tgindex
مسلسل عين سحريه

مسلسل عين سحريه

Статистика

Cc + edit

Последний пост
14 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
2
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Видео
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
1 963
−13 за 3 дн.
Сутки
−11
−0,56%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 508
21 постов
Вовлечённость
76,8%
к подписчикам
Постов в день
0,3
всего 21
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
97
1/48двое суток
111
1/72трое суток
119

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 14 авг.6из k4d4rb21amp

    Fenway Sports Group (FSG) ayaa si rasmi ah u iibisay 30% saamiga Liverpool, iyadoo heshiisku ku kacayo £1.65 bilyan, taasoo kooxda Liverpool lagu qiimeeyay qiyaastii £5.5 bilyan. Maalgashadayaasha loo yaqaan 1892 Holdings waxaa hoggaaminaya ganacsadaha British-Indian-ka ah Amit Bhatia, kaasoo noqonaya Vice-Chairman-ka Liverpool. Jeff Bezos ayaa lacagta ugu badan ku maalgeliyay heshiiskan, oo dhan £1 bilyan, halka Eduardo Saverin, oo ka mid ah aasaasayaashii Facebook uu sidoo kale qayb ka yahay kooxda maalgashadayaasha. Bezos wuxuu ahaanayaa maal-gashade aan qayb ka ahayn maamulka Liverpool. FSG ayaa weli haysanaysa saamiga ugu badan iyo maamulka kooxda, sidaas darteed wax isbeddel ah kuma imaanayo shaqada maalinlaha ah ee Liverpool ama maamulka kooxda. Sidoo kale, heshiiskani ma kordhinayo miisaaniyadda suuqa kala iibsiga. Si kastaba, heshiisku wuxuu 1892 Holdings siinayaa fursado ay mustaqbalka ku iibsan karaan kooda haddii FSG go’aansato inay iska iibiso Liverpool.

  • 10 авг.2131из k4d4rb21amp

    Hadallada garsooraha Soomaaliyeed Omar Artan ka hor inta uusan dhex-dhexaadin ciyaarta UEFA Super Cup: “Waxay ii ahayd xilli aad u adag kadib markii aan awoodi waayay inaan u safro Maraykanka si aan uga qayb galo Koobka Adduunka, laakiin waxaan aad u qadarinayaa taageeradii weynayd ee aan ka helay dadka adduunka oo dhan.” “Markii aan helay warka ah in la ii magacaabay inaan garsooro ciyaartan, waxay ahayd farxad weyn aniga iyo qoyskaygaba.” “Waxaan ku soo koray duruufo aad u adag, laakiin taasi igama hor istaagin inaan xaqiijiyo riyooyinkayga. Si adag ayaan u shaqeeyay, waana ku faanayaa halka aan maanta soo gaaray.” “Waa sharaf weyn aniga iyo garsoorka Afrika in naloo dhiibo garsooridda finalkan. Heerka garsoorku halkaas aad buu u sarreeyaa, waxaana garsoorka Afrika iyo kan Yurub ay wax badan iska baran karaan oo midba midka kale ka faa’iidaysan karaa.

  • 21 июл.1 4492из k4d4rb21amp

    SHEEG ciyartoygan ?😂😂

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • 20 июл.1 4801из k4d4rb21amp

    Golden Ball Rodrigo Best young player cubarsi Golden gloves uni Simon 🇪🇸🏆

  • 20 июл.1 402из k4d4rb21amp

    Spain are the world champions 🔥🇪🇸

  • 18 июл.1 333из k4d4rb21amp

    видео или голосовое, без подписи

  • 15 июл.1 491из k4d4rb21amp

    Argentina ayaa sameeyay mission impossible iyaga oo 7 daqiiqo kusoo gabagabeeyay Rajada England iyaga oo soo laabasho kale oo taarikhi ah sameeyay ciyaar kale oo Messi farqi sameeyay oo Argentina ka xaadiriyay Finalka Koobka aduunka, England iyaga ayaa isugu wacan guuldaradan waayo tan iyo markii ay goolka dhaloyeen way joojiyeen ciyaarista kubadda waxyna fadhiisteen Daafaca iyada oo Tuchel 6-7 Daafac ah ku ciyaarayay waqti kamkd ah Kulanka Isaga ayaana u gacan galiyay argentina Guusha waayo kubadda ayay la wareegeen oo maamusheen jaanisyo badana ka buureen ugu danbeyntiina way adkaadeen.

