tgindex
MINDSET + MANAFACD™ 🧠

MINDSET + MANAFACD™ 🧠

Статистика

Ku soo dhawaada channel-kan manafacad oo aan idiinku soo gudbin doono ✔️ • Cilmiga Diinta Islaamka. •Xikmado iyo Erayo Qaali ah. •Dhiiri-gelin iyo Farriimo kobcinaya naftaada. •Taariikho qiimo leh oo wax laga faa’iidi karo. Manfac Aduun iyo Aakhiraba!

Последний пост
10 сент. 2025 г.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
880
+1 за 1 дн.
Сутки
+1
+0,11%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
321
17 постов
Вовлечённость
36,5%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • https://t.me/awzaaci_12 Join us please saxibayal 👏🔥

  • - رسالة اليوم 📩 . يوم الجمعة خير يوم طلعت فيه الشمس، أكثر من الصلاة علىٰ النبي صل الله عليه وسلم ، ولا تنسَ قراءة سورة الكهف لتنير لك ما بين الجمعتين، ثم أدع لنفسك كثيرًا وبالغ فأنت تدعوا رب المستحيل، وفيها ساعة مباركة سَاعَةٌ لا يُوَافِقها عَبْدٌ مُسلِمٌ، وَهُو قَائِمٌ يُصَلِّي يسأَلُ اللَّه شَيْئًا، إِلاَّ أَعْطَاهُ إِيَّاه ".

  • ﴿إِنَّ اللهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾. «اللَّهُمَّ اجْعَلْ صَلَاتَكَ وَسَلَامَكَ وَبَرَكَتَكَ وَرَحْمَتَكَ عَلَى سَيِّدِ المُرْسَلِينَ وَإمَامِ المُتَّقِينَ وَخَاتَمِ النَّبِيِّينَ مُحَمَّدٍ عَبْدِكَ وَرَسُولِكَ أكْرَمِ الخَلْقِ وَإمَامِ الخَيْرِ وَرَسُولِ الرَّحْمَةِ ، اللَّهُمَّ ابْعَثْهُ مَقَامًا مَحْمُودًا يَغْبِطُهُ بِهِ الأوَّلُونَ وَالآخِرُونَ ، اللَّهُمَّ تَقَبَّلْ شَفَاعَتَهُ الكُبْرَى وَارْفَعْ دَرَجَتَهُ العُلْيَا وَآتِهِ سُؤْلَهُ فِي الآخِرَةِ وَالأُولَى كَمَا آتَيْتَ إبْرَاهِيمَ وَمُوسَى .. اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ».

