Tafsiirka Qur'aanka Sh C/Naasir xuseen cismaan,Markii 7aad masjidka bilaal Jigjiga
СтатистикаMadashan waxay uu gooni tahay taxanaha tafsiirka isagoo habeen kasta la soo galin doono casharka uu sheekhu mariyo insha Allaah. Kala soco Youtupe Cashirda oo muuqala https://youtube.com/channel/UCetpkcu6ulI7nn0dw4yB
- Последний пост
- 21 апр.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
TAFSIIRKA QURAANKA SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN Xafidahullaah TAFSIIR HORE Tabo Halka ay Hizb Ku Qorantahay ╭────── • ◈ • ──────╮ 📕Juz 01: 📖 Hizb 01 | 📖 Hizb 02 📕Juz 02: 📖 Hizb 03 | 📖 Hizb 04 📕Juz 03: 📖 Hizb 05 | 📖 Hizb 06 📕Juz 04: 📖 Hizb 07 | 📖 Hizb 08 📕Juz 05: 📖 Hizb 09 | 📖 Hizb 10 📕Juz 06: 📖 Hizb 11 | 📖 Hizb 12 📕Juz 07: 📖 Hizb 13 | 📖 Hizb 14 📕Juz 08: 📖 Hizb 15 | 📖 Hizb 16 📕Juz 09: 📖 Hizb 17 | 📖 Hizb 18 📕Juz 10: 📖 Hizb 19 | 📖 Hizb 20 📕Juz 11: 📖 Hizb 21 | 📖 Hizb 22 📕Juz 12: 📖 Hizb 23 | 📖 Hizb 24 📕Juz 13: 📖 Hizb 25 | 📖 Hizb 26 📕Juz 14: 📖 Hizb 27 | 📖 Hizb 28 📕Juz 15: 📖 Hizb 29 | 📖 Hizb 30 📕Juz 16: 📖 Hizb 31 | 📖 Hizb 32 📕Juz 17: 📖 Hizb 33 | 📖 Hizb 34 📕Juz 18: 📖 Hizb 35 | 📖 Hizb 36 📕Juz 19: 📖 Hizb 37 | 📖 Hizb 38 📕Juz 20: 📖 Hizb 39 | 📖 Hizb 40 📕Juz 21: 📖 Hizb 41 | 📖 Hizb 42 📕Juz 22: 📖 Hizb 43 | 📖 Hizb 44 📕Juz 23: 📖 Hizb 45 | 📖 Hizb 46 📕Juz 24: 📖 Hizb 47 | 📖 Hizb 48 📕Juz 25: 📖 Hizb 49 | 📖 Hizb 50 📕Juz 26: 📖 Hizb 51 | 📖 Hizb 52 📕Juz 27: 📖 Hizb 53 | 📖 Hizb 54 📕Juz 28: 📖 Hizb 55 | 📖 Hizb 56 📕Juz 29: 📖 Hizb 57 | 📖 Hizb 58 📕Juz 30: 📖 Hizb 59 | 📖 Hizb 60 ╰─────── • ◈ • ─────╯ Tafsiirka Cusub 👇 ((( JUZ JUZ ))) ╭────── • ◈ • ──────╮ 📂 Juz 01 📂 Juz 11 📂 Juz 21 📂 Juz 02 📂 Juz 12 📂 Juz 22 📂 Juz 03 📂 Juz 13 📂 Juz 23 📂 Juz 04 📂 Juz 14 📂 Juz 24 📂 Juz 05 📂 Juz 15 📂 Juz 25 📂 Juz 06 📂 Juz 16 📂 Juz 26 📂 Juz 07 📂 Juz 17 📂 Juz 27 📂 Juz 08 📂 Juz 18 📂 Juz 28 📂 Juz 09 📂 Juz 19 📂 Juz 29 📂 Juz 10 📂 Juz 20 📂 Juz 30 ╰────── • ◈ • ──────╯ ☘️Tafsiirka Quraanka Kariimka 🎙SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN [حفظه الله] 🎙TAFSIIR HORE ☘️ https://t.me/shabdinasir/459 🎙TAFSIIRKA CUSUB☘️ WAQTIGA LA KHATIMAY [2021] https://t.me/shabdinasir/113 ♻️ *Sii faafi* ♻️
Waa Gabay baroor diiq ah oo sheekha loo tiriyay....
https://www.facebook.com/share/p/18PeDNoeff/
https://youtu.be/X23eOaF_fWQ?si=5QH4m8sdc9Xh5zKk
OGAYSIIS DEGDEG AH JANAASADA SHEEKHA !! ---------------------------------------------------- Xabaasha Sheekh Cabdinaasir Xuseen, waxay noqon doontaa haddii Rabbi idmo Xabaalaha LAFACIISE ee duleedka magaalada Jigjiga. Salaadda Janaasada waxaa la tukan doonaa 9:30 Subaxnimo, waxaana lagu tukan doonaa salaada isla goobta xabaasha.
