Xidig Agency 📱🎞
СтатистикаVideo editing 🎞 Content creator 🎥 Graphic designer 🖥️ Flim maker 🎬
- Последний пост
- 13 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 4
- Всего постов
- 24
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 38
- 1/48двое суток
- 43
- 1/72трое суток
- 46
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Shalay maanta ku ilow ❤️🇸🇴 Sida aad wax u rabto waxa ka weyn sida uu ilahey wax u rawo 🥸
We Are Omar Artan ❤️🇸🇴 dhamaanteena waan Omarteysan nahay guul ayaan ku rajenaya wllkei omar artan 🇸🇴❤️🫶
🔥 DISCOUNT 30% AH! 🔥 Xidig Agency waxay kuu keentay qiimo-dhimis gaar ah oo 30% OFF ah! 🎉 Dooro Package-ka kugu habboon: 🌟 AASAAS 🚀 KOBAC 👑 HOGGAAN Ha seegin fursaddan — tayada hel, qiimo jaban ku qaado! 📩 Nala soo xiriir maanta Xidig Agency
HUSSEIN ALI HIDIG 🎨 GRAPHIC DESIGNER 🎬 MOTION GRAPHER 🎥 VIDEO EDITOR Waxaan fikradaha u beddelaa Design, Motion & Visual Content. Creative. Professional. Impactful. 📩 Let’s Create Something Great Hussein Ali Hidig
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Maanta waxa ay shaqo qurux badan aan u qabtey shirkada GanacsiHub oo soo saarto applicationska gaar ahaan app koor app. 📌FG: Haddii aad xiisaneyso barashadda graphic desing goor dhaw waxaan bilaawi doona course aad ku fahmi doonto aas aaska graphic desing isdiiwan gelintuna goor dhaw ayey bilawan doonta i.a ee adigu diyaar ma tahay in aad barato xirfad ❤️
видео или голосовое, без подписи
Graphic Designer baad tahay laakiin macaamiil ma haysatid? 💻🚫 Ha ka welwelin! Walaalkaa Hussein Hidig ayaa kuu diyaariyay hage (PDF) kuu hagaya sidii aad u heli lahayd macaamiilkaagii ugu horreeyay ee lacag kuu dhiiba. 🚀 Maxaad samaynaysaa? 1️⃣ Bogga na soo FOLLOW gareey ✅ 2️⃣ Comment-ka ku soo qor "Clint" 👇 Aniga ayaan kuu soo diri doonaa! Ha seegin fursaddan. 🔗🔥 Link ku dhufo👉 tiktok.com/@hidig79
Isku day sadashan 😁 Me 2:1 😅
Arintan hore mala socotey 😂😂
🛑 Ardayda fasaxa ah oo dhan ha u soo baxdo! 💻✨ Ma rabtaa inaad bilahan fasaxa uga faa'iidaysato barashada xirfadaha Multimedia (Graphic Design, Video Editing, & Motion Graphics) si aad u abuurto fursado dhaqaale, laakiin garan la' meel aad ka bilowdo? Walaalkaa Hussein Hidig ayaa xalkii kuugu keenay muuqaalkan! 🚀 🛑 Halkan waa tillaabada xigta: 1️⃣ Bogga xaqiisa sii oo na soo FOLLOW gareey si aad wax walba u hesho. 2️⃣ Comment-ka ku soo qor kelmadda "MULTIMEDIA". Si toos ah ayaan fariintaada ugu soo diri doonaa PDF hage ah oo ku tusaya sida ugu fudud ee aad xirfadahan ku baran karto! 👇🔥 #HusseinHidig #SomaliArday #MultimediaSomalia #GraphicDesignSomali #VideoEditingSomali #MotionGraphics
Waan idin salamey xirfadleyda somaliyed ❤️😍
World youth skills day ✍❤️
tiktok.com/@hidig79 Tiktok waa kana ismuujiya dhalanyaro ❤️😍👍
🛑 Jooji inaad ka niyad jabto xirfaddii aad waqtiga galisay! 💻✨ Haddii aad tahay Freelancer ama Xirfadle Soomaaliyeed oo barta Graphic Design, Video Editing, ama Digital Marketing, laakiin dhib ku qaba helitaanka macaamiil joogto ah... Waxaan kuu diyaariyey muuqaal 25 daqiiqo ah oo xal rasmi ah kuu ah! 🚀 🛑 Sidee ku heli kartaa? Kaliya hoos ku soo qor kelmadda "XAL", si toos ah ayaan kuugu soo diri doonaa isku xidhka (Link-ga) muuqaalka. Ha moogaanin! 👇🔥 #SomaliFreelancers #Xirfad #GraphicDesignSomalia #VideoEditingSomalia #SomaliCreators
Day 7/30 – Afro Daari & Pizza 🍕✨ Maalinta 7-aad ee challenge-kayga 30 Maalmood, 30 Motion Graphics. Maanta waxaan soo bandhigayaa motion graphic aan u sameeyay Afro Daari & Pizza. Naqshaddan waxay diiradda saartay soo bandhigista cuntada si muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh. Ujeeddadaydu waa inaan sii horumariyo xirfadahayga motion design anigoo maalin kasta abuura mashruuc cusub. #Day7 #30DaysChallenge #AfroDaariAndPizza #MotionGraphic
Promte sida loo sameyo video maka soo diyaariya 😍😘
Jumca mubaarak dhamaantiin saaxiibayaal