  • buugga “Same As Ever: A Guide to What Never Changes” ee uu qoray Morgan Housel, qoraha buugga The Psychology of Money. 20 qoraal oo laga soo xulay buuga same as ever 1. ✅ Dadka mar walba way cabanayaan — xitaa marka ay xaaladdu fiican tahay. ➤ Cabsida iyo cabashada waa dareen bani’aadamnimo oo aan weligood dabar go’in. 2. ✅ Nolosha marna si degdeg ah ayay isu beddeshaa, marna waxba iskama beddelaan. ➤ Waxaa muhiim ah in la fahmo waxa is beddelaya iyo waxa aan marnaba is beddelin. 3. ✅ Dadku waxay mar walba jecel yihiin sheekooyinka xanuunka leh. ➤ Wararka xun iyo khatarta ayaa had iyo jeer dareenka soo jiidata. 4. ✅ Waxaan ku celin karnaa khaladaadkii hore haddii aynaan wax ka baran. ➤ Taariikhdu waa cashar, laakin dadku mararka qaar ma dhegeystaan. 5. ✅ Kalsoonida suuqa si dhaqso ah u kacdaa — laakiin si adag ayay u dhacdaa. ➤ Dhiirranaanta dadka maalgashiga ayaa ku saleysan dareen, maaha xaqiiqooyin. 6. ✅ Dadku ma jecla hubanti la'aanta — xitaa haddii xaqiiqadu tahay mid qalafsan. ➤ Qof kastaa wuu jecel yahay inuu xakameeyo mustaqbalkiisa. 7. ✅ Waxa ugu qiimaha badan nolosha waa xasiloonida nafsadeed. ➤ Lacag iyo guul toona ma keenaan deganaan maskaxeed oo dhammaystiran. 8. ✅ Weligaa ha illoobin: Taariikhda bani’aadamka waxaa ka buuxa isla khaladyo la mid ah. 9. ✅ Dadku waa ay is beddelaan, laakin dabcigooda guud marna ma is beddelo. 10. ✅ Caqliga ma yahay waxa ugu muhiimsan? Maya – dulqaadka iyo degganaanta ayaa ka muhiimsan. 11. ✅ Waxaa muhiim ah in la fahmo kala duwanaanta ujeeddooyinka dadka. ➤ Dadka kale waxay u dhaqmayaan si aadan adigu u fahmin, sababtoo ah yoolkoodu waa ka duwan yahay kaaga. 12. ✅ Guusha badan waxay ka timaadaa adkaysi dheer, ma aha xariifnimo degdeg ah. 13. ✅ Waxaa jira khataro aan la arki karin ilaa ay dhacaan. ➤ Waxaan ka cabsaneynaa waxyaabaha la saadaalin karo, balse waxaa nagu dhaca kuwa lama filaanka ah. 14. ✅ Sida ugu fiican ee looga adkaado xasaraddu waa in aad diyaarsan tahay — mar walba. 15. ✅ Dadku waxay jecel yihiin in la dhaho "wuxuu sameeyey wax aan la filayn". ➤ La yaabka iyo yaabinta waa qeyb ka mid ah is beddelka joogtada ah. 16. ✅ Waxaa nolosha qiimo u yeela maaha waxa aad haysato, balse waa sida aad u aragto. 17. ✅ Maaliyadda wanaagsan: ma ahan wax badan kasbasho, ee waa wax yar xataa inaad ilaashan karto. 18. ✅ Marka aad maqasho "markii ugu dambeysay" — waxaa laga yaabaa in aysan ahayn markii ugu dambeysay. 19. ✅ Xaqiiqooyinka is beddeli kara lkn dabeecadaha aadanaha ma is beddelaan. 20. ✅ Dadka ugu guulaha badan: ma ahan kuwa ugu caqliga badan, ee waa kuwa ugu dulqaadka badan.

  • 𝐔 𝐟𝐢𝐢𝐫𝐬𝐨 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐳𝐚 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐣𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐭𝐞𝐞𝐝 𝐔 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚, 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐨𝐨𝐝𝐮 𝐬𝐢𝐢 𝐲𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐟 𝐤𝐞𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚𝐚𝐧, 𝐢𝐲𝐚𝐠𝐨𝐨 𝐨𝐨𝐲𝐚𝐲𝐚 𝐛𝐚𝐥𝐬𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐜𝐨𝐝 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧, 𝐤𝐮 𝐆𝐚𝐚𝐣𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐜𝐢𝐝𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐚𝐝𝐨𝐨 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐪𝐞𝐲𝐥𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧... 𝐓𝐚𝐧𝐢 𝐦𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐨 𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 — 𝐰𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲 𝐥𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐫𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐳𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚 𝐠𝐨'𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐧 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐣𝐨 𝐝𝐢𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚, 𝐢𝐲𝐚𝐝𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐮 𝐚𝐚𝐦𝐮𝐬𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲."😞

  • ma ogtihiin in Dhagaxa Madow markii hore uu caddaan ahaa? Nebigeenna ﷺ wuxuu yidhi: “Dhagaxa Madow wuxuu ka soo dagay Jannada isagoo ka caddaan Badan caanaha, laakiin wuxuu uu madoobaaday dambiyada banii Aadamka !! Al-Muxib al-dabarī oo aha Faaqiih ka mid ah culimada madhabka Shaaficiyada wuxuu yidhi: “Haddii dambiyadu ay saameeyaan dhagaxa adag, qalbiga aadmigu wuu ka nugul yahay oo waa sahlan tahay inuu madoobaado.” 🤍🖤 . Ilaaliya Qoolobta . #Manafacad 👍

