- Последний пост
- 15 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 2
- Всего постов
- 22
- Тип
- открытый
- Язык
- und
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 127
- 1/48двое суток
- 145
- 1/72трое суток
- 156
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Wuu naci jiray Amiirul Mu'aminiin Cumar bin Khadhaab qof sidaan cml ah........
Waa maxay xirfad? sideene lagu kasbadaa?
x🎥 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 & 𝐂𝐚𝐦𝐞𝐫𝐚 𝐎𝐩𝐞𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚! 🎬 🚨 Ma doonaysaa inaad barato xirfad casri ah Fasaxaani? 📅 Koorsada 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 & 𝐂𝐚𝐦𝐞𝐫𝐚 𝐎𝐩𝐞𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 waxay si rasmi ah u bilaabanaysaa: 🗓 𝐒𝐚𝐛𝐭𝐢, 𝟏𝟏 𝐉𝐮𝐥𝐲 ⏳ 𝐌𝐮𝐝𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚: 2 Bilood 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay ⚠️ Kuraas xaddidan ayaa haray! Ha seegin fursaddan. Isdiiwaangeli maanta si aad u xaqiijisato kursigaaga. ✨ Baro xirfad, dhis mustaqbal. Bilow safarkaaga xirfadeed AFOOGY. 📞 Isdiiwaangelintu way furan tahay. +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒
4 ll Is dultaagid Aayad Hanuunku ma aha caqli, xoog ama hanti la helo; waa nimco uu Alle siiyo qofkii daacad u raadiya. Sidaa darteed, Muslimku waa inuu mar walba Alle ka baryaa hanuunka, kuna dadaalaa adeeciddiisa si uu ugu sugnaado jidka toosan. Khasaaraha ugu weynna ma aha inuu qofku waayo maal ama mansab adduunyo, ee waa inuu waayo hanuunka Alle, taasoo keenta inuu naftiisa iyo ehelkiisaba ku waayo Maalinta Qiyaame. Alle wuxuu yiri: “Ogaada, taasina waa khasaaraha cad ee muuqda.” Haddaba, guusha dhabta ahi waa ku sugnaanshaha diinta Alle iyo ku dhammaysashada aduunkaani iimaan iyo camal suuban.
Jiif horumar kuma gaaraysid.
Su'ashaan ayaan is waydiyaa adi ma aqaano hada is waydiisid?
3 || Is dultaagid Aayad Qofkii si dhab ah Alle ugu tawakkula, qalbigiisu wuu degganaadaa, mana ka baqo jin iyo insi midna, waayo wuxuu ogyahay in dhammaan makhluuqaadku ay ku jiraan gacanta Alle. Wax dhibaato ahna ma gaari karto qofka ilaa waxa Alle u qaddaray mooyee. Sidaa darteed, tawakkulku wuxuu qofka siiyaa geesinimo, kalsooni iyo xasillooni, isagoo rumaysan in Alle yahay Ilaaliyaha ugu weyn.
Sidee ugu faa'idaysana waqtiga firaaqada?
Dhab ahaan, midka ku neceb Nabi Muxammad ﷺ iyo hanuunka uu la yimid, isaga ayaa ah kan dabar go’ay, wax khayr ahna aan lahayn. 🤍📖
💡 Xirfaddu waa hantida ugu wanaagsan ee uu qof lahaan karo. Lacag waa dhammaan kartaa, hanti waa lumin kartaa, balse xirfaddu waa aqoon iyo awood qofka la socota meel kasta oo uu joogo. ✨ Xirfaddu waa hanti aan la lumin karin.
Marka bulshadu ilaaliso xuduudaha Shareecada islaamka dejisay, fitnadu way yaraataa, akhlaaqduna way kobocdaa, fasahaadkane wuu yaraadaa, dhalinyaraduna waxay ka fogaadaan waddooyinka u horseeda faaxishada iyo xadgudubka.
Channel photo updated
🎉 𝐗𝐀𝐑𝐔𝐍 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐀𝐘𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐔𝐑𝐍𝐀𝐘! 🎉 Waxaan si farxad leh ugu bishaaraynaynaa dhammaan bulshada in AFOOGY ay furtay xarun cusub oo casri ah oo ku taalla Buul Xubay – Macruuf, isla markaana ay bilaabayaan koorsooyin cusub oo xirfado muhiim ah lagu baranayo. 📅 Isbuuca dambe waxaa si rasmi ah u bilaabanaya: 🎨 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 #𝟏: Graphic Design ⏰ Casir kadib 🎬 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 #𝟐: Video Editing ⏰ Magrib kadib Koorsooyinkani waxay ku habboon yihiin qof kasta oo doonaya inuu barto xirfad casri ah, kobciyo hal-abuurkiisa, isla markaana helo fursado shaqo iyo ganacsi. 📍 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛: Buul Xubay – Macruuf ✅ Tababar tayo leh ✅ Macallimiin khibrad leh ✅ Agab waxbarasho oo dhammaystiran ✅ Jawi waxbarasho oo dhiirrigelin leh ☎️ 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐢: +252619898954 ⚡ Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangelintu way socotaa, tirada ardayduna waa xaddidan tahay.
😂🐐 “Selfie-ga ugu dambeeya… ka hor inta aysan noqon qado!” 📸🍖😭 🎉✨ 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤 dhammaan! Waxaa idiin rajaynaa farxad, caafimaad iyo ciid barwaaqo leh. 🐐🌙
Docada 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨
🌙 𝐁𝐞𝐫𝐢𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨… Waa maalinta ugu kheyrka badan maalmaha sanadka. 🤍 ✅ Maalin dambiyada la dhaafo, ✅ ducada la aqbalo, ✅ iyo addoomaha laga xoreeyo naarta. Rasuulka ﷺ wuxuu yiri: “Ma jiro maalin Ilaahay addoomo badan uga xoreeyo naarta sida Maalinta Carafo.” (Waxaa wariyay Muslim) Ha dayicin saacadahaan barakeysan: 📖 Qur’aanka akhri 🤲 Ducada badi ☝️ Takbiirta iyo tahliisha badi 💝 Sadaqee 🕌 Salaadda ilaali ❤️ Towbad keen daacad ah Qofka aan xajka joogin, Soonka Carafo waxaa loogu dhaafa dambiyada laba sano: ✔️ Sanadkii tagay ✔️ Iyo sanadkaan socda Berito ka faa’iidaysta ducada hana iloobina. 🤲 اللهم بلغنا يوم عرفة واعتق رقابنا من النار 🤍 Faafi kheyrka si dad kale uga faa’iidaystaan. 🌸
https://www.youtube.com/watch?v=6XU5MlNRGXo
без подписи
без подписи
без подписи