tgindex
Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

Статистика

Kusoo dhawaada Tafsiirka Sh. Abdinasir Xuseen Cisman ee masjidka Bilaal magaalada Jig-Jiga Groupka chatting malahan, maamulka oo kali ayaa durusta soo dhigaya. Sii faafi tafsirka adigoo mahadsan https://youtube.com/channel/UCetpkcu6ulI7nn0dw4yB

Последний пост
16 дек.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
3 187
+4 за 3 дн.
Сутки
+3
+0,09%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
9 147
21 постов
Вовлечённость
287,0%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 21
Упоминаний
1
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 16 дек.2 315363из Faafinta_khayrka

    Sheekh Cabdinaasir Xuseen Mufasirkii deegaanka oon lasoconay waayahanba inuu xanuunsanaa, ayaan booqnay ani iyo saddex nin oon saaxiibo nahay, runtii sheekhu aad ayuu u xanuunayaa sidii horana wuu soo yara dhaamaa ayay dheheen ehelku, sanka NG tube ayaa oga jira, dhuuntana tuubo candhuufta kasoo saraaysa, dhinaca midig waa shaqa gabay, walow uu sidii hore xagga dhaqaaqa yara dhaamo. Sida uu Nabi Maxamed NNKH inoo sheegay: Dadka waxaa loo imtaxaamaa sida ay Allaah ugu kala dhawyihiin, nabiyadaa ugu imtaxaan badnaa haddana sida Alle loo kala fiicanyahay, laba nimco oo waawayn oon moogganahayna waa layna waydiin , waana caafimaadka iyo fursadda, qiimaha caafimaadkana waxunbaad yara dareemi markaad aragto qof buka. Ilaahay sw waxaan ooga baryayaa, inuu caafimaad dagdaga siiyo sheekha, danbi dhaafna uga dhigo dhibka iyo imtaxaanka uu marayo... https://www.facebook.com/share/p/1D5EKvUTfb/ ✍️ Admin Maxamed Shekh Axmednur

  • 19 июл. 2025 г.3 855296из tafsiirsheekhcabdinasir

    Waxaa si rasmiya loo guda galay lacag uruurintii Sheekh Cabdinaasir si dhakhtar dalka dibadiisa ah loo geyeo. Waxaa hakadka ilaa shalay keenay hawshii soo koradhay oo ay xalay ka hadleen ehelka Sheekha, soona dhaqeeyene in sheekha dhakhtarkiisa. Kaga qayb qaata Akoonada hoose. Sheekha waxaa loo qaadaya Thailand. Akoonada waxa aku qoran Sheekh Axmed Abi Mataan. Qof walba ha kaga qayb qaato. Abbaalku dadka ku lahaa halloo gudo. Commercial: 1000176754234 Ebirr-0915707557 (Axmed Aabi Mataan) Fariintan wada faafiya, si ay u gaadho dadka ka qayb qaadanaya. وَمَا أَنْفَقْتُمْ مِنْ شَيْءٍ فَهُوَ يُخْلِفُهُ ۖ وَهُوَ خَيْرُ الرَّازِقِينَ Masuulyiinta deegaanka waxaan ka codsanynaa, inay dhakhtar gaynta sheekha kafaala qaadaan, wayo sheekhu waa hanti umadeed. Addmin

  • 30 мар. 2025 г.4 800146из Faafinta_khayrka

    Cid Mubarak ehel iyo asxaaba farxad ku ciida 💟 عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمالل اللهم أهلّه علينا باليُمن والإيمان ، ‏والسَّلامة والإسلام، ربي وربك الله

  • Android Appka Tafsiirka Quraanka kariimka Horay waxaan u soo galinay Play Store Hadda kuma Jiro Waxa uu leeyahay button Download Kadib Offline ayuu kuugu Shaqaynayaa #apk_Share

  • Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan pinned «TAFSIIRKA QURAANKA SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN Xafidahullaah TAFSIIR HORE Tabo Halka ay Hizb Ku Qorantahay ╭────── • ◈ • ──────╮ 📕Juz 01: 📖 Hizb 01 | 📖 Hizb 02 📕Juz 02: 📖 Hizb 03 | 📖 Hizb 04 📕Juz 03: 📖 Hizb 05 | 📖 Hizb 06 📕Juz 04: 📖 Hizb 07 …»

  • TAFSIIRKA QURAANKA SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN Xafidahullaah TAFSIIR HORE Tabo Halka ay Hizb Ku Qorantahay ╭────── • ◈ • ──────╮ 📕Juz 01: 📖 Hizb 01 | 📖 Hizb 02 📕Juz 02: 📖 Hizb 03 | 📖 Hizb 04 📕Juz 03: 📖 Hizb 05 | 📖 Hizb 06 📕Juz 04: 📖 Hizb 07 | 📖 Hizb 08 📕Juz 05: 📖 Hizb 09 | 📖 Hizb 10 📕Juz 06: 📖 Hizb 11 | 📖 Hizb 12 📕Juz 07: 📖 Hizb 13 | 📖 Hizb 14 📕Juz 08: 📖 Hizb 15 | 📖 Hizb 16 📕Juz 09: 📖 Hizb 17 | 📖 Hizb 18 📕Juz 10: 📖 Hizb 19 | 📖 Hizb 20 📕Juz 11: 📖 Hizb 21 | 📖 Hizb 22 📕Juz 12: 📖 Hizb 23 | 📖 Hizb 24 📕Juz 13: 📖 Hizb 25 | 📖 Hizb 26 📕Juz 14: 📖 Hizb 27 | 📖 Hizb 28 📕Juz 15: 📖 Hizb 29 | 📖 Hizb 30 📕Juz 16: 📖 Hizb 31 | 📖 Hizb 32 📕Juz 17: 📖 Hizb 33 | 📖 Hizb 34 📕Juz 18: 📖 Hizb 35 | 📖 Hizb 36 📕Juz 19: 📖 Hizb 37 | 📖 Hizb 38 📕Juz