tgindex
Hasaawe qurxoon💚🤍❤

Hasaawe qurxoon💚🤍❤

Статистика

Halkan waxad ka helaysa erayo jacayl ah oo kuu qurxin doona hasaawahaaga insha alla♥️

Последний пост
2 февр.
Последнее чтение
14 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
1 322
+4 за 4 дн.
Сутки
+1
+0,08%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
3 220
20 постов
Вовлечённость
243,6%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 2 февр.2 06713

    XASUUSIN Caawa waa 15-ka Shacbaan. Waa habeen aad iyo aad u qiimo badan Caawa dunidu waxay ku neefsanaysaa neecaw naxariis leh. Waa habeenka Albaabada Samada la furo, oo addoomada loogu baaqayo Ma jirtaa cid dambi dhaaf i wayddiisanaysa oo aan u dambi dhaafo? Ma jiraa mid iga doonaya risiq oo aan irsaaqo? Sida Inoo Sheegay Rasuulka (ﷺ) Habeenkani ma ahan kaliya habeen xasuusin, waa 1=Habeenka Cafiska Iska nadiifi xumaanta aad dadka u qabto, si uu Alle kuugu cafiyo. 2=Habeenka Codsiga Gacmahaaga kor u taag; wixii aad muddo sugaysay caawa weydii Rabbiga deeqda badan. 3=Habeenka Diyaar-garowga Waa guuxii u horreeyay ee bisha Ramadaan ​ Fariin ku socota naftayda iyo taadaba Ha u ogolaan habeenkan inuu kugu dhaafo hurdo ama mashquul aduun. Noqo qofka habeenkan loogu qoro Loo dambi dhaafay ​اللَّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنِّا

  • Socodkii gacanta aan is haynay wuxuu ahaa jidkii farxadda.❤️

  • “Waxaan ku riyoon jiray in aan habeenkii kula cabo shaah, runtii waxa aan ula jeedaa in aan noqono lammaane kula wadaaga farxad iyo raynrayn. I aamin gacaliso waxa ay qalbigayga ka dhigtay mid degan, xattaa adiga o iga fog. Ma ahan jacaylkaagii ayaa yaraaday e waa jacaylkaagii ayaa kordhay gacallo.” ~Mahmoud Darwiish

  • 🔸Isbedelka noloshaadu wuxuu bilaabmaa marka aad bedesho habka aad wax u aragto. 🔸Fekerkaaga xalay wuxuu noqon karaa noloshaada berri. – Qorshaha maanta ayaa dhisa berri. 🔸Awoodda maskaxdu waa sida muruqa: markasta oo aad isticmaasho, wuu sii xoogeysanayaa.

  • без подписи

  • Waan necbahay sugidda, laakiin waan sugi doonaa si kasta oo ay u qaadato haddii natiijadu adiga tahay...) ❤️

  • без подписи

  • Marka aad 4 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aadan dharka iskaaga kaadinin. Marka aad 8 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad garanayso waddada gurigaaga tagta. Marka aad 12 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad saaxiibbo leedahay. Marka aad 18 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad haysato laysanka gaariwadista. Marka aad 23 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad jaamacad ka qalinjebisay. Marka aad 25 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad shaqo heshay. Marka aad 30 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad reer leedahay. Marka aad 35 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad hanti tacabtay. Marka aad 45 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad muuqaalkaaga qurxiso oo dhallinyaro u ekaato. Marka aad 50 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad ku guulaysatay tarbiyadii carruurtaada. Marka aad 55 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad gudan kartid howlihii ragannimada iyo sariirta. Marka aad 60 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad weli xajisan karto laysinkii gaariwadista. Marka aad 65 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad nooshahay cudur la'aan. Marka aad 70 sano waxaad guul u taqaannaa in aadan dareemeyn in aad isku dhexyaacday. Marka aad 75 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in ay saaxiibadaa wax ka nool yihiin. Marka aad 80 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aad garanayso waddada gurigaaga tagta. Marka aad 85 sano jirto waxaad guul u taqaannaa in aadan dharka iskaaga kaadinin! وَمَن نُّعَمِّرْهُ نُنَكِّسْهُ فِي الْخَلْقِ ۖ أَفَلَا يَعْقِلُونَ Tani waa adduunyo, uma qalanto in aan dedaalkeenna oo dhan gelinno, sidaas darteed aakhiradaada ka feker. Waxaa tarjumay Cabdirisaaq Jidhi.