Sheekha Ilaahay ha'unaxariistee waxaa la aasi barri, salaadda Janaasadana waxaa lagu tukan goobta lagu aasayo, maadaamo oo meel dadka wada qaadaysa la helayn, xabaalaha cusub oo ku yaalla wadada lafa-ciise. 8:00 subaxnimo in xaggaas la tago ayay guddigu inna fareen... Halays gaadhsiiyo I.Allaah
Audio from Mohamed Abdiwahid
Audio from Mohamed Abdiwahid
File from Mohamed Abdiwahid
انالله واناالله راجعون. Waxaa naf baxay sheekheenii Sheekh C/naasir caawa bacda cishaa,igii ayaytii Xaqa ahayd u timid.Sheekheenna Allaha u naxariisto Tannadice fardawsa Allaha ka waraabiyo kitaabkii meditation Allaha uga dhiibo ,ehelkii ubadii qaraabadii ,culimada oo dhan iyo inagana samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo
https://www.tiktok.com/@s__h19999/video/7470253914072337671?_r=1&u_code=0&preview_pb=0&sharer_language=en&_d=eei6ahe8legci5&share_item_id=7470253914072337671&source=h5_m×tamp=1776449822&item_author_type=0&social_share_type=0&utm_source=telegram&utm_campaign=client_share&utm_medium=android&share_iid=7626664670674110225&share_link_id=d2f89325-d91e-4989-9c00-a5ba8073e049&share_app_id=1233&ugbiz_name=MAIN&ug_btm=b6880%2Cb2878&link_reflow_popup_iteration_sharer=%7B%22click_empty_to_play%22%3A1%2C%22dynamic_cover%22%3A1%2C%22follow_to_play_duration%22%3A-1.0%2C%22profile_clickable%22%3A1%7D&enable_checksum=1
Sheekh Mustafe Xaji Ismacil Haruun ❤️
Waxaan dhagaystay khudbadii shalay Sh Mustafe laga soo duubay oo maqal ah, Cawaaqib xumada dulmiga ayuu aad ooga hadlay sheekhu, addilo baddann ayuuna keenay, hadalka xattaa qasab ayuu ku yahay oo wuu ooyayaa, qofkastoo in uun iimaan lehna, way badali khudabadani runtii. Wuxuu si cad ugu sheegay ree Somaliland si walbood dulmi iyo gardarro u tirsanaysaan, inay khalad tahay inaad idinkoo daliil ka dhiganaya xaqanagaan raadsanaynaa aad dulmidaan ree Falasdiin.Tusaale wuxuu usoo qaatay markaad shalay, dhulkiina ka qaxdeen ee Dulcad dagteen idinkoo qaxootiya, haddii Hargaysa iyo Burco laydiin soo daba mari lahaa, kaddib kuwaa dhulkiinii dhacay cidda aqoonsata ee dhahda, idinkaa leh dhulka maxaydun dhihi lahaydeen !? Waa sida maanta ree Falasdiin kusugan yihiin, dad lasoo uruuriyay ayaa dhulkoodii lagu beeray, kaddib ree galbeed iyo xulafdooduna way u aqoonsadeen, kuwaas ayaad maanta leedihiin waana aqoonsadeen anana waan aqoonsanay !!! Wuxuu sheegay Sheekhu in Israel tahay waddanka kaliya een la ogoleyn in la qaado DNA dhaacaanka hidda sidaha ee lagu ogoodo qofku meeshuu kasoo jeedo ! Waa khalad inaad ka dhigataan daliil Nabi Muxamed NNKH ayaa heshiis la galay, isaga ayaa maamulayay kuwuu la heshiiyay Nabigu SCW kolkay ballantii ka baxeen ee ay hal gabadha oo Muslimida mid Yahuudi ah uu qaawiyay, waa uu la dagaalamay waana iska caydhiyay. Nimankaa Yuhuudeed Ballan ay galleen oo ayna burina waligood ma lama arag, Ilaahay ayaa Qurankiisa inoogu sheegay. 