  • Sida looga fogaado Xasad iyo inaad qof Qalbi-jabiso 1. Lacagtaada ha ka hadlin adigoo la jooga qof Sabool ah 2. Caafimaadkaaga ha ka hadlin adigoo la jooga qof Buka 3. Cuntada aad cunto ha ka hadlin adigoo la jooga qof Gaajeysan 4. Farxada Guurkaaga ha ka hadlin adigoo la jooga qof la soo Furay 5. Awoodaada ha ka hadlin adigoo la jooga qof Tabar daran 6. Farxadaada ha ka hadlin adigoo la jooga qof Murugeysan 7. Xoriyadaada ha ka hadlin adigoo la jooga qof Maxbuus ah 8. Caruurtaada ha ka hadlin adigoo la jooga qof Ilma dhali waayay. 9. Hooyadaa & Aabahaa ha ka hadlin adigoo la jooga Agoon 10. Shaqada & derajadaada sare ha u xayeysiin adigoo la jooga qof waqtigu hayo, dantuna ka adkaatay! Ha ku digan dadka, Sababtoo ah dhaawacoodu ma xamili karo culays intaa ka badan! 📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚

  • Waxaan ku soo noqday xaaladii caadiga aheyd ma jiran fariimo iga farxiya. Ma jiran wacidaano i xaqiijinaya mana jirto cid aan qof walba ka door bidaayo, waxaan ku so noqdey kali, ay kun xasuus ka hoosayso @Eb5y1

  • اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍

  • Faa'iidooyinka Tobanka Maalmood ee Ugu Horreeyo Dul-Xijjah 1-Waa maalmaha Alle xaggiisa loogu jecel yahay ee camalada la aqbalo. 2-Waa maalmo ka sarreeya Jihaad in loo baxo, Marka laga reebo qof shahiid noqday uun mooyee, Qof aaday dagaal jihaad ah ee soo noqday (Soo dhawaacmay) Ajarka uu dagaalkaas ka helaayo waxaa ka fadli badan maalmahani camalka la sameeyo. 3-Tobankaan maalmood qofkii sooma, Maalin kasto ee qofka uu maalmahaan ka soomo waxaa uu lamid yahay sidda in uu sanad soomayey. 10x365 = 3650 Maalmood oo soon ah. 4-Tobankaan maalin cibaado kasto ee qofka habeenkii uu sameeyo waxaa ay lamid tahay sidda habeenkii Laylatul qadriga. *Waxaa dadka lagula taliyaa maalmahani in ay kordhiyaan; Soonka, Tasbiixda, Sadaqada, Cibaadooyinka, Iyo in ay ka fogaadaan xumaan oo idil. Waxaa ku jirto maalmahani ''MAALLINTA CARAFA''. Faa'iidooyinka Soonka Maalinta Carafo (Extra) 1-Qofkii sooma maalinta Carafo waxaa uu helayaa laba sano oo dembi dhaaf buuxa ah. (2024-2025 laba sano dembi dhaafkoodii). 2-Waa Maalinta uu Alle Adoomadiisii ugu badnaa ka xoreeyo Naarta. (Hebel/Heblaayo waxaa lagu calaamadeynayaa qof weligiis aan Naarta is arki doonin). 3-Waa maalinta ugu badan ee ducooyinka Alle uu aqbalo. ------------------------------------ Siddani ayuu Alle Adoomadiisi u siiyaa fursado waaweyn oo qofkii dhintay uu jeclaan lahaa markale in uu ka faa'ideysto. Laakiin dadka kama faa'ideysanayaan iyaga oo lasiinayo; Fursad looga xoreeyo Naarta, Fursad laba sano oo dembi dhaaf, Fursad ka khayr badan qof dagaal jihaad u baxay oo kusoo dhawaacmay, Fursad laylatul qadri u dhiganta. Qofkii aan ka faa'ideysanin fursadahani WAXBA LOOMA QABAN KARO. Waxkasta waa loo soo bandhigay, isaga ayaa ayaa ka faa'ideysan kari waayey.

