Dareen jacaYl ❤️🫂
СтатистикаOne of them is very far, and closer to me than everything 💨🖤 أحدُهم في غاية البُعد ، و أقرب لِي مِن كل شي💨🖤
- Последний пост
- 07:36
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 1
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- английский
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
One life, one love, one heart One person, it's always you❤️ Hal qalbi iyo hal qof.🫀♥️
Nabada ugu saraysa iyo xasiloonida nafeed ee gabadhu dareento waa kolka ay ku jirto laabta ninka. Noloshu waxay ku qurux badan tahay in loogu noolaado sida dabiiciga ah,maaha tartan iyo isla xifaaltan ka dhexeeya lab iyo dhedig,dhamaystirkeeduna waa ixtiraamka ninka oo lagu daray fahamka iyo danaynta gabdha❤️🫂
Dunida qurux waa la helaa oo waa lacagta 💸 Hantina waa risqiga alleh ku qoray waayi maysid ❤️ Lkn waxa adag inaad hesho Qalpi daacad ah qofkaaga sida dhabta ku jeclaatay waa inaad ilaashato 🥹🥀
Oov Nin rageed ❤️🥹🫂 Maskixiyan iyo Qalpiyan Inaad u ilaaliso weeye Qalpiga kujeceldaay ❤️👏
Dareenban ku qaaday aanan Horta qof u qaadin raganimada lagu sheegana waxan u aqaan in gabdh ninka ay wax kala dhexeyaan aanay nafteeda uga cabsan cabsidaasi dhanka ay doonto haka timaade dareenkas oo ay dareemo kale weheliyaan ban agtaada ku dareemi jiray saasey tahay aniga wali agtayda boqor ayaad ka tahay kana ahaan doonta Qofka iga mihiimsan eed heshay isku waara wakhti quruxbadana wada qaata 💔 lkn kaliya waxan jecalaystay qoramadan inaad akhrido 😭 Ku nabad ahaw meel walbo aad joogto Gacale💔🥹
Nabad Gelyo 🙌🏾❤️ Haddii tani noqoto fariintaydii ugu dambeysay ee aan kuu diro ogow Waxaad ahayd bogga ugu quruxda badan ee noloshayda. Maalin kasta oo aan kula joogo xitaa hddi aynan wada HadaL waxaad ii ahayd Farxad aan la qiyasi Karin . Haddii tani tahay Farintaydi udambeysey ha u qaadan macasalaamo murugo leh. U qaado sida warqad jacayl oo aan kuugu reebayo qalbigaaga dhexdiisa si mar kasta oo aad akhrido aad u ogaato in qof meel ka mid ah dunida ku sugan uu kuu jeclaa si dhab ah❤️
Qormo Adiga kuu Gaar ah Qalbigaaga kuu taalo Qiimaheedu uu gaaray Qushuuc iyo Xasuus gaar ah Nacabkaaga ha uqaybin Wanaagii ha Qoondaynin Kaligaa Qufulo maanka❤️🔐🫂
без подписи
Raali gelinta dumarka waa udaawo ragana waa udarajo iscafiya o isku tanasula. Waa labada darajo ee hadii lagu guuleysto dad khilaaf ku dhibban lawayn lahaa❤️🫂
Ma isku samirnaa ilaa an ka gaarno Heerka aynu rabno!🥹❤️
“Qof in uu ku fahmo ayaa ka weyn in uu ku jeclaado..!! 🤍” Waa in la fahmo in jacaylka kaliya uusan ku filnayn—waxaa ka muhiimsan in qofku ku fahmo, dareenkaaga iyo fikirkaaga garwaaqsado. Fahamka waa salka xiriir kasta oo wanaagsan.
