tgindex
Cali Daacad CD

Cali Daacad CD

Статистика

Xikmadaha, sheekooyinka, dhiirigalinta iyo waxbarashada ayaan xoogga saaraa. Waxaan jecelahay inaan arko dadkayga oo hormar aqooneed sameynaayo Created by 3 June 2021

Последний пост
2 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
4 463
−21 за 4 дн.
Сутки
−15
−0,33%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
583
21 постов
Вовлечённость
13,1%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 21
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
92
1/48двое суток
105
1/72трое суток
113

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 📢 OGEYSIIS MUHIIM AH – E-BOOK ACADEMY Fursad Dahabi ah oo loogu Diyaar-garoobayo Imtixaanka Dowladda! E-Book Academy waxay si rasmi ah u billaabeysaa casharrada maadooyinka Scientific-ga ee Fasalka 4-aad ee Dugsiga Sare, si ardaydu ugu diyaar-garoobaan Imtixaanka Dowladda ee sanad dugsiyeedka soo socda. Waxaa intaa dheer, dhammaan ardayda isdiiwaangelisa waxaa si BILAASH (FREE) ah lagu bari doonaa Ku Hadalka Luqadda Ingiriiska (English Speaking). Sidoo kale, ardayda Fasalka 8-aad waxaa loo dhigi doonaa English iyo Xisaab, si ay ayaguna ugu diyaar garoobaan imtixaanka dowladda. 🎯 Maxaad u dooranaysaa E-Book Academy? ✅ Macallimiin aqoon iyo waayo-aragnimo sare leh. ✅ Casharro tayo sare leh oo si fudud loo fahmi karo. ✅ Diyaar-garow dhammaystiran oo loogu talagalay Imtixaanka Dowladda. ✅ Dib-u-eegis joogto ah iyo imtixaano lagu cabbiro horumarka ardayga. ✅ Fasal waxbarasho oo dhiirrigeliya fahamka, kalsoonida, iyo guusha ardayga. ✅ English Speaking oo BILAASH (FREE) dhammaan ardayda isdiiwaangelisa. ✅ Kaalmo iyo hagid joogto ah ilaa ardaygu gaaro himiladiisa. ✅ Dib-u-eegis dhamaystiran oo lagu sameeyo maadooyinkii F1 ilaa F3. ✅ Faham qoto dheer oo laga siinayo ardayda imtixaannadii hore ee Dowladda, si ay u yeeshaan kalsooni iyo diyaar-garow buuxa. ⏳ Isdiiwaangelintu way furan tahay, boosaskuna waa xaddidan yihiin. ☎️ Wixii Faahfaahin iyo Isdiiwaangelin ah kala xiriir: 📞 0612981139 Location: Daryeel, Suuqa Xoolaha, Muqdishu

  • без подписи

  • Fursad qaali ah dadka u baahan inay bargain Drop shipping ama sida badeecooyin looga soo dhoofsado dalal kale waxaa la idiin haayaa fursad qaali ah oo aad ku baran kartaan Fadlan haddii aad u baahan tahay la xiriir ciwaanada shaashada kaaga muuqda

  • 📚 OGEYSIIS MUHIIM AH! ✨ E-Book Academy waxuu kuu diyaariyay 🩺 FREE Basic Medical Training Course (Caafimaad) oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto aasaaska caafimaadka iyo gargaarka degdegga ah. ✅ Casharro fudud ✅ Tababar tayo leh ✅ Bilowga waxbarashada caafimaadka 💯 Lacag la'aan (FREE) Isdiiwaangeli hadda si aad uga mid noqoto ardayda ugu horreysa. LOCATION: Daryeel, Suuqa Xoolaha 🌐 Heer kasta — Caruur iyo Waayeel. Nagala soo xiriir: ☎️ 0612981139

  • 📚 OGEYSIIS MUHIIM AH! ✨ E-Book Academy waxuu kuu diyaariyay Macallimiin guri (Home teachers) oo leh tacliin sare iyo sanado badan oo wax baris ah. Kuwaas oo diyaar u ah iney wax kugu baraan hab Online & Offline ah. 📖 Waxaa lagu barayaa: • Luuqadaha, Computerka iyo 12-ka maado ee School-ka lagu qaato • Diiniga • Qur'aanka Kariimka 🌐 Heer kasta — Caruur iyo Waayeel. Nagala soo xiriir: ☎️ 0612981139

  • "6K Nooga Hadhay 100K Isbucaan Nagu Cimaamada Nagu Tuura, https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=yjDTYyw7EH8iI5kH

  • 10K Nooga hartay 100K Nagu tageer In aan gaarno 100K. https://youtu.be/RSQuNo0-x7A?si=AkRdITlTy8a3tIw3

  • قال الإمام علي بن أبي طالب: "احذر ثلاثة أنواع من الناس: حسن الوجه قبيح القلب، وجميل القول خبيث الفعل، وسليم الجسد مريض النفس." Imaam Cali bin Abii Daalib wuxuu yiri: "Ka digtoonow saddex nooc oo dad ah: 1. Qof wejigiisu qurux badan yahay balse qalbigiisu xun yahay, 2. Qof hadalkiisu qurux badan yahay balse ficilkiisu xun yahay, 3. Qof jirkoodu caafimaad qabo balse naftiisu jirran tahay (ama xanuunsan tahay ruux ahaan)."

  • Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO

  • Wuxuu yiri abwaankii Geeridu qof bay kaa dishaa Kugu gadaamnaaye Gacal iyo mar buu kaa baxaa Guurto midhaheede Godka nimaad u quudheen Ayaad gelin xabaashaa

  • Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO

  • Iskaabulannimada waad ku daahday ee guurso ayaa lagu soo celceliyay. Gabadhii uu guursan lahaa ayuuna baadigoob u galay. Gabar ay Facebook iska barteen ayuu maalmo la sheekeystay. Sawirradeeda ayay la wadaagtay. Waa qurux badan tahay ee yaysan kaa fakan ayuuna is yiri. Kulan ayuuna u ballansaday. Wiil walaalkiis ah oo isaga ka yar ayaa galabta arkay isagoo kulankii isu diyaarinaya. Wuxuuna ku yiri “Waraa waa aniga naagta galabta kuu ballansan, sawirrada aan kuu soo dirayna Ai ayaan ku sameeyay, sidaasna naag laguma helo ee bal sida isu dhaan.” Xirasho xuseen sabrie Online dating is more dangerous than you think

  • الحمد لله رب العالمين Telegram iska daba gareeg dheer kadib aa ii shaqeeyey hadduu jiro qof cilladaas cml la kulmayaya ama of ay haysana waxay uga xiran tahay lacag oo Telegramka wxuu keenay inay qasab tahay inaad lacag kusoo furato

  • Asc asaxaabay telegramki ayaan rabay inaan Mobile cusub u guuro sidaas ayaana dhaafsii waayey ee dad caqabadan la kulmay hadday jiraan ama ku xeel dheer fadlan ila soo wadaaga xalka Qof aan sidoo kale telegram cusub u sameyn rabay sidaan cml ayuu i dhahay Bahalkii ma lacag baa laga dhigay misa somaliya laga joojiyey sidaas ayuu lacag ku sheegayaa

  • Waxa aadan door siinin Si dar dara u eeg eegin Deyr adag ku ood oodin Dajaraba ma keenaane Dusha saaro hawshaada Dayacaadna ka ilaali

  • https://vm.tiktok.com/ZMA5xsQR5/ Saaxibayaal gabadhaas ha loo follow gareeyo waxay iibisaa dharka dumarka mar gabdhow ha loo shido kuna xirma

  • Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO

  • Xikmada maanta Ninkii aabbihiis ku caasiyo carruurtiisuu ka arkaa

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

  • Carradaynu joognaa Wixii ceeb la oran jiray Ayaa lagu caweeyaa