tgindex
F4 student 2024/2025

F4 student 2024/2025

Статистика

Madasha f4 Halkani waa bar ay ku kulmaan arday fasalka 12aad qof waliboo ku dadaal casharadaada kuna tasho naftaada asaagaaga haka harin majiro damiin ee dadaal la,aan uunbaa jirta marka waxan idinkula dardaarmaynaa inaad dadaashaan

Последний пост
21 июн.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
1 312
−2 за 3 дн.
Сутки
−1
−0,08%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 329
20 постов
Вовлечённость
101,3%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Ardayey war isiiya

  • https://www.facebook.com/share/p/1DJA5w5LnV/

  • Subscribe waa xagiina ardayey

  • https://youtu.be/plsVvdUDTho?si=7ZUWJWXfBkqDREdd

  • Hamplyo dhamaan arday waxaan rajeynaa in aad abaal weyn inoo heysaan nasiib wacan

  • 25 июн. 2025 г.2 44051из K3SOMonline

    Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innagaa keenu waa, Cirkoo kale ee, Oon caadna lahayn, Ee caashaqaye. Waxaan hamabalyada ku'aadan munaasabadda 26 ka June laqebsaneynaa dhamaan umada soomaaliyed meel walba o ay joogaan. #K3SOM #K3SOMSTORE #26June

  • https://www.facebook.com/share/12GAq7o5UCE/ Meshaan aan quruxsano oo aan fallow gareysano

  • Next year inoo balan ah sanad walbo ardayda f4 ka ah in aan caawino diyaar baan unahay 6sano oo xiriir oo cawinaad arday lkn aan laheen wax mahadcelin ah 😞👋🫶🙌

  • https://www.facebook.com/share/16jqr7VkHv/ Ardayey inta eynu kala tagin meshaan aan fallow soo dhahno

  • Asc dhamaan inta halkaan ku jirto arday iyo macalin iyo arday caadi ah waaan idin salaamay codsi waayeh qoraalka wada aqri fadlan bari waa malinta ugu dambayso ee examka waxaana idin dhiman kaliya 2 maado 5 maalinba waa soo adkeysatay hal maalin wax kaama dhibayso ina dulqaad muujiso waxaa rabaa inaa talooyin ku siiyo maadama bari ay tahay maalinta u dambeyso 1: wax foodo ha sameyn dantaada garo 2: wax abaabul dagaal haka qeyb qaadan Waayo intaas oo sano ayaa wax soo baranaysay ha is dhihin waa maalinta ugu dambeysay Nidaamka waxaa loo sameeyay oo ah in muraqab la sameeyo lis baaro ilaliye loo sameeyay waa in la xakameeyo meesha. Nabiga csw wuxu dhahay mesha 3 iyo 4 ku noqotaan waa inaa lahaataan hal hogaamiye idin hogaamiyo aad ka amar qaadataan marka nidaamka hala ilaaliyo 12 sano ayaa wax lagu baraayey damaashaad, farax, sawir gal wa caadi lkn wax foodo ama dhibaato haka qeyb qaadan adoo intaas oo maalin subax salaadii soo kacaysay exam so aadaysay waalidna ku fiirsanayo ha iska beerdareen 2 maado bari wa is dul saar wax bareeg ma jiro isku day ina mobilka xareysato Mida kale waxaa tihiin arday mustaqbal iyo hami leh marka dulqaata inta yar ee idin dhiman dantaada garo. Waxaan ku soo gaba gabeynayaa ugu dambeyn waxaa idin leeyahah guul wacan natiijo qurux badan

  • без подписи

  • https://t.me/f4student2025?livestream=8e1c622b4513d140ad

  • без подписи

  • Group ka saakay wuxuu noqday meshaa ugu horeysay ee la soo dhigay exam ka qof walbo asiga oo xafadiisa joogo ayuu helay Waan dadaleynaa sidaan iyo si ka fiican ee nala socda Ardayey

  • https://www.facebook.com/share/p/15xFJxRLsd/ F4 kii ugu xumaa ee aan arko ebid wuxuu ahaa 2024/2025 live ayuu ku jiraa hada

  • https://www.facebook.com/share/p/16RzU93NrJ/ Ardayey saan waa halis is ka jira naftiina risk ha galinina

  • https://www.facebook.com/share/p/16RzU93NrJ/ Ardayey saan waa halis is ka jira naftiina risk ha galinina

  • https://www.facebook.com/share/p/16e9RrQyMT/ Ardayey shaxda badala tan wey gubatee mid cusub aan la imano Keep going #adm@f4student2025

  • Hubin baa socota haduu sax noqdo caawa baa la soo dhigaa I.a Inkasto aan horay loo heli jirin xiligaan exam dowladed #admin@f4student2025

  • https://www.facebook.com/share/p/1BaV4DXptr/ Ardayey maxaa ka jira arintaan