiisa wanaagsan" 9: labada lugood; labada lugood mar waa la kala qaadaa ducadooda oo midba duco u gaara ayaa la siiyaa, balse anigu hal duco oo labadooda lagu kulmiyo baan aqaan iyada ayaana idin la wadaagayaa..... - " اللهم ثبت أقدامي على الصراط، يوم تزول فيه أقدام" " Allow ku sug gommodahayga(cagta inta lagu socdo ee la dhaqo ayaa la dhahaa gommod) jidka siraad korkiisa maalinka ay ka daadanayaan gommaduhu" (¹) dhabarkayga gadaashiisa; waxaa laga yaabaa dadka qaarkii in aanay halkaan fahmin, bal aan jilciyo, Alle swt waxa uu quraanka ku leeyahay وَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ وَرَاء ظَهْرِهِ - Qofkii kitaabkiisa xisaabta laga siiyo dhabarkiisa gadaashiisa فَسَوْفَ يَدْعُو ثُبُورًا - Mar dambe ayuu u yeeran doonaa halaag. Sidee dhabarka looga siinayaa??? Shiikhaygii tafsiirka ii mariyey wuxuu ku macneeyey: tani waxay tusinaysaa ku xeeldheeraanshaha cadaabkooda iyo sida aan loogu naxariisaneen oo toos kitaabkooda gacanta bidix lagama siinine inta caloosha laga dalooliyey oo gacantooda la galiyey oo dhabarka laga saaray ayaa dhabarkooda laga siinayaa kitaabka, isku soo duuduuboo waa nooc cadaabka alle ka mid ah.

  • 11 июл. 2024 г.9181из Midnimofordword18

    ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/rDlYqu9fcehjMDc0

  • 8 июл. 2024 г.1 400из Midnimofordword18

    ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/rDlYqu9fcehjMDc0