Adaa koonkani jacaylka Farxadda kaligaa abuura Xil kaalin galaa agtayda Kashiyo kuu yalaa laabta Intaad qalbigii ku baahday Adaa karantiishay dookha Jacaylkeena karaamo Farxadda kaligii abuura Maalmaha kala dheerideena Xiisaha kohashada abuura Kiniin iyo sidii taxliisha Codkaaga iga kaxeeya Ma jiro ruux kaalintaada Intuu karo buuxiyaaye Kalaamka xaqiiqadiisa Hadalka soo koobidiisa Kaydkii samahoow xabiibi Anaa lay kaa abbuuray. Hal qalbi iyo hal qof.🫀♥️
Wakhti ruux ku siin kara Marna kaa werweri kara Marmarkaad walaac iyo Walbahaar la kulantana Kaasoo warheli kara Noloshaada weheshoo La wadaag qalbiga ruux Si weyn kuu xafidan kara!❤️
Qofka kujecel wuku tusi doona jacaylkisa ha ka codsan waxa uu si dabiici ah ku siin Dona wax walbo wangsan waad u qalanta saw ma ogid ❤️🥹
Hadal Lagugu yidhaa Ka ugu qiimaha badani waa marka Lagu dhaho salaada ayaan sujuuda dhexdeeda kugu ducaynayay.❤️🫶 iyo marka fariin qof aad kala hor marto amaba isagu kaalaso hormaro ee Lagu idhaah hada ayaan niyada kugu hayay.😌❤️
Xidhiidhida caafimadka qaba waxa kamida inaydaan qofka wax badan sii wada hadlin waayuhu midba dhinac Ka tuuro maalinka aad isasoo qabtaan qofkaasna aad uwada hadlaysaan sidii aad isu ahayden markii hore si kasii wanaagsan oo jacayl iyo muxibaba sii siyaaday. isku waraysanaysaan Sidi hore oo kale midba ka kale usheegayo inaanu marnaba maskaxdiisa Ka bixin ee uu xasuusanayay.❤️🫂
1=Sii indhaha marka ay kula hadlayso, waayo waxay midasi dareensiinaysaa in ay muhim tahay 2=Marka ay afka furato u'ogolow in ay hadasho, waayo sidas ayay xasilooni ku dareemaysaa kuuguna sheegaysaa waxay gudaha ka dareemayso. 3=Marka ay ka shakido quruxdeeda. Xasuusu quruxdeeda iyo in ay tahay boqorda ugu qorxoon ee dunidan dul saaran. Si ay kalsooni iyo deganaan udareento. 4=Marka ay xanaaqsan tahy oo ay deganaansho la'aan dareemayso, haku biirin adina balse deji iyada, noqo nin aysan ka cabsan waqtiyada ay xanaaqsan tahy, kula hadal cod degan oo qabow, oo niyada uqaboojinaya, si ay udareento difaac 5=Umahad celi oo ku dheh mahad sanid, ogsoonow oo ha iloobin waxa ay adi dartaa usamaysay oo dhan, mararka qaarkood tani waxay ka dhigaysaaa in ay ay dareento in la jecel yahy. 6=Marka ay oynoyso, haka tagin oo haku fiirsanin xaladaas ee oo qolka haka bixine, isku duub oo laabta geli una qalbi qabooji, hadday adigaa darta u oysay ama haddii ay arrin kle darteeda u oysayba.! 🫂🫀🥺
Farxaduba agtaday 🙂 Dagtoo lagu ilshaye 🔐 Maba lihi ilays kale 💡 Runtii adiga mooyane ✌ ii ahaatay noloshe mcn 👫 Ila agjoog nuurka 🕯🫂❤️
Marabo inaan raadiyo ruux kale waayo waxaan arkay nolosha kaliya ineysan ku dhisneyn maalmaha farxada kuwa is jecel Wa kuwa wada qaata dareenada kuwooda adag haba ahaadaan xauunada caadiga 🤍
Hay Jeclaan ayaamaha Jawigaygu wacan yee Ila jaar dharaarti Aan ku jiro dhibaatada Hayla jirin kolkaan ahay Ruux faraxsan jaahe Inuglow markaan Garab kaaga baahnahay🫂🥺🥲