Coach-Rudwaan🎓
СтатистикаWelcome to the official Somali Future Traders community. Here, you’ll receive daily market analysis and free trading psychology lessons to help you grow.
- Последний пост
- 12 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 10
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Экономика (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 120
- 1/48двое суток
- 137
- 1/72трое суток
- 148
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Advance students Rejo accademy. phase one and 2 Done only 2 weeks. Balanta waa sidaan Uqaaday inaan ardayda Rejjo mindset-ahaan Dhiso Technical-ka mudo kooban ku Baro. Bishan Augost ayaa udanbay Doonta Arday aan Qabto Burco Classes offline ah.
GOLD DONE Bias-ki Maanta. All Liquidty Target waa La Qaaday.
maanta Entry Layma Qorin.🤦🏿 muhiimada ma aha inaad mar walba entry Qaadato ee muhimadu waa intee inleeg ayaad Rules-kaaga raaci karaysaa? ku dedaal sidii aanad ujabin Lahayn Rulles-kaga Hada labadan Entry ee saakaba aan sii Ogaa in BSLQ La Qaadi Dono sababta Daawasho ugu dhamaystay waa inay Noqdeen setups Low probabilty ah oon Hore ugu Qasaaray,Casharna ka Bartay. waa ino Beri insha’allah
low probabilty setup 4RR NOP ENTRY👀
Labadi Bias ee maanta Hadii kii NASDAQ ina dhafay without entr TP noqday miska gold ina dhaafi maayo👀👀
ES TP hit without entry🐒 NASDAQ/ES LQ Target done 2RR Biaskeni kowad ee NQ DONE
Trading checklist still NO TRADE amar waa Qaadasho,Rulles-na waa Raacis😀
BEfore market Open 15 minute aya aka harsan in suuqu furmo setup-kina waa isdiyariyay. waa sugayna ilaa suuqa ka furmo,Hadaa calaf ku leenahay LQ Dib loo qaadi as LQ SWEEP👀 WORST Day😓
NQ LQ TArget yadana NQ session in La qaado ayaan rejaynaya Labada tii Qurux badnaata ayaynu ENTRY ka qaadan insha'allah. LIquidty Model Bias wiigan maalin kasta halakan waxaan idinkula wadaagaya GOLD iyo NASDAQ Liquidty-yada Taregt ah intaynu Qaladno iyo inta Biaskeena waafaqda aynu isla eegno DAY ONE ISNIINS 10/08/2026 DAY 1
GOLD Liquidty BIAS NY session LQ Target-ka in la qaado ayaan rejaynaya insha'allah waa 3rr-5rr Bisil ee yaanay ku dhaafin
advance student Rejo accademy.
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
07/08/2026. Habeen Taarikhi ah. Burco waxa lagu qabtay xalay bandhiga Burao (bessines Summit) waxa lagu casuumay oo Qeyb ka ahayd Bandhiga Rejo accademy. Rejo waxa Lagu abaalmariyay (Award of the year) sababto ah hore Laguma furin somaliland accademy Online bessines Lagu Barto rejo ayaa noqotay machadki koowad ee Laga furo somaliland wan ku faraxsanahay in rejo abaalmarintan dawlada somaliland gudoonsiisay. waxaan rejaynaya inaan sanadkan inta ka hadhay rejo ka furo dhamaan gobolada somaliland inshallh sida Burco nooso dhawaysay si lamid ah in Nalooguso dhaweeyana wan rejaynaya inshallh. shahaadadan waa dhiirigalin iyo shiidal igusi dhiiri galinaya inaan siii wado dedaalka aan ku caawinayo dhalinyarta kuna Baraayo sidii ay waqtigoda uga faa’idaysan lahaayen una baran lahaayen Xirfado ay ku shaqaystaan. ilahayba mahadle. rejo accademy
GOLD IYO NASDAQ Beri waa same Bias midkamida setupskayga A+setupka ah ayaan beri ka sugaya Labada kii all rules dhamaysta ayaan ka Qaadan insha’allah. Bias hadaaba ogtahay kaloya entry-ga raadso. Falcon entry🦅👀 Liquidty Model🏆
ICT 2026 model somali anigaa ku metala😀🔥 Aal Ict Lesons waxa lagusoo koobay kaliya inaad fahanto Liquidty.
kaliya intan si dhab ah ufahan. guusha suuqa kaama hortaagna strategy-la’aan ama in Laga system wacanyay ee waxa kaa hortaagan waa inaad ka adkaan La’dahay Naftaada (Emotion) kaga Baro oo xooga saar sidii aad kaa uga adkaan Lahayd. malinka aad emotion-kaga ka adkaato waxad arki Roonta adigoo Gaaray guushi aad raadinaysay.
Today is no Trade for me Dicibline🥰