tgindex
Afoogy

Afoogy Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan. Kaliya afoogy ma ahan meel wax lagu barto ee sido kale waxa adiga u aragto faaido inu yahay wa ku diri kartaa

Последний пост
15 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
3
Всего постов
22
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
1 875
−2 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
178
22 постов
Вовлечённость
9,5%
к подписчикам
Постов в день
0,4
всего 22
Упоминаний
1
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
39
1/48двое суток
44
1/72трое суток
48

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 🎥 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟑 🎙 𝐒𝐭𝐨𝐫𝐲𝐭𝐞𝐥𝐥𝐢𝐧𝐠 oo ay soo jeedinayso Ustaad Faaiza Ugaas. Sidee sheeko wanaagsan u noqotaa mid saamayn leh? Sidee ayaad sheekada ugu adeegsan kartaa waxbarashada, ganacsiga, iyo abuurista nuxurka (content)? Ka bogo qayb ka mid ah casharkii qiimaha badnaa ee lagu soo bandhigay 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟑. 📍 La soco 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟓 Goordhow, Insha'Allah, oo lagu qaban doono 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐟𝐨𝐨𝐠𝐲 – 𝐁𝐮𝐮𝐥𝐚 𝐗𝐮𝐮𝐛𝐞𝐲

  • 🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🤲 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo guul. 🚀 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐧𝐚! AFOOGY Academy waxay kuu diyaarisay fursado waxbarasho oo Online iyo Offline ah, si aad ugu doorato habka waxbarasho ee adiga kugu habboon. 💻 𝐎𝐍𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄𝐒 Waxaad meel kasta oo aad joogto kaga baran kartaa xirfadaha casriga ah, adigoo helaya casharro iyo agab waxbarasho oo kuu sahlaya inaad si joogto ah u barato. 🏫 𝐎𝐅𝐅𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄𝐒 Waxaad si toos ah uga qayb geli kartaa casharrada iyo practical-ka Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay, adigoo la socda macallinka iyo ardayda kale. 🎯 Ha sugin fursadda — samee fursaddaada. Dooro Online ama Offline, baro xirfad, kuna maalgashi mustaqbalkaaga. 📍 Offline: AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 Nala Soo Xiriir: +252 619898954 Afoogy - Waxbarsho Xad La'aan Ah

  • 🎨 𝐀𝐚𝐬𝐢𝐲𝐚 – 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘! 🚀 𝐀𝐚𝐬𝐢𝐲𝐚 waxay safar uga soo gashay 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐞𝐥𝐢𝐰𝐚𝐚, iyadoo u timid inay ka faa’iidaysato fursadda waxbarasho ee 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 – 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 ee AFOOGY Academy. 💪 Go’aankeeda wuxuu muujinayaa in marka aad leedahay 𝐡𝐢𝐦𝐢𝐥𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐫𝐚𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨, 𝐦𝐚𝐬𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐮 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐧. Waxay hadda ku biirtay ardayda dhisanaysa aqoon iyo xirfad cusub, iyadoo baranaysa 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 iyo farsamooyinka naqshadaynta casriga ah. 🚀 Adiguna maxaad u diyaar tahay inaad u safarto mustaqbalkaaga? 📚 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 +252 619898954 ✨ AFOOGY – Waxbarasho Xad La'aan Ah

  • 🚀 Ma rabtaa inaad barato Computer-ka laga bilaabo aasaaska ilaa xirfadaha Microsoft Office? 📢 Isdiiwaangelinta koorsooyinkeena way furan tahay! 🎨 Graphic Design 🤖 AI for Education 🎬 Video Editing & Camera Operations 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation for Businesses 💻 Computer Basics & Microsoft Office 🌐 Programming (Python) 🇬🇧 English & Arabic Language 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 +252 61 989 8954 ✨ Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.

  • Dhab ahaantii.............

