tgindex
K4D4RB4 21🤩❤️

K4D4RB4 21🤩❤️

Статистика

📢 OGEYSIIS Channel-kan hadda wuxuu bilaabayaa XAYEYSIIN 🟢 Haddii aad rabto inaad gaarsiiso: ⚽ Sports content 📱 Channel/Business 🎯 Ama adeeg kale 💰 Qiimo jaban ayaa la heli karaa 📩@ibrahimowww🥶🐐

Последний пост
14 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
1
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Спорт (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
1 298
−7 за 4 дн.
Сутки
−1
−0,08%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 394
20 постов
Вовлечённость
107,4%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 21
Упоминаний
2
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
30
1/48двое суток
34
1/72трое суток
37

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Fenway Sports Group (FSG) ayaa si rasmi ah u iibisay 30% saamiga Liverpool, iyadoo heshiisku ku kacayo £1.65 bilyan, taasoo kooxda Liverpool lagu qiimeeyay qiyaastii £5.5 bilyan. Maalgashadayaasha loo yaqaan 1892 Holdings waxaa hoggaaminaya ganacsadaha British-Indian-ka ah Amit Bhatia, kaasoo noqonaya Vice-Chairman-ka Liverpool. Jeff Bezos ayaa lacagta ugu badan ku maalgeliyay heshiiskan, oo dhan £1 bilyan, halka Eduardo Saverin, oo ka mid ah aasaasayaashii Facebook uu sidoo kale qayb ka yahay kooxda maalgashadayaasha. Bezos wuxuu ahaanayaa maal-gashade aan qayb ka ahayn maamulka Liverpool. FSG ayaa weli haysanaysa saamiga ugu badan iyo maamulka kooxda, sidaas darteed wax isbeddel ah kuma imaanayo shaqada maalinlaha ah ee Liverpool ama maamulka kooxda. Sidoo kale, heshiiskani ma kordhinayo miisaaniyadda suuqa kala iibsiga. Si kastaba, heshiisku wuxuu 1892 Holdings siinayaa fursado ay mustaqbalka ku iibsan karaan kooda haddii FSG go’aansato inay iska iibiso Liverpool.

  • Hadallada garsooraha Soomaaliyeed Omar Artan ka hor inta uusan dhex-dhexaadin ciyaarta UEFA Super Cup: “Waxay ii ahayd xilli aad u adag kadib markii aan awoodi waayay inaan u safro Maraykanka si aan uga qayb galo Koobka Adduunka, laakiin waxaan aad u qadarinayaa taageeradii weynayd ee aan ka helay dadka adduunka oo dhan.” “Markii aan helay warka ah in la ii magacaabay inaan garsooro ciyaartan, waxay ahayd farxad weyn aniga iyo qoyskaygaba.” “Waxaan ku soo koray duruufo aad u adag, laakiin taasi igama hor istaagin inaan xaqiijiyo riyooyinkayga. Si adag ayaan u shaqeeyay, waana ku faanayaa halka aan maanta soo gaaray.” “Waa sharaf weyn aniga iyo garsoorka Afrika in naloo dhiibo garsooridda finalkan. Heerka garsoorku halkaas aad buu u sarreeyaa, waxaana garsoorka Afrika iyo kan Yurub ay wax badan iska baran karaan oo midba midka kale ka faa’iidaysan karaa.

  • https://t.me/Ahmett456

  • Eddit feecan kosoodhawaaw https://t.me/Ahmett456

  • 21 июл.2 02543

    SHEEG ciyartoygan ?😂😂

  • 20 июл.2 0811

    без подписи

  • 20 июл.2 0951

    без подписи

  • 20 июл.2 0201

    Golden Ball Rodrigo Best young player cubarsi Golden gloves uni Simon 🇪🇸🏆

  • 20 июл.1 9191

    Spain are the world champions 🔥🇪🇸

  • 1 Hour left ◀️

  • K4D4RB4 21🤩❤️ pinned «XULKE AYA KU GULEYSAN DONO MUNDIYALKA DUNIDA 2026»

  • 18 июл.1 8181

    без подписи

  • 15 июл.2 05231

    Argentina ayaa sameeyay mission impossible iyaga oo 7 daqiiqo kusoo gabagabeeyay Rajada England iyaga oo soo laabasho kale oo taarikhi ah sameeyay ciyaar kale oo Messi farqi sameeyay oo Argentina ka xaadiriyay Finalka Koobka aduunka, England iyaga ayaa isugu wacan guuldaradan waayo tan iyo markii ay goolka dhaloyeen way joojiyeen ciyaarista kubadda waxyna fadhiisteen Daafaca iyada oo Tuchel 6-7 Daafac ah ku ciyaarayay waqti kamkd ah Kulanka Isaga ayaana u gacan galiyay argentina Guusha waayo kubadda ayay la wareegeen oo maamusheen jaanisyo badana ka buureen ugu danbeyntiina way adkaadeen.

  • 15 июл.1 53011

    Pau Cubarsí oo 19 jir ah oo markii ugu horeysa ciyaaraaya koobka aduunka ayaa noqday ciyaaryahanka sida ugu dhaqsiyaha badan ku gaara 6 clean sheets oo World Cup ah. Cubarsí ayaa record-kaan ka jabiyay cabqarigii reer Talyaani, Paolo Maldini. 🪨👏

  • Spain ayaa iska xaadirisay finalka Koobka aduunka kadib Guul bandhig iyo awood ay kaga roonaadeen France iyava oo soo bandhigay ciyaar heer caalami ah oo ay iakaga xaadiriyeen finalka Mundialka, Spain ayaa 100% ka fiicneyd ka adkeyd kana rooneed dhigooda france iyaga oo maamushay ciyaarta gaar ahaan dhexda oo ay ku muujiueen awoodooda iyaga oo sidoo kale joojiyay qatarta France oo la waayay xidigahoodi oo sanadkii sadexaad oo xidhiidh ah Guuldaro kasoo gaadhay Spain.

  • 12 июл.2 1431

    Argentina ayaa iaka xaadirisay semi finalka Koobka aduunka kadib Guul aad u adag oo ay ka gaadheen switzerland, Ciyaartu si weyn ayay hgu adkeyd argentiina Balse casaankii Embolo kadib swiskku dib u dag weyn ayay sameeyeen iyaga oo argentina kubadda u daayay , Messi iyo saaxibadiis dadaal badan ayay sameeyeen oo u rumoobay dhamaadkii extra timeka goolka Caalamiga ah ee Alvarez kadib knta aanu Lautaro soo gabagabeyn ciyaarta.

  • 10 июл.2 1041

    Markale Merino ayaa Spain guul muhiim ah siiyay waxayna usoo baxeen Semi Final ka mana sugan karno Talaado Spain vs France!

  • Xulki ugu danbesay oo Africa kaga so haray world cupka Aya cawa laga cidhib tiray tartanka Morocco iyado baqaysa ayayba garonka so gashe 😂

  • 7 июл.2 2902

    Argentina ayaa 13 daqiiqo kusoo gabgabeysay Riyada masar iyaga oo soo laabasho waali ah ku sameysay kadib markii lagaga hormaray 2-0 ilaa daqiiqadi 79aad markii Romero kusoo celiyay ciyaarta inta kalana waa taariikh aan la ilaawi doonin Koobka Aduunka.

  • 6 июл.2 2371

    Mikel Merino ayaa soo gabgabeeyay Royada Portugal iyo Cristiano Ronaldo ee hanshada Koobka Aduunka kadib goolka uu dhaliyay waqtigii dhamaadka isaga oo spain u hogaamiyay wareega 8da, Spain guushan way istaahishay waayo iyaga ayaa dadaal badnaa oo ka gacan sareeyay dhigooda iyaga ayaa u muuqday Qaran isku day leh oo meelo badan isku day ka sameynaya Laakin Portugal si saaid ah ayay ugu daayeen Kubadda spain iyaga oo og xitaa khatarta ay leedahay Spain marka ay kubadda wataan Jaanisyada yaryar ee ay helaan si fudud ayay u luminayeen.