tgindex
Kalimaat zahra🤍🖤

Kalimaat zahra🤍🖤

Статистика

"mararka qaar qalbiyadena waxa buuxiya ilmo,halka uu wujigenuna yahay mid dhoolacadenaya💔.....🥲" June-2-2022 🥀🌹🦋"

Последний пост
21 мая
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
3 204
−18 за 5 дн.
Сутки
−4
−0,12%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
565
20 постов
Вовлечённость
17,6%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • *الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله* *الله أكبر الله أكبر ولله الحمد.*🕋🤍🌷 كبرو.... لتبليغ تكبيركم عنان السماء 💕

  • maalik bin diinaar wuxuu yidhi: " Quraanka waxaa loo so dajiyay si loogu camal falo, balse dadka akhrintiisa ayay camal ka dhigteen!" Sidee ayuu quraanku carabkaaga ugu sugnaan karaa, asagoon qalbigaaga ku jirin!? @kalimaatzahra

  • 🌷 Waxa I cajab galiyay Aabo aan mar sheekadiisa aqriyay oo ahayd: Waxa aabihi u yimi maalin nin doonaya inuu guursado gabadhiisa, ma uusan ka waraysan shaqadiisa, maalkiisa, xasab-kiisa, iyo nasab-kiisaba! Laakin wuxu waydiiyay hal su'aal oo ah:"saacadee ayuu adimaa mu'adinku salaada fajar!? Ma'uusan garan ninkii! Markaasa wuxuu yidhi aabihi: gabadh aad guursato kuuma haayo! Cajiib, bal kwrn ilaalinta uu aabahan ilaalinaayo gabdhigiisa, iyo iimaanka dhameeska tiran ee uu rabigii ku qabo.. @kalimaatzahra

  • 🍃 Waxa khasaaro eh Abaayo adigoo Alle hortaagna bil dhamaystiran oo waydiisanaysay dambi dhaaf, raali ahaansho, naxariis, iyo in riyooyinkaagu kuu rumoowaan, aad ku labisato maalinka ciida dhar aan Alle raali galinaynin! Kadibna naxariista Alle lagaaga celiyo dharkaas awadood!🥀 Alle caradiisa ka cabso💔 @@kalimaatzahra

  • 🍃 Wuxuu noo ahaa wehel aynu dhinaceena dhignay intii ramadaanka lagu jiray, laakiin yaa inoo balan qaadaaya in qaar inaga mid ah ay uga tagi doonan meshay dhigeen kadib markii uu ramadaanku dhamaaday...!? Quraanku waa wehelkeena xilli walba💗🌷 @@kalimaatzahra

  • Abuu Bakar Al-Siddiiq waligii ma seegin rakcadii ugu horreysay inuu ku tukado gadaasheeda Rasuulka Ilaahay, laakiin maalin maalmaha ka mid ah ayuu dib u dhacay oo ku dhawaaday inuu seego. Si kastaba ha ahaatee, wuu la haleelay rukuucda Markuu rukuucay ayuu yidhi "الحمد لله " isla markaasna, waxyi ayaa ku soo degay Rasuulka, isagoo loo sheegaya in Ilaahay Weyne uu maqlay mahdinta Abuu Bakar Al-Siddiiq. Markaasuu Rasuulku kor u qaaday rukuucdiisii, isagoo leh... "سمِع الله لمنْ حَمِده " sayidkeennii Abuu Bakarna wuu ogaa inuu yahay kan la tilmaamay, markaasuu ku jawaabay: " رَبنا ولكَ الحَمد " Sidaas darteed waxay noqotay sunno ilaa maalinka qiyaamaha lagu dhaqmo....♡ @@kalimaatzahra

  • فكيفَ بالله دِي الإحسان و الكرمِ...!؟ ألهم تقبل صيامنا وقيامنا و رُكوعنا و سجودنا💕 رمضان مبارك🌙 @kalimaatzahra

  • "اللَّهُمَّ وَجِّهِ القُلُوبَ إلَيْكَ ، وَاجْعَلْهَا مَشْغُولَةً بِذِكْرِكَ عِنْدَ هُمُومِنَا ، وَارْفَعْ عُقُوبَتَكَ الحَالَّةَ عَنْ قُلُوبِنَا .. يَا وَلِيَّ الإسْلَامِ وَأهْلِهِ ، مَسِّكْنَا بِالإسْلَامِ وَالسُّنَّةِ حَتَّى نَلْقَاكَ ، فَإذَا لَقِينَاكَ فَافْعَلْ بِنَا مَا أنْتَ أهْلُهُ". تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🌷🤍 @@kalimaatzahra

  • 🌙 lasheekeysiga Ramadaan🌙 Habeen dagan ayuu ahaa, dhamaan muslimiinta oo dhan adiga ayay qalbiyada kugu hayeen, kuwo ku faraxsan la kulankaaga, kuwo isku diyaarinaaya sidii ay kuu soo dhaween lahaayeen, kuwo ka fikiraaya cibaadooyinki ay gudahaaga ku qabban lahaayeen, iyo kuwo qalbiyadooda ay cabsi la gilgilmaayan, haa cabsi! Cabsi ay ka cabsanaayaan in maalmaahaga sharafta leh ay si fiican uuga faa'idaysan waayan. Waxaan dhamaanteen eegaynnay samada, si'aan u aragno tusmo inoo muujinaysa joogitaankaga, way na farxad galisay maqalkii aynu maqalnnay oraahda ah " waalahelay bishii", ma qiyaasi karaysay inta aan kuu hiloownay, inta aan u xiiso qabnay inaan la kulanno bishii uu suubanaheenu ku sheegay in nala qoor xurayn doono! Wanaagaaga badan awadiis Waxaan haleeli kari waynay inaan kugu soo dhawayno intii aad u qalantay in kabadan, laakiin waxan si qalbi furan kuu leenahay; "soodhawoow", soo dhawow kuna soo dhawow dad lakulankaaga in badan raadinaayay.. "ألهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا "🤍🌙 رمضان كريم🌷

  • Waxaynu dib u bilaabayna taxanaheeni LASHEEKAYSIGA RAMADAAN-KA haduu Alle idmo, waxaana kuso gudbin doonnaa mowduucyo xiiso leh insha allah 😊🌷 Ramadaan kariim🤍🌙

  • الْلَّھُم أَهِلَهُ عَليْنَا بِالْأمْنِ وَالإِيْمَانِ وَالْسَّلامَةِ وَالْإِسْلَامِ وَالْعَوْن عَلَى الْصَّلاةِ وَالصِّيَامِ وَتِلَاوَةِ الْقُرْآَنِ، الْلَّھُمّ سَلِّمْنَا لِرَمَضَانَ وَسَلِّمْهُ لنا وَتَسَلَّمْهُ مِنّا مُتَقَبَّلاً يارب العالمينْ.. مُباركٌ عليْكُمْ شّٓهرُ رَمضان 🌙 🌷🤍🤍

  • Buuga "ليطمئن قلبي ❤️" Qora: Ad'ham sharqaawi Turjume: Sahra bint ciisa Goor dhow insha allah 🤍🍃 @@kalimaatzahra

  • 6 янв.779142

    Buugan iyo goor dhow insha allah 🤍 " geeridu waa xanuun wacadey, waxaase kasii xanuun baddan kuwa ku dhinta gudaheena iyaga oo nool!" @kalimaatzahra

  • 🍃 Haka walwalin arintaas, maxayeelay waxa dhinacaaga jooga midkii abuurey samadaan saafiga ah ee dhibcaha roobku ay nooga so dhacaan...♡ @kalimaatzahra

  • يا أيها المظلوم مَنْ آذاك.. ‏ كَفَكْف دموعك فالقدير يراك ‏ وَجّهَ سهامك للسماء بدعوةٍ.. ‏ فَاللَّهُ يعلمُ مَا الَّذِي أبكاك ‏ وليرجعنَّ اللَّهُ كُلَّ ظليمةٍ.. ‏ مَا كان للرحمن أَنْ ينساك رب رحماك بإخواننا اللهم اجعل لهم فرجا قريبا ومخرجا 🌷قيام الليل شرف المؤمن🌷 #Xigasho @kalimaatzahra دثروا إخوانكم بصالح دعواتكم

  • - Ma maqashay waxa ku dhacay hebel iyo hebel? - Maya, ma aanan maqal! - Halkeed ku nooshahay? - Waxaan ku noolahay noloshayda, ma aha ta dadka kale♡

  • Subax wanaagsan, iyo kadib: "Waxa maanta la heli karo berri ma jiri doono, haddii mar kasta oo lagugu cadaadiyo ama ay ku soo wajahdo duruufo adag, aad ku fekerto inaad ka quusato, waxba ma dhammaanayaan, mana awoodid inaad ka gudubto fikradda mashaariicda aan dhamaystirnayn." - Bader Al-Thuwai 🍃🌷

  • 🍃 Niyadaada u wanaaji dadka kale... oo xusuuso wanaagyadooda kahor inta aanad mala xun ka qaadan...😊🤍 @kalimaatzahra

  • 🍃- Qof baa yiri: "Aragtida buugaagta waxay bogsiisaa naftayda, markaan akhriyo waxaan dareemayaa inaan yeeshey saaxiib weyn."😊🌷 @kalimaatzahra

  • 🍃 Qalbiyadeenu hadaysan u xiisin malin walba taabashada kitaabka Alle, nolosheena waxay marwalba ahaaneysa gudcur(mugdi) un....😊 #aqri_quraanka @kalimaatzahra