  • 🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🤲 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo guul. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana inoo barakeeyo maalinteenna. 💡 Fasaxaaga ha ku lumin waqti aan faa'iido lahayn. Ka dhig fursad aad ku barato xirfad cusub oo beddeli karta mustaqbalkaaga. 🚀 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 61 9898954 ✨ Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal. Guushaadu waxay ka bilaabataa hal go'aan oo aad maanta qaadato. AFOOGY – Build Your Career (ABC).

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • 💬 𝟓 𝐇𝐚𝐛 𝐨𝐨 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐑𝐚𝐚𝐥𝐥𝐢-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 (𝐀𝐩𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲) 🇬🇧 Barashada Ingiriisigu ma aha oo keliya naxwaha iyo ereyada, balse sidoo kale waa sida saxda ah ee aad ula xiriirto dadka xaaladaha kala duwan. Qoraalkan waxaad ku baran doontaa 𝟓 𝐡𝐚𝐛 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐛𝐢𝐢𝐜𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐣𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐟 𝐤𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐚𝐚𝐡𝐝𝐨 "𝐒𝐨𝐫𝐫𝐲", si aad u hadasho si kalsooni leh oo xirfad leh. 📚 Ma doonaysaa inaad si fiican u barato Ingiriisiga? 🚀 Diiwaangelinta fasalka cusub ee Diploma English Language ayaa si rasmi ah u socota bisha Safar/ August. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 61 9898954 ⏳ Ha seegin fursaddan! Bilow barashada Ingiriisiga bishan August. ✨ AFOOGY .

  • 🎨 𝐅𝐚𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 💬 Farxaddeennu waa marka aan aragno ardaydeennu inay ku qanacsan yihiin waxbarashada ay helayaan, ayna nala wadaagaan dareenkooda iyo horumarkooda. Waxaan idinla wadaagaynaa 𝐟𝐚𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ee habka online-ka madasheena wax ugu barta, kuwaas oo ka warramaya khibraddooda, habka waxbarashada, iyo aqoonta ay ka kororsadeen casharrada. 🚀 Adiguna haddii aad rabto inaad barato 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧, ha seegin fursadda. 📢 Diiwaangelinta Dufcadda Labaad wali way furan tahay ee offlineka wax ku baranaya. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 61 9898954 ✨ AFOOGY .

  • 🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo camalka suuban, hana inoo barakeeyo maalinteenna. 🤲 🚀 Fasallo Cusub Ayaa Isbuucan Ka Bilaabanaya AFOOGY Academy! Ka faa'iidayso fursaddan oo bilow safarkaaga xirfadeed. 🎯 Labadan koorso waxay qayb ka yihiin Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫), oo loogu talagalay ardayda doonaysa inay fasaxooda uga faa'iidaystaan barashada xirfado casri ah. 🎁 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐰𝐞𝐥𝐢 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐧𝐚𝐲: ✅ Ardayda Dugsiga Dhexe & Sare – 20% ✅ Ardayda kale – 10% 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 619898954 ⏳ Kuraastu waa xaddidan yihiin. Isdiiwaangeli maanta oo ka mid noqo fasallada cusub! ✨ AFOOGY 📚

  • 🚨 𝐋𝐚𝐛𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞 𝐊𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲! 🚀 Ma doonaysaa inaad barato xirfad casri ah oo kuu horseedi karta shaqo ama ganacsi? Hadda waa fursaddaadii! 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 ::🎨 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 📅 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚: Axad & Arbaco 🕑 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 2:00 PM 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝:: 💻 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐬 & 𝐌𝐢𝐜𝐫𝐨𝐬𝐨𝐟𝐭 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 📅 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚: Sabti & Talaado 🕑 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 2:00 PM 🎓 Labadan koorso waxay qayb ka yihiin Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫) ee loogu talagalay ardayda ka faa'iidaysanaysa fasaxa, si ay waqtigooda ugu beddelaan aqoon iyo xirfad waarta. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚: +252 61989 8954 ⏳ Kuraastu waa xaddidan yihiin. Xaqiiji kursigaaga maanta! ✨ AFOOGY –

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи