tgindex
Dhuux Jaceyl ๐ŸŒธ

Kusoo dhowow dhuux jaceyl ๐ŸŒธ๐„๐ซ๐ž๐ฒ๐จ ๐‰๐š๐œ๐š๐ฒ๐ฅ ๐ŸŒท ๐ŸŒธ๐†๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ ๐‰๐š๐œ๐š๐ฒ๐ฅ ๐ŸŽ™ ๐ŸŒธ๐—๐ข๐ค๐ฆ๐š๐๐จ ๐‰๐š๐œ๐š๐ฒ๐ฅ ๐Ÿ“• ๐ŸŒธ๐„๐ซ๐ž๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง Nagu soo biir soo hel qormo ku raali galisa.

ะŸะพัะปะตะดะฝะธะน ะฟะพัั‚
15 ะฐะฒะณ.
ะŸะพัะปะตะดะฝะตะต ั‡ั‚ะตะฝะธะต
15 ะฐะฒะณ.
ะŸะพัั‚ะพะฒ ะทะฐ ะฝะตะดะตะปัŽ
2
ะ’ัะตะณะพ ะฟะพัั‚ะพะฒ
23
ะขะธะฟ
ะพั‚ะบั€ั‹ั‚ั‹ะน
ะฏะทั‹ะบ
so
ะšะฐั‚ะตะณะพั€ะธั
ะšะฝะธะณะธ (ะฟะพ ะฟะพั…ะพะถะธะผ)
ะ’ ะบะฐั‚ะฐะปะพะณะต ั
13 ะฐะฒะณ.
ะŸะพะดะฟะธัั‡ะธะบะธ
8ย 999
โˆ’6 ะทะฐ 5 ะดะฝ.
ะกัƒั‚ะบะธ
โˆ’1
โˆ’0,01%
ะะตะดะตะปั
โ€”
ย 
ะœะตััั†
โ€”
ย 
ะŸั€ะพัะผะพั‚ั€ะพะฒ ะฝะฐ ะฟะพัั‚
1ย 193
23 ะฟะพัั‚ะพะฒ
ะ’ะพะฒะปะตั‡ั‘ะฝะฝะพัั‚ัŒ
13,3%
ะบ ะฟะพะดะฟะธัั‡ะธะบะฐะผ
ะŸะพัั‚ะพะฒ ะฒ ะดะตะฝัŒ
0,3
ะฒัะตะณะพ 23
ะฃะฟะพะผะธะฝะฐะฝะธะน
48
ะบะฐะฝะฐะปะพะฒ
ะžั…ะฒะฐั‚ ั€ะฐะทะผะตั‰ะตะฝะธั
ะพั†ะตะฝะบะฐ
1/24ััƒั‚ะบะธ ะฒ ะปะตะฝั‚ะต
255
1/48ะดะฒะพะต ััƒั‚ะพะบ
292
1/72ั‚ั€ะพะต ััƒั‚ะพะบ
315

ะžั†ะตะฝะบะฐ ะฟะพ ะฟั€ะพัะผะพั‚ั€ะฐะผ ะฝะตะดะฐะฒะฝะธั… ะฟะพัั‚ะพะฒ: ะฟะพัั‚ ะฝะฐะฑะธั€ะฐะตั‚ ะฟะพั‡ั‚ะธ ะฒัั‘ ะทะฐ ะฟะตั€ะฒั‹ะต ััƒั‚ะบะธ.

ะŸะพัั‚ั‹

  • ะฑะตะท ะฟะพะดะฟะธัะธ

  • Waxaan jeclaan lahaa inaan kula joogo marka aad faraxsan tahay si aan farxadaada ula qaybsado iyo marka aad murugaysan tahay si aan kuu noqdo garabka aad ku nasto Marna ma doonayo inaad dareento kalinimo waayo qalbigaygu wuxuu kuu ballanqaaday inuu kula jiri doono xaalad kasta Adiga ayaan kuu noqon doonaa qof ku garab istaaga ku ixtiraama, ku qiimeeya, kuna jeclaada, maalin kasta si ka badan tii ka horraysay......โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • Haddii adduunku kun jeer is beddelo, qalbigayguna hal qof ayuu mar walba dooran doonaa. Dooro adiga, waayo adiga ayaa qalbigayga baray waxa ay tahay in qof si dhab ah loo jeclaado. Ma aha quruxdaada oo keliya waxa aan jeclahay, balse waa qalbigaaga, dabeecaddaada, hadalkaaga iyo sida aad ii dareensiiso inaan leeyahay qof aan mar walba ku tiirsanaan karo.....โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • 10 ะฐะฒะณ.4681ะธะท Kooxdawadajir

    ๐—จ๐—ฝ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐Ÿšจ Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir. Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah. Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub. Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama suโ€™aalo, fadlan kala xiriira ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ฟ ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—บ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ: @cilmooge1 FG :ย  Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda Kooxda Wadajir. โ—Žโ”โ”โ”โ”โ”โœฏโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ—Ž โމ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ โމ

  • ๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

  • Waxaan kuu rajaynayaa caafimaad farxad iyo guul aan dhammaanayn Waxaan doonayaa in dhoola cadayntadu aysan marna lumin waayo adigoo faraxsan ayaan aniguna farxaa Mar kasta oo aan indhaha isku qabto waxaan ku arkaa adiga Mar kasta oo aan ducaysto waxaan Alle ka baryaa inuu jacaylkena xoojiyo qalbiyadenana mideeyo, kana dhigo mid ku dhisan kalgacal, ixtiraam, iyo daacadnimo.....โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • Markaan qalbigaygu daalo waxa ugu horreeya ee aan jeclaan lahaa waa inaan kaa helo naxariis iyo daryeel aan dhammaad lahayn Ma rabo qof i xukuma ama i weydiiya sababta aan u murugaysanahay, waxaan rabaa qof i fahma xitaa marka aan aamusanahay Waxaan jeclaan lahaa in indhahaagu iga akhriyaan waxa aan afkaygu sheegi kari waayo oo gacantaadu ii noqoto meel aan ka helo xasillooni iyo kalsooni Mararka qaar qofku uma baahna hadallo badan wuxuu u baahan yahay qof qalbigiisa dareema garabkiisana aan ka tegin marka uu dunidu ka jeedsato......โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • Marnaba ma ilaabi doono maalinkii aan kula kulmy maalinkii ugu horeysay ee aan kula hadlay iyo daqiiqaddii aan ku bartay anigoon ogeyn inaad noqon doonto qofka ugu qaalisan qalbigayga Wax walba si lama filaan ah ayay ku bilaabmeen balse maanta waxaad tahay qofka ugu badan ee maskaxdayd iyo qalbigayga ku nool Hadalkaaga wuxuu i siiyaa deganaansho daryeelkaaguna wuxuu i dareensiiyaa inaan ahay qof nasiib badan Mar kasta oo aan kula hadlo qalbigaygu wuxuu dareemaa farxad aan ereyo lagu cabiri karin waxaana illaawaa murugadii iyo culayskii noloshayda......โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • Adiga kuma jeclaan oo keliyaโ€ฆ ee waxaad noqotay qofkii nolosheyda u bedelay mid macno leh ๐Ÿฅฐ Maalin kasta oo aan indhaha furto waxa ugu horeya ee maskaxdayda ku soo dhacaya waa adiga qofkii aan u arko doorashada ugu guulaha badan ee aan abid sameeyay โœจ Waxaan ku doortay aniga oo og in jacaylku mararka qaar adkaan karo, haddana adiga dartaa waxaan bartay in hadii qalbigagu qof ku xusho aysan jirin caqabad ka weyn dareenka runta ah โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต) AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • Mararka qaar jacaylku wuxuu gaaraa heer aan erayo lagu cabbiri karin Waxaan qalbigayga oo dhan ku dareemayaa in adiga aad tahay qofka ugu qaalisan noloshayda Maalin kasta oo aan ku xasuusto, jacaylkaygu wuu sii kordhaa mana arko qof kale oo booskaaga buuxin kara Uma malaynayo in naftaydu mar kale awood u yeelan doonto inay qof kale u jeclaato sida ay adiga kuu jeceshahay Waxaad noqotay farxaddayda degganaanshahayga iyo rajada aan berri ku soo tooso Joogitaankaaga wuxuu qalbigayga siiyaa nabad iyo farxad aan meel kale ka heli karin......โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • ุตูŽู„ููˆ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจู‘ูŠุจู ุงู„ู’ู…ุตู‘ุทูŽููŠูŽย  ู…ุญู…ู‘ูŽุฏู ุงู…ู‘ูŽูŠู† ๐Ÿฉต๐Ÿ˜โœจ๏ธ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. ๐Ÿฉต๐Ÿ˜โœจ๏ธ ุตู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…ย  ๐Ÿฉต๐Ÿ˜โœจ๏ธ FADLAN NAGU TAAGEER(๐Ÿฉต) AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......โ„‚โ„๐•Œ๐•„๐”ธ ๐•‚๐”ธโ„๐•€๐•€๐•„......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • Wax kasta oo noloshu keento waxaan rabaa inaan kula wadaago Maanta berri iyo inta ka dhiman cimrigayga waxaad ahaan doontaa qofka aan qalbigayga u doortay Jacaylkaygu ma aha mid ku eg erayo ee waa ballan aan ka go'anahay inaan ku jeclaado ku ixtiraamo kuna garab istaago xaalad kasta......โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • ๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

  • ุตูŽู„ููˆ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจู‘ูŠุจู ุงู„ู’ู…ุตู‘ุทูŽููŠูŽย  ู…ุญู…ู‘ูŽุฏู ุงู…ู‘ูŽูŠู† ๐Ÿฉต๐Ÿ˜โœจ๏ธ Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. ๐Ÿฉต๐Ÿ˜โœจ๏ธ ุตู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…ย  ๐Ÿฉต๐Ÿ˜โœจ๏ธ FADLAN NAGU TAAGEER(๐Ÿฉต) AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......โ„‚โ„๐•Œ๐•„๐”ธ ๐•‚๐”ธโ„๐•€๐•€๐•„......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • Adiga kuma jeclaan oo keliyaโ€ฆee waxaad noqotay qofkii nolosheyda u beddelay mid macno leh Maalin kasta oo aan indhaha furto waxa ugu horeeya ee maskaxdayda ku soo dhacaya waa adiga qofka aan u arko doorashada ugu guulaha badan ee aan abid sameeyay Waxaan ku doortay aniga oo og in jacaylku mararka qaar adkaan karo haddana adiga dartaa waxaan bartay in haddii qalbigaagu qof ku xusho aysan jirin caqabad ka weyn dareenka runta ah......โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • "Jaceylkayga tan iyo maalintii aan ku bartay noloshaydu waxay yeelatay macne cusub Adiga ayaa noqotay farxaddayda rajadayda iyo qofka aan mar walba qalbigayga ku sido Ma jiro maalin aan ku xasuusan waayo mana jiro habeen aan ku ducayn waayo Hadii dunidu iโ€ฆ

  • "Jaceylkayga tan iyo maalintii aan ku bartay noloshaydu waxay yeelatay macne cusub Adiga ayaa noqotay farxaddayda rajadayda iyo qofka aan mar walba qalbigayga ku sido Ma jiro maalin aan ku xasuusan waayo mana jiro habeen aan ku ducayn waayo Hadii dunidu i waydiiso waxa ugu qaalisan ee aan leeyahay waxaan ku odhan lahaa waa adiga Waxaan rajaynayaa in qalbiyadeennu mar walba isku sii xirnaadaan jacaylkayaguna uusan dhammaan ilaa neeftayda ugu dambaysa Waan ku jeclahay si aan erayo lagu cabbiri karin......โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’‹๐Ÿ” FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBAX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ

  • 13 ะธัŽะป.1ย 435ะธะท Dawro_Tafsiir1

    ๐Ÿ“ข Isdiiwaangelinta Dawrada Tafsiirka way socotaa. Waxaa ka harsan 5 cisho oo keliya, ee ka faa'iidayso fursadda oo isdiiwaangeli. Iska Diwaan gali WhatsApp-kan :๐Ÿ‘‡ https://wa.me/qr/DWCHHMZPCLLAL1 Fadlan hal mar oo keliya soo qor: 1. Magacaaga oo saddexan 2. Magaalada aad joogto 3. Lab ama Dhedig 4. Lambarkaaga FG: Intaas wax dhaafsan ha soo qorin, hana kusoo celcelin. Kala soco duruusta What'sappka ๐Ÿ‘‡ https://chat.whatsapp.com/BsNoHE8EUOFGV84UHDJf46?s=sh&p=a&mlu=0&ilr=0&amv=1 Telegramka๐Ÿ‘‡ https://t.me/Dawro_Tafsiir1

  • * Quruxda muuqaayo ilwaadkaโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿฉท๐Ÿ’— * Intii loo qeybshey uunka๐Ÿ˜˜๐Ÿฅฐ * Adaa kali qaatay oo leh๐Ÿ”๐Ÿฅฐโค๏ธ * Dadkana kuu qiray dhankooda๐Ÿ‚๐ŸŒธ๐Ÿฉท * Dadnimadiyo qaayahaaga๐Ÿ€๐Ÿซถ๐Ÿผ๐ŸคŒ๐Ÿผ * Qowlkiyo ereygaaga suuban๐Ÿ™„๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ๐Ÿ˜ * Dhamaan qaybaha makhluuqu๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿผ๐Ÿ‘Œ๐Ÿผ * Si weyn ugu wada qushuuce๐Ÿ’—๐Ÿ’•๐Ÿ‘ฉ๐Ÿผโ€ฆ

  • * Quruxda muuqaayo ilwaadkaโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿฉท๐Ÿ’— * Intii loo qeybshey uunka๐Ÿ˜˜๐Ÿฅฐ * Adaa kali qaatay oo leh๐Ÿ”๐Ÿฅฐโค๏ธ * Dadkana kuu qiray dhankooda๐Ÿ‚๐ŸŒธ๐Ÿฉท * Dadnimadiyo qaayahaaga๐Ÿ€๐Ÿซถ๐Ÿผ๐ŸคŒ๐Ÿผ * Qowlkiyo ereygaaga suuban๐Ÿ™„๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ๐Ÿ˜ * Dhamaan qaybaha makhluuqu๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿผ๐Ÿ‘Œ๐Ÿผ * Si weyn ugu wada qushuuce๐Ÿ’—๐Ÿ’•๐Ÿ‘ฉ๐Ÿผ * Wajigan lagu qeeyday nuurka๐Ÿ™Š๐Ÿ’–๐ŸŒธ * Markaan kuqiyaasay guudkaโค๏ธ๐Ÿฉท * Hadaan qorax jirin aduunka๐Ÿฅฐ๐Ÿซ‚ * Adaa qaban lahaa xilkeeda๐Ÿ‚๐Ÿƒ๐Ÿ” * Abuurtiiyo qaab dhismeedka๐Ÿซถ๐Ÿผ๐Ÿฉต * Sameyskiyo qiimahaaga๐ŸŒธ๐Ÿ˜ * Quraanka sheegi lahaayeโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿ™€ * Qarniyuu kaa soo horeeyay๐Ÿฉต๐Ÿ’• * Qalbiga waacaniyo hufnaanta๐Ÿ‘ฉ๐Ÿผ๐Ÿ’ * Qadarintaadiyo asluubta๐Ÿ‚๐ŸŒผ * Ma jiro qanciye aduunka๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜™๐ŸŒ FADLAN NAGU TAAGEER (๐Ÿฉต)AMA (๐Ÿ‘) โค๏ธ ใ…ค ย ๐Ÿ’ฌย  ย ย ย ย  ๐Ÿ–‡ หกแถฆแตแต‰ย  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—ย ย  หขสฐแตƒสณแต‰ โ•ญโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฎ โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ“ธโ—Œโ€‹เฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโ€‹เฝผ| โ•ฐโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ™คโ™คโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ”ˆโ•ฏ ๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆZN......โค๏ธ๐ŸŒธ