Muse official
СтатистикаKanaalka Muse official waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka Fadlan kusoo biir : ╭══💜════════ღ❦ღ══╮ @museofficial7 ╰══ღ❦ღ════════💜══╯
- Последний пост
- 1 июл.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Muse official pinned Deleted message
🏔️ Jabalu Cayn (Jabal Aynayn) waa buur yar oo ku taalla agagaarka Buurta Uxud ee magaalada Madiina. Waxaa si gaar ah loogu xusuustaa Dagaalkii Uxud, halkaas oo Nabi Maxamed ﷺ uu dul dhigay fallaadhleyaal si ay u ilaaliyaan dhabarka Muslimiinta, balse markii qaar ka mid ahi ka dageen buurta, cadowgu fursad ayuu helay, taasoo sababtay in dagaalka jihadiisu is beddesho. Buurtan waxaa sidoo kale loo yaqaan “Buurta Fallaadhleyda.” Madina-Almunawarah ᴍᴏᴜsᴀ ᴊᴀǫᴅᴀɢᴇ
Abuu Bakar Al-Siddiiq waligii ma seegin rakcadii ugu horreysay inuu ku tukado gadaasheeda Rasuulka Ilaahay, laakiin maalin maalmaha ka mid ah ayuu dib u dhacay oo ku dhawaaday inuu seego. Si kastaba ha ahaatee, wuu la haleelay rukuucda Markuu rukuucay ayuu yidhi "الحمد لله " isla markaasna, waxyi ayaa ku soo degay Rasuulka, isagoo loo sheegaya in Ilaahay Weyne uu maqlay mahdinta Abuu Bakar Al-Siddiiq. Markaasuu Rasuulku kor u qaaday rukuucdiisii, isagoo leh... "سمِع الله لمنْ حَمِده " sayidkeennii Abuu Bakarna wuu ogaa inuu yahay kan la tilmaamay, markaasuu ku jawaabay: " رَبنا ولكَ الحَمد " Sidaas darteed waxay noqotay sunno ilaa maalinka qiyaamaha lagu dhaqmo....♡ ᴍᴏᴜsᴀ ᴊᴀǫᴅᴀɢᴇ
Habeenkii noqo mid addoon ah oo ilaahay ucibaadaysta Maalintiina noqo mid sayyid ah oo ummada hogaamiya
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑦𝑙 ♥️ part 1 Hanad Waa Wiil Madi Ah Wana Wiil Ka Dhashay Rer Hanti Badan Leh Hanad Waa Kibrani Aad Iskula Weyan Hooyada Hanad Dhashay Aya Mar Walba Jecel Inu Wiilkeedu Guursado Si U Kalinimada Uga Baxo Lkn Isaga Guur io Arimaha Ma Jecla Inu Iska Bashalo Kolba Wadan u tago Mooye Malin Isaga io Hooyadi Oo Wada Qadenaya Ayay Mama’du Ku Tidhi Hanadow Hooyo Waxan Raba Ina Manta Si Weyan Kula Hadlo Hanad Intu Si Kalgacal Leh Uso Egay Ayuu Dhahay Hooyo Ii sheeg Kadib Mama’di Ayaa Ku Tidhi Hooyo Waxan Raba Ina Caruurtaada Arko madaama Imika Qof Weyn Noqday Xata Hadday Tayda noqoto Micnaha Aan Dhinto Aniga Oo Garabkaga Ku Og Xaas io Caruur Hanad Ayaa Dhahay Hooyo Insha allh Wan Guursan Wali Wakhti Ayan Haysta Lkn Imika Guur uma Jeedo Isago Raba Inu Qanciyo Hooyadi Si Aay Guurka Dib Ugu Dhigto Lkn Mama’da Hadalkedi Ayay Ku Tagan Tahay Wayna Ku Adkaysay Arinta Isaga Oo Raali Galin Naya Hooyadi Ayuu Aqbalay Arinti Mama’da Aad Ayay u Faraxday Farxad Ayay is Kala Garan Ladahay Kadib Ayay u Raacisay Inay Gabadh Fican iyada U Dooni Doonto Hal isbuuc Kadib Hanad Aad Ayu U Warwarsan Yahay Murug io ciil Ayuu La Seexan Wayay Habenki Isago Diidaya Guurka io Gabadh Aanu Aqoon U Lahayn Siduu u Gursan Laha Mama’da Ayaa La Hadashay Islaan Aay Saxibo Ahayen Oo Magaalo Tuulo Ah Dagan Una sheegtay Bari In Aay Safar Uso Tahay Tuulada Mama’da Waxay U Baxaysa Hawsha Wiilkeda Una Dooni Rabta Gabar Dhaqan iyo Hidihi Leh Oo Wanaagsan Insha allh Bari Ayay Nuxurka Sheekadu bilami doonta la socod wacan
