Qᴏʀᴍᴏʏɪɴ Qᴜʀᴜx ʙᴅɴ🦋🌺
СтатистикаKala soco Halkaan dHiiri galin xikmado ereyo jacaYl Diini iyo Qisoyin. si aad ula socoto Fadlan nagu soo biir wixi Fariina HalkaN noogu reeP 👉 @macneyy👸✨❤️🦋
- Последний пост
- 24 июл.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Channel photo updated
Xiiso aaN laguu ogeeN XaNuunkiisu badaNaa 💔🤦🏻♀️
Inkastoon is diidsiye Inan adiga kuu xiisay Is adkeyntii socon weyday Ku ilaawi kari waayay Kala aamusnaanteni U adkeysan kari waayay Tabay ereyadaadiye Maad i dhami kari weyday Iima hiilin ruuxdeydu Qalbiguna adkaan waayoo Inuu aayar kaa maarmo Wuu awoodi kari waayay
Qalbi ciil ka buuxsamay Ciirsina ka waayay Qofkuu caashaqa u qaaday Ilimadu ciil baxiisa weeye 💔🥹
Ka fogaanshaheenna dadka looma fasiran karo nacayb ama isbeddel, keli ahaanshuhu waa waddan ay leeyihiin nafafka daalan❤️🩹
Aamusnaanta lafteedu waxay leedahay cod u baahan qof fahma❤️
Qofka noloshaada macnaha u leh ma ahan midka aad dareentid joogistiisa ee waa midka aad tabtid maqnaashihiisa.
💯
Dadku wey ilmeyaan, Hadana Wali waxay jecelyihiin qofki ka ilmesiiyay💔💔
Adoo noqon kara kan lagu nasto Hanoqon midka laga nasto
Kama tagin wanaagiyee Waqtigaa igu yiri Ka weynow wixi hore💯
Aamusnaantu waa ficil cajiip ah Mar waa xigmad Marne waa ciqaab
Nafteyda hankeeda Waxay hibaneyso Haduu wadku daayo Inay heli doonto Anaa hubo taas❤️🔥
Xushmee dareemada dadka kale, xataa haddii aysan adiga waxba kula ahayn iyaga ayay wax walba u tahay💯
Kelinnimadu waa in aad waysid sheekada qofkii aad jaclayd💔
In dadka kale aad cafisid macnaheedu ma ahan in ay u qalmeen in la cafiyo, balse adigaa ayaa u baahan nabadda❤️🩹
Marka aad ogtahay in jawaabtu ku dhaawici doonto ixtiraam qalbigaada oo su'aashaba iska illow✅
Xurguftu waa dusha Xiriirkuna waa gudaha💞
Jaceylka waa waxa ugu adag ee la kasbado, waxa ugu qurxan ee la haysto iyo waxa ugu xanuunka badan ee la waayo🙂❤️🔥
Kala taggu ma ahan wax laga cabsado haddiiba wadajirku noqdo mid lagu caajiso💔