252 Digital services
СтатистикаICT MENTORSHIP 2026 Wixii faahfahin ah Wa.me/+254795795455
- Последний пост
- 13 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 9
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Экономика (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 291
- 1/48двое суток
- 333
- 1/72трое суток
- 359
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
EU-4H: waxa heysana SMT oo GU waxa ay qaaday High waxana heysana 4H-OF Sell ah waxana target ah SSL Pools+
EU-D: waxa heysana OF Sell ah waxana last day candle uu ku xeray Close below waxana kan maanta ka filena Full sell waxa target ah SSL
EU-Daily: Waxa heysana Swing High waxana target ino ah SSL pools+
4H: Waxa wali Active ah Biaskena shalay waxana target ah BSL
🧲Waxaa soo baxaya warar muhiim ah (CPI): 🔴 1. Core CPI m/m ▪︎Forecast: 0.2% ▪︎Previous: 0.0% 🔴2. Core CPI y/y ▪︎Forecast: 2.5% ▪︎Previous: 2.6% 🔴 3. CPI m/m ▪︎Forecast: 0.1% ▪︎Previous: _0.4% 🔴 3. CPI y/y ▪︎Forecast: 3.4% ▪︎Previous: 3.5% 💵 Warbixinnada maanta waxay muujinayaan in suuqu filayo inflation inuu yara qaboojiyo, taas oo taageeri karta rajada Fed-ku inuu fududeeyo siyaasadda; sidaas darteed forecast-ka laftiisa USD bias-ku waa neutral ilaa slightly bearish, laakiin actual data ayaa go'aamin doonta. 🖊252 digital services
4H: Waxa wali Active ah Biaskena shalay waxana target ah BSL
GOLD-4H: BEFROE
📊News Events 10-14 August 2026 🔥Isniin❌ 🔥Talaado❌ 🔥Arboco: CPI monthly & Yearly 3:30 pm 🔥Khamiis: ▪︎GBP waxa kaso bixi doona GDP 9:00 am ▪︎USD waxa ka jira CPI 3:30 pm 🔥Jimce❌ "Best week inshallah"
Waxaa hada si toos ah noogo socdo Weekly-outlook family 252
📊Zoom: Weekly outlook 🔥XAUUSD/GOLD 🔥EURUSD 🔥GBPUSD 🗓9/8/2026, Axad 🧭8:10 pm Habenimo 🧲Waxa fila ina so wada xadirtan wax yaabo badan ayaa looga hadli doona inshallah
Gold waxey hada kamid tahay Pairs Academy bixiso : Bias-keeda :Entry-model Join us our community 252 Wa.me/+254795795455
Deal Done📝
🔥UPDATE 📊Asc haben wanagsan family 252 waxa rajena ina cafimad qabtan 🧲Waxa jiray codsiyo badan kaso teamka Inta badan ay naga soo codsaden kaso ah in Mentorship ka la balaariyo oo Pairs ka wax lagu daro sida GOLD ✅Waxana Analyskena kuso dari doona week gan wixi ka bilowdo Gold Bias iyo Entry model dhan walba waxana rajena in Teamka ka wada faa'iidesan doonan ✅GOLD ✅EURUSD ✅GBPUSD 🖊Deal done Wa.me/+254795795455
Forex ma aha meel lagu degdego ama nasiib lagu tiirsanaado. Waa xirfad u baahan aqoon, strategy, risk management iyo mindset sax ah. Mentorship-kayga waxaan diiradda ku saarayaa inaan ku baro sida loo fahmo market structure, liquidity, bias formation iyo sida trader xirfad leh u sameeyo go'aankiisa. Haddii aad rabto inaad ka gudubto jahwareerka trading-ka oo aad barato hab nidaamsan oo aad ku horumariso xirfaddaada, kusoo biir mentorship-ka. Guusha trading-ka waxay ka bilaabataa aqoon, kadibna discipline. Wa.me/+254795795455
Ardey walba ku dhiban High Time frame ama Bias waxaan diyaar unahay in aan kacaawino sida Ardeyda family 252 ugu caawinay Video daawo Wa.me/+254795795455
🗓NEW MONTH AUGUST 📊Bishan cusub ee Maanta bilabatay AUGUST ma ahan bil aad u wanagsan marka lafiriyo trading 💻Banks ka qaarkod aya gala fasax gaaban(Vaccination), sidas darted waxa yarada liquidity ga suuqa dhex yaala ama dhaqaqa 👉🧭Waxana ka danben…
📊News Events 🗓3-7 August 2026 🔥Jimce: Waxa jira NFP iyo Unemployment Rate 3:30 pm ✅New month new week but same Goal
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
📊Congratulations you did it 👏 🔥252 family together we are together we win 🗓Best week inshallah