1,100 Masaajid ayay dumiyeen, 315 qof ducaad ah ayay dileen, 200,000 qof oo Muslimin ah ayay dil iyo dhawac u gaysteen, 2 Milyan ayay gaajaysiiyeen, Gaaladii ayaa ka qaylinaysa oo ka yaaban Hadaad u gargaari kari wayday ha dulmin oo xaqooda ha duudsin, kii furaha gurigiisa sitay hadaad dhahdo ka ku jiraan rumaysanahay inuu leehay, maxaad Ilaahay la hortagi. Daalimka ugu weyn ee dad Muslimiin ah laynaya haddaad dhaniikisa u leexato xaggeed aakharo tagi. Ilaahay halloo tawbad keeno ayuu kusoo gababgabeeyay, waajibkii saaraa waa gutay Sheekh Mustafe Ilahaay ha ilaaliyee.. Xaggan ka dhagayso khudabada oo dhammaystiran https://youtu.be/9WAajihH1gQ?si=pGxi8mba59dpVkyF
Asw ardaydii tafsiirka ku taxnayd waxaan la socodsiinaynaa maanta oo khamiis ahayd in la soo khatimay soddon (30)maalmood oo si xidhiidha maalin kasta hal mar lagu dhamaynayay Qur,aanka kariimka sheekheena Sh.C/naasir Allaha ku caafiyo,guddiga isu taagay si hagar la,aanana ugu dadaalaysa caafimaadka sheekha ee soo qabanqaabisay in qur,aanka lagu dul dhameeyo sheekha soddonkaa maalmood iyo toddobaadkii ka horeeyayaba Allaha ka jazaa,i siiyo miisaanka xasanaadkana Allaha ugu daro,xufaaddii kor u dhaafaysay lixdanka ee maalin kasta isu bad badalaysay qu'raan akhriskana Allaha barakeeyo,guddigu waxay isla garteen in la sii wado qur,aanka oo muddo soddon maalmood oo kale oo Barri ka billabmaysana lagu akhriyo sheekha...Allaha inoo caafiyo kheekha,xufaaddu inay si wayn ugu qaybgalaan Kuwii sii wadayna ay hoeray u sii wadaan ayaan u soo jeedinaynaa,ducadana aynu sii wadno...wa billaahi tawfiiq...waa walaalkiin M.C/waaxid
Asw ardayda tafsiirka ku taxnayd casharkii u dambeeyay ee sheekhu inoo akhriyo wuxuu ahaa ayaadda 8aad illaa aayadda 30aad ee suuratu zumar,bishii julay 14keedii ,waxaa dhamaystirka qur,aanka inooga hadhsanaa 71 cashar ,xanuunkii sheekha ka dib waxaan isku daynay inaad casharadii hadhsanaa ka soo qaadano duruustii uu sheekhu horay inoogu dhammaystiray ee YouTubeka ku jirtay Alxamdullilaah waxaa inoo suurtagashay in laga soo billaabo 19 October 2025 illaa 28 December 2025 bogga sheekha ee telegaraamka ku soo bandhigno habeen kasta hal casha Alxamdullilaah sidaa ayuu inoogu kamilmay kitaabkii,28kii decmbar 2025 ,waxaa la inooga baahan yahay inaan hadh iyo habeenba u ducayno sheekh inuu Ilaahay caafimaad degdeg ah siiyo,inaan caafimaadkiisa gacan ka gaysano oo aan ka qayb qaadano inaan kala qaybgalno culimada isu xil qaantay caafimaadka sheekha dadaalada ay ku jiraan dhinac kastaba inaan joogto u booqano oo aan u soo duacayno xaaladiisana aan joogto ula socono....Allaha inoo caafiyo sheekha...wa billaahi tawfiiq.... Waa walaalkiin Maxamed C/waaxid guddigii tafsiirka
https://youtu.be/l8YCnxkepyE?si=Bz7eGnZszq3GhK2_
https://youtu.be/Cc-KdPC-iSE?si=cfsjB6OahKtrzxxM
https://youtu.be/HoU2b3WPyPE?si=2mNE4xdjhMFg73Ue
https://youtu.be/JU4mvev6IdI?si=QE5Ea7p7417XfuZX
https://youtu.be/O1nduzIXJQA?si=aKBQKP-g17VKq_GG