Daren_jacel_💔_❤️_💯
Статистикаᴡᴀxᴀ ᴋᴀ ʜᴇʟᴀʏsᴀᴀʜ 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑱𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍🌹 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑴𝒖𝒓𝒖𝒈𝒐.😢 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑸𝒂𝒍𝒃𝒊 𝒋𝒂𝒃💔 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑫𝒉𝒊𝒓𝒂𝒈𝒂𝒍𝒊𝘯✊ 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝒙𝒊𝒈𝒎𝒂𝒅 𝒍𝒆𝒉📚 Nagu soobiir oo kamid noqo saaxibada nagu xiran
- Последний пост
- 5 мая 2025 г.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
“The journey of a thousand miles begins with a single step.”✨💯 “Safar kun mayl ah wuxuu ka bilaabmaa hal tallaabo."✨💯 "رحلة الألف ميل تبدأ بخطوة واحدة."✨💯 #BY || XIKMAD QORANE ✍🏼📜
70 Years Together ❤️ 70 sano kadib❤️🙈 balanta qurux badnaa
Eid Mubarak Dhamaan Umada Muslimiinta Iyo Asxaabta Halkaan Kuxiranba❤️
Ramadan karim
Subax wanaagsan! Xusuusnow, qorraxdu markay soo baxdo, fursad cusub ayey kuu siddaa—fursad aad ku hagaajiso naftaada, aad u barato wax cusub, una dhisto mustaqbalkaaga. Ha ka welwelin wixii shalay dhacay! Berri weli ma imaan. Laakiin maanta waa fursad aad wax ku hagaajin karto. Qof kasta wuu hurdoodaa, laakiin kaliya kuwa himilada leh ayaa riyahooda dhab ka dhiga markay soo toosaan. Noloshu waa sida geed, haddii aad rabto inuu midho fiican yeesho, maanta waa inaad waraabiso, daryeesho, oo sugto waqtigiisa. Sidaa darteed, maanta ku bilow niyad wanaagsan, adkeysi, iyo niyad sare! Wax walba oo aad ku dadaasho, midho wanaagsan ayey kuu dhali doonaan. ✨️😑🖤🤓📚⏰️💯
Hadii uu Furo Waa Xabsi Hadii uu dilo Waa toog. Hadii uu Ka ooysiiyo Waa karbaash. Hadii uu Xitaa Kasoo Daaho Waa Culeys. Qosol Meesha Mayaalo Su”aallah Caadi Ayuu Uga Jawaabayaa Walaalkeen Hadii uu ku dhaco arintaas”😄😭💀
Laandheerenimadu ma ahan dhaqaale ee waa u dhalasho. Xikmad baan u dhiman doonaa😂
Aabahay ayaa igu dhahay caruurta aad la socotid ka har ma oga miyaa in aan hogaamiyahooda ahay😂 𝚖𝚘𝚠𝚍𝚞𝚞𝚌𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚞 𝚍𝚑𝚊𝚡𝚓𝚒𝚛𝚘 𝚛𝚊𝚊𝚡𝚘 𝚖𝚊𝚍𝚊𝚛𝚎𝚎𝚖𝚘😂
Naag xoog lagu keenay ifur ka filo, Dhuuso xoog lagu keenay xaar ka filo 😂😂😂
Kadib marki aan ku fashilmay 100 sawir aan horay isaga qaaday waxaan ogaaday in aan ka qurxanahay meel aysan weli kaamirada qaban😂😂
Afrika markaad joogto uma baahnid inaad saacada ganbaleel ku xirato si ay kuu toosiso, mushkiladahaaga ayaa ku kicinayaba..😂😂
Waligaa safka huro intaa fadhisatay xafladah malagu dhahay mehsna walafadhiyah gadal aad😭😂 Lacag qaado isheeg mashay xafladaan ka dhacday😳😂 Common soon 800 i.a☺️👍
Markaad daacad ii noqotay baan Aniguna dadkii kaaga go'ay💑❤️ Galab wngsan😘
Nin moog ha i caasiyee Cishqiga kama baanta oo Cilaaj buulada kuyaal 🛌 Ayaan dhex calaacalaa Intaa kuma ceeymadoo Cilmiga oowlada qortaa Tuf iyo cashar ii dhigtoo Sidii cilmi baan gabyaa Ayaamaha ciidahana Barbaar wada ciil qabtoo Qaraamka ku ceeshta baan Caweeysada kala qoslaa 👋
🫧Waa qiso aduun kuye 🌎 🫧Qofba heer ka jooga 🧐 🫧Hadaan qalinka kuu dhiipo 🖊 🫧Kugu dhoho baal ii qeex 📝 🫧Qalbigaga waxa dagan 💭 🫧Maxaad ii qori lahayd ✍📑📌
مفتــاحُ النجــاح هــو التــركيز على الأهــداف و ليــس على العقبات . Furaha guusha waa inaad diirada saarto yoolalka, maaha inaad diirada saarto caqabadaha.
Waxaad tahay qof ilahey Qaayo-joog iyo qurux u Dhameystiray waxaa Qalbigeyga kaaga yagleelay qasri adi ku gaar ah.💝❤️
Waa ii farxad ina ku arkoWaayo inbadan baan kuTaabayaan in aan arkoDhoolacadeyntaada qurux badan. ❤️💝
Trust is not easy. When someone trusts you, do not let him down الثقة ليست سهلة فعندما يثق بك شخص إياك ان تخذله Kalsoonidu ma fududa, marka qof ku aamino, ha niyad jabin
0S𝒆𝒍𝒇 𝒕𝒓𝒖𝒔𝒕 𝒊𝒔 𝒕𝒉𝒆 𝒇𝒊𝒓𝒔𝒕 𝒔𝒆𝒄𝒓𝒆𝒕 𝒐𝒇 𝒔𝒖𝒄𝒄𝒆𝒔𝒔. الثقة بالنفس هي سِر النجـاح ♥️... Kalsoonida naftu waa sirta guusha ♥️...