  • ”Qalbiyada Dadka Waxay Ku Xiran Yihiin Jacayl — Haddii Aad Rabto in Qalbi la Furo, Furihiisu Waa naxariis iyo Dulqaad.”🔑🫀🕊️}: Ali Binu Abi Dalib (RC)👳🏻‍♂️✍🏻

  • " يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِذَا نُودِيَ لِلصَّلَوٰةِ مِن يَوۡمِ ٱلۡجُمُعَةِ فَٱسۡعَوۡاْ إِلَىٰ ذِكۡرِ ٱللَّهِ وَذَرُواْ ٱلۡبَيۡعَۚ ذَٰلِكُمۡ خَيۡرٞ لَّكُمۡ إِن كُنتُمۡ تَعۡلَمُونَ《 》" فَإِذَا قُضِيَتِ ٱلصَّلَوٰةُ فَٱنتَشِرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَٱبۡتَغُواْ مِن فَضۡلِ ٱللَّهِ وَٱذۡكُرُواْ ٱللَّهَ كَثِيرٗا لَّعَلَّكُمۡ تُفۡلِحُونَ "❤️

  • faylasuufka iyo qoraaga Ruushka ah 𝐋𝐄𝐎 𝐓𝐎𝐋𝐒𝐓𝐎𝐘 oo la weydiiyay: “Qofku muxuu dhulka uga baahan yahay?” Wuxuu ku jawaabay: “Bani’aadamku dhulka ugama baahna wax ka badan laba mitir oo qabrigiisa ah.” 🕳️ "Eegistii ugu dambeysay ee nolosha." 🪦

  • إذا كثرت عليك الأذكار والأوراد، فعليك بهذا الذكر الذي كان يكثر منه النبي ﷺ في يومه وليلته. الهج به، وأكثر منه، واجعله شعارك: جالساً وقائماً، ماشياً وراكباً، حاضراً ومسافراً. قالت عائشة رضي الله عنها: "كان رسول الله ﷺ يكثر من قول : سبحان الله وبحمده، أستغفر الله وأتوب إليه". ‎صحيح_مسلم

  • Cilmi ahaan waxaa la ogaaday, Qur’aanka akhriskiisa badan inuu xoojiyo maadada ama hormonka loo yaqaan endorphins, hormoonkaas oo ah midka dejiyo maskaxda iyo laabta. Ku darso xaraf walboo aad akhrisidna wuxuu leeyahay toban xasanaad, qabrigana wehel ayuu kuu noqona qiyaamahana shafeec. Ilaahow Qur’aanka nooga dhig daliil dunida nagu hogaamiyo aakhirana shafeecena

  • KU QURXISO HABENKAGA SALIGA NABIGA 🤎 اللّٰهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدْ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدْ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمْ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمْ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدْ وَبَارِكْ عَلَىٰ مُحَمَّدْ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدْ كَمَا بَارَكْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمْ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمْ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدْ ⤶اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الثَّبَاتَ فِي الأَمْرِ وَالْعَزِيمَةَ عَلَى الرُّشْدِ وَأَسْأَلُكَ مُوجِبَاتِ رَحْمَتِكَ وَعَزَائِمَ مَغْفِرَتِكَ وَأَسْأَلُكَ شُكْرَ نِعْمَتِكَ وَحُسْنَ عِبَادَتِكَ وَأَسْأَلُكَ قَلْبًا سَلِيمًا وَلِسَانًا صَادِقًا وَأَسْأَلُكَ مِنْ خَيْرِ مَا تَعْلَمُ وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا تَعْلَمُ وَأَسْتَغْفِرُكَ لِمَا تَعْلَمُ إِنَّكَ أَنْتَ عَلَّامُ الْغُيُوبِ اللّٰهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدْ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدْ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمْ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمْ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدْ وَبَارِكْ عَلَىٰ مُحَمَّدْ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدْ كَمَا بَارَكْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمْ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمْ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدْ

  • FADLAN WAXA NAGU YIMI HOOS U DHAC MARKA JOIN DHAHA CHANELKA 🥰

  • Channel name was changed to «MINDSET + MANAFACD™ 🧠»

  • Channel photo updated

  • Channel photo removed

MINDSET + MANAFACD™ 🧠 — tgindex