  • 15 июл.1 331из k4d4rb21amp

    Pau Cubarsí oo 19 jir ah oo markii ugu horeysa ciyaaraaya koobka aduunka ayaa noqday ciyaaryahanka sida ugu dhaqsiyaha badan ku gaara 6 clean sheets oo World Cup ah. Cubarsí ayaa record-kaan ka jabiyay cabqarigii reer Talyaani, Paolo Maldini. 🪨👏

  • 12 июл.1 5391из k4d4rb21amp

    Argentina ayaa iaka xaadirisay semi finalka Koobka aduunka kadib Guul aad u adag oo ay ka gaadheen switzerland, Ciyaartu si weyn ayay hgu adkeyd argentiina Balse casaankii Embolo kadib swiskku dib u dag weyn ayay sameeyeen iyaga oo argentina kubadda u daayay , Messi iyo saaxibadiis dadaal badan ayay sameeyeen oo u rumoobay dhamaadkii extra timeka goolka Caalamiga ah ee Alvarez kadib knta aanu Lautaro soo gabagabeyn ciyaarta.

  • 10 июл.1 4931из k4d4rb21amp

    Markale Merino ayaa Spain guul muhiim ah siiyay waxayna usoo baxeen Semi Final ka mana sugan karno Talaado Spain vs France!

  • 7 июл.1 6101из k4d4rb21amp

    Argentina ayaa 13 daqiiqo kusoo gabgabeysay Riyada masar iyaga oo soo laabasho waali ah ku sameysay kadib markii lagaga hormaray 2-0 ilaa daqiiqadi 79aad markii Romero kusoo celiyay ciyaarta inta kalana waa taariikh aan la ilaawi doonin Koobka Aduunka.

  • 6 июл.1 5751из k4d4rb21amp

    Mikel Merino ayaa soo gabgabeeyay Royada Portugal iyo Cristiano Ronaldo ee hanshada Koobka Aduunka kadib goolka uu dhaliyay waqtigii dhamaadka isaga oo spain u hogaamiyay wareega 8da, Spain guushan way istaahishay waayo iyaga ayaa dadaal badnaa oo ka gacan sareeyay dhigooda iyaga ayaa u muuqday Qaran isku day leh oo meelo badan isku day ka sameynaya Laakin Portugal si saaid ah ayay ugu daayeen Kubadda spain iyaga oo og xitaa khatarta ay leedahay Spain marka ay kubadda wataan Jaanisyada yaryar ee ay helaan si fudud ayay u luminayeen.

  • 5 июл.1 4941из k4d4rb21amp

    🚨 klopp aya loo magacaabay macalinka cusub xulka qaranka Germany 🇩🇪 Klop is Backkkkkkk.🧢🇩🇪

  • 2 июл.1 6151из k4d4rb21amp

    Spain ayaa iska xaadirisay wareega 16ka kadib Guul fudud oo ay ka gadheen Austria qaab ciyaareed awood badan iyo quwad ka muuqatay iyaga oo Si fudud ku furfuray Daafaca low blocka ee austria kusoo talo gashay, Waa bandhigii ugu fiicnaa spain tartanka oo yimi waqti munaasib ah oo ay u muuqdaan Qaran aan laga qaadi karin kubadda kuna darsaday awood Gooldhalin.

  • 29 июн.1 9922из k4d4rb21amp

    Ht 1-0 Japan ayaa Gool kahogaaminaya Brazil qeybta Hore ciyaar adag oo lama filaan ku noqotay Brazil, Daqiiqad kasta oo socota ciyaartoyada Janp kalsoonidoodu way kordhaysay halka Brasil ay dhinmehsay oo badankoodu bilaa saameyn ahaayeen oo xitaa Ku khalkhalayeen cadaadiska Japan oo aad ugu cuslaaday. Brasil kulankan uma baahna Casemiro waayo Japan si gaar ah ayay u bartilmaamteen oo uga qudhaabsanayaan Kubadaha uu khaldo iyaga oo cadaadis Culus saaraya Halka Gumareas oo ku wareersan yahay basaaska Gaagaban ee Qaranka Japan.

  • 27 июн.1 903из k4d4rb21amp

    Asc Asxaabtayda Qaaliga ah. Muddo ayaan idinka maqnaa sababtuna waxay ahayd imtixaanka dowladda. Waxaan Alle uga baryayaa dhammaan ardaydii gashay imtixaanka inuu ka dhigo kuwo wada guulaysta 🤲📚 Ilaahay ha idinka dhigo kuwii dadaalkoodu miro dhalo, natiijo farxad lehna hela. Aamiin. ❤️

  • 19 июн.2 5051из k4d4rb21amp

    - Arsenal ayaa lugu furi doonaa 21 ka Bisha Agoosto habeen jimco ah,

  • 14 июн.2 738из k4d4rb21amp

    🚨FIFA aya xaqiijisay in Garsoore Omar Artan la siin doono musharki uu ku heli laha koobka aduunka ✅ FIFA aya go’aansatay in si dhameestiran loo siiyo Omar Artan lacagti uu ka heli ka qeeyb galka koobka aduunka inkasto uu seegay inuu ka qeeyb galo: Lacagta aya lagu qiyaasaya inee gaari doonto ilaa 100k💸💸👏