Waxan idila wadaagaya qiso qurux badan oo xiiso badan Adkaysi jaceyl❤️😘 Hada xiisaynaysan inaan idila wadaago love ugu codeeya🥰 Mahadsnidin azahaptayda❤️
Maxaa Xaaraan ka dhigay qalina Muuse Biixi oo xalaal ka dhigay midka Xasan Sheekh? Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga dowladda Itoobiya ayaa ogolaatay in heshiis ay bad ku helayso lasaxiixato xukuumadda Villa Somalia iyadoo ka baaqsanaysa dhaqangelinta heshiiskii ay horay ula gashay Somaliland. ilo xog ogaal ah waxay sheegayaan in heshiiskan cusub ee Turkigu uu garwadeenka ka yahay ay Itoobiya ku xaqiijin doonto guulweyn oo siyaasadeed. Taariikhda markii ugu horraysay ayay ciidankeedu saldhig badeed ka dhisanayaan biyaha soomaaliya waxayna dhisanaysaa Marin badeed. Itoobiya iyadaa qarashkeeda ku dhisanaysa dekado kadibna sida ay rabto ayay ka yeelaysaa waxaana sidaas ku xaqiiqoobayo riyadii amxaarada oo ahaa in mar uun ay gaaraan biyaha soomaaliya
Just🫡
Qof walba wuxuu rabaa inuu helo jeceyl iyo farxad joogto ah balse muhiimada ayaa ah qof walba qofka la jiro inuu yahay mid noloshaada xalkeeda ah dareemayana weynida kugu jirta inay tahay wanaagiisa ❤️❤️
🎯Mararka qaarkood, farxad awgeed, waxaad dooneysaa inaad dhunkato foodda cirka oo aad dhoola cadeynta ugu quruxda badan ka soo jiido daruurtiisa una gudubto caalamka.✈️
Xaqiiqda soomaalida iyo Gabi ahaanba qaarada Africa 🌍
Mintid noqo abaabulan iyo lagama maarmaan
ᴍᴀʟᴄᴏʟᴍ x
Yaysan ku galin kalsooni saa’id ah ama yididiilo badan goortii qof ku yiraahdo waan ku jeclahay. Su’aasha saxda ahi waa , Ilaa iyo goorma? Sababtoo ah sida xilliyada sanadka isu bed-bedelaan ayay dadkuna isu bedelaan
"Jacaylka dhabta ah waa markii faaduma ay aqrinaysay qur,aanka kadib markay soo gaartay aayada Ka hadlaysa in ilaahay raga ubaneeyay afar gabdhood ay codkeeda hoos udhigtay si uusan umaqlin Cali RC Ikn Cali intuu dhoolacadeeyay ayuu Ku yiri afarta adiga ayaa udhigma". Isjeclaada, isdaryeela, daacad isku ahaada midba midkiina kale uu xiriirka la leeyahay yuusan dhaawicin, ku danaysanin...❤️✌️
Channel photo updated
Rasuulka scw wuxuu yiri:-Ilaahay ha lacnado oo Naxariistiisa ha ka fogeeyo Qofkii Duma oo Qariya Qof Faldambiyeed soo sameeyay. Lacnadda Alle,tan Malaa’igta iyo Dadka ha ku dhacdo.
Wuxuu Yidhi Rasuulkii "Alle scw Qofkii Utaga Qof Buka Oo Aanay Ajashiisu Dhamaan Kana Dhaha Agtiisa Ducadan Todoba Goor Oo Ah "Waxan Weydiisanayaa Allaha Weyn,Rabbiga Carshiga Weyn Iska Leh Inuu Ku Shaafiyo Ama Ku Bogsiiyo"🤍ILaa ILahay Wuu Ku Caafiyaa Arinkaa Qofkii Bukay. ♡Bukaanadeena iyo Bukanada islamkaaba markad booqatid ama ka ag dhawaatid ku akhri ducadan cajiibkaa.🤗
War deg-deg ah Beri insha Allah waxa la dhamaystiri doona ramadaanka Ciidana waa habeen dambo. #museofficial
Hadduu Siddaan Yahay Xaaladda Ay ku Sugan Yihiin Xaywaanada Gaza Ku Nool🤔 Bal Ka Waran Xaaladda Ay Ku Sugnaan Karaan Bini Aadamka Magalada Ku Dhex Nool ? 😢