tgindex
Iqra - Evaluation Department

Iqra - Evaluation Department

Статистика
Последний пост
19 дек.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Языки (по похожим)
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
1 415
−2 за 2 дн.
Сутки
−2
−0,14%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 405
21 постов
Вовлечённость
99,3%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 21
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Iqra International school waxa uu qadanayaa arday cusub term kan. Diiwaangalinta ardayda la qaadanayo term kan waxa ay ka socotaa xarunta dugsiga ama nagala soo xidhiidh 63 7555544 si aad warbixin dheerada aad u hesho. #itusooitaabsii

  • https://www.facebook.com/share/p/1HDhrX2Tdi/ Waa arday fasalka kowaad ah ( Grade 1) oo si madax banaan uga shaqaysanaya. Iqra Primary School waxaad ka helaysaa macalimiin ardayga ka dhisaaya maadi iyo diiniba. 0637555544 #ForwardEverBackwardNever #fypreelsシ゚viralシ #bestschool Iqra College #standupforthechamions

  • Jadwalka khamiista Branch 3 - Upper intermediate ku dhigta halkaas. 2A - fasalka Elementary ga ah ee Sara khamiisaha u dhigto. Wakhtiga 8 to 10 am Ardaydii advanced ka ee debate ka iyo presentation lahayd yagu waa fasax, codsi xagooda ka yimid awgeed.

  • видео или голосовое, без подписи

  • https://youtu.be/Kii0C8F46eY?si=6ghJFdpHGshDEtQs

  • видео или голосовое, без подписи

  • Presentation topics 1.A Person Who Inspires Me – Talk about someone who motivates you (family, friend, celebrity, etc.). 2.My Favorite Place – Describe a city, country, or place you love and why. 3 Talk about a place you dream of visiting and why. 4.Technology in Our Lives – Discuss how technology affects daily life, both positively and negatively.

  • Next generation Shalay oo khamiis ahayd waxa tababbar u furnay ardayda advanced ka ah, tababarkaasii oo socday 3 saacadood. Tababarka waxa bixinayay teacher  Pauline oo dhigaysay sida caruurta bilow ga ah English loogu dhigo, Coach Yasin Bowers oo isna dhigayay Speaking ka , Coach Sara yaduna writing ka training ku siisay. Ardaydan waxaanu ka rajaynaynaa in ay noqdaan macalimiin luuqada dhigi Kara Iqra iyo meelaha kale ee English lagu dhigto. Ensha Allah. Qofkii diyaar u ah ee advanced ah ama dhameeyay wuu Iman Kara, shuradaha hadii uu ka soo bixi karo. branch 3 - khamiis kasta 7:30 to 11:00. @Sudaysijama Waa markaagii.

  • Bari oo khamiis ah subaxa 7:30 ilaa 11:00 waxa Jira barnaamij lagu tababarayo arday gaar ah, ardayda advanced ka hada iyo kuwa dhameeyay way ka soo Qayb qaadan karaan. Waxa ka Qayb qaadanaya macalimiin khibrad leh oo ku caawin doona. Goobtu waa branch 3 Maanta ka faa idayso barina ku shaqo tag tababarkan.

  • Bari oo khamiis ah subaxa 7:30 ilaa 11:00 waxa Jira barnaamij lagu tababarayo arday gaar ah, ardayda advanced ka hada iyo kuwa dhameeyay way ka soo Qayb qaadan karaan. Waxa ka Qayb qaadanaya macalimiin khibrad leh oo ku caawin doona. Goobtu waa branch 3

  • https://www.facebook.com/share/v/15eB5TVCy3/ Mam farxiya iyo Hablaha Iqra

  • https://www.facebook.com/share/v/1Sqws2NyL6/ Sara iyo doorashada

  • Ogaysiis dhamaan ardayda kala duwan ee iqra college, waxa la ogaysiinayaa in ay inagu soo fool leedahay maalmihii doorashadu sidaas awgeedna college la sii dhigan doono uun bari oo sabti ah iyo axada. Fasaxu wuxuu inooga bilaabmi doono maalinta isniinta ee ku beegan 11-Nov-2024.

  • https://www.facebook.com/share/v/EFBtoNQakXk8dPYu/ Waalid khamiista iyo jimcaha waxaad ka helaysaa jigjiga yar campus barnaamij English ah oo ay dhigayaan macalimiin khibrad u leh, una gaar ah ardayda Primary yada. Wakhtigu waa 4pm to 6pm, English to English na waa lagu dhigaya. Wixii faahfaahin ah nagu soo booqo xafiiska jigjiga yar campus ama la xidhiidh 573888.

  • https://www.facebook.com/share/p/pjzZizrLS8jLtd96/?mibextid=oFDknk Phrases la isticmalo Marka roobku da' ayo

  • Fursad shaqo Hadii aad tahay macalin dhigi Kara fasalada grade 7 and 8 ee primary , waxa banaan fursad maadada English ka , waana mid ka mid ah primary yada Hargeisa. La xidhiidh number kan hadii aad wakhti hayso 0638217553

  • https://www.facebook.com/share/v/dnrBCGo1cJ7Q24uW/?mibextid=oFDknk Macalin Maryama iyo Ramsi

  • Slm dhamantiin Bari oo axada ah Iqra family qaybaha primary ga, college ka iyo online kuba waa fasax, dhalashada rasuulka scw awgeed Waxbarashadu waxay dib u bilaabmaysaa isniinta ensha Allah

  • Halkan ka eego shahaadadii tababarka , yadoo daabacana axada laydin siinaya ensha Allah

  • видео или голосовое, без подписи

Iqra - Evaluation Department — tgindex