  • Talooyinka dhaxalgalka ah ee uu inooga tagay Allah ha u naxariistee filosafkii iyo caalamkii waynaa ee ree Masar, Dr Ibrahim Al Fiqi, waxaa kamid ah. 1. Hurdo kugu filan seexo 2. Saacada ku buuxso oo salaada subax u kac kuna celceli digriga subaxdii 3. Qofka ugu horreeya ee aad aragto qoyskaaga kelmad wanaagsan ku dheh oo sabab u noqo dhoollo cadeyntiisa 4. Qofna waxba ha ka sugin. 5. Istaaqfurulayso 1000 jeer 6. Haddii uu qof kaa dalbado in aad caawiso caawi xataa haddii aanad garaneyn. 7. Marka aad guriga ka baxayso xidho dharka aad ugu jeceshahay. 8. Daawo muuqaal kaa qosliya. 9. La xidhiidh qof aanad la hadal mudo oo u sheeg in aad u xiistay. 10. Daawo sawiradii adiga oo yar aad gashay. 11. Isku day in aad wax uun qabato maalintii haba yaraadaane. 12. Shanta salaadood wakhtigooda ku ilaali.

  • Qalbigaygu mar walba wuxuu u furan yahay inuu helo codkaaga."❤️👣🫀 Hadalkaagu waa muusiko dejin kara  qalbigayga,💡🌹🫂❤️😘

  • без подписи

  • Quruxdu Waa Qalbiga❤️ 🧑‍💻 Wiil iyo Gabadh ayaa isku bartay Facebook. 📱 Maalin kasta way wada sheekaysan jireen saacado badan. ❤️ Wiilkii wuxuu la dhacay gabarta, si dhab ah buu u jeclaaday. 💍 Wuxuu go’aansaday inuu guursado, waayo xaaladdiisa nololeed way fiicnayd. ❗ Laakiin weligii ma uusan arkin gabarta – xiriirkoodu wuxuu ahaa internet oo kaliya. 👀 Maalin ayuu weydiiyay in ay is arkaan 📍 Waxay ku ballameen in ay ku kulmaan beerta. 🌹 Gabadhii waxay tiri: “Waxaan gacanta ku soo qaadanaa ubax cas si aad iigu garato.” 🚶‍♂️ Waxay intaas ku dartay: “Haddii aanan ku Cajabin si deggan iiga tag adigoo idareensiin.” 🕒 Markii waqtigii la gaaray, wiilkii wuu yimid beerta. 😳 Wuxuu arkay gabar gacanta ku haysa ubax cas… laakiin aad bay u foolxumayd. 💔 Wuu yaabay, wuxuuna iskaga dhuuntay geed weyn isagoo calool xun. 😢 Wuxuu xusuustay hadalladii quruxda badnaa iyo jacaylkii ay wadaagi jireen. 🤔 Wuxuu is yidhi: " muuqaalka miyaa ka muhiimsan qalbiga?" 💪 Wuxuu go’aansaday inuusan ka tegin gabadhii, wuxuuna u tagay isagoo leh: 🗣️ “Aniga ayaa ah wiilkii ku jeclaa.” 👩 Gabadhii foolxumada badneed ayaa tiri: ❌ “Anigu ma ihi gabadhii aad la sheekaysan jirtay.” 👉 “Iyadu waa tan ka dambaysa geedkaas.” 🌟 Wiilkii markuu fiiriyay dhanka geedka, wuxuu arkay gabar aad u qurux badan, xishood badan oo u soo socota. 👩‍🦰 Gabadhii ayaa tiri: 💬 “Aniga ayaa codsaday in ay saaxiibteyda fariisato si aan u tijaabiyo jacaylkaaga.” 💖 “Jacaylka dhabta ah ma aha quruxda muuqaalka, waa quruxda qalbiga iyo nafta.” Walaalaha 10K igaarsiya saaxibayaal❤️

  • Ma ilaawo hawraarsaneey Hadaladadiye. Ma ilaawo hamigan lahayn wuu hirgalayaaye .♥️

  • Waxaad tahay erayadii qalbigaygu doonayay inuu gabay ka curiyo.🥺❤️

  • Waxaad tahay indhaha noloshayda.🥺♥️

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • Waxaad tahay qof xikmad leh, naxariis badan, quruxna ku dhammaatay. Eray kasta oo aad tiraahdo qalbigayga ayuu toos u gala. 🫂😍👍

  • Markaad ii soo dhawaatay, qalbigeyga waxa uu daremay xasillooni aan la sharxi karin, waana ogahay in jacaylkaagu uu noqday mid aan laga maqnaan karin. Waxaan kuu doortay noloshayda oo dhan, sababtoo ah waad i fahantaa, waxaadna iga dhigtaa qof leh riyo wanaagsan oo ay ka buuxdo rajo iyo nolol qurux badan waxa aan dareemayaa in aan la kulmay oo helay qofkii ku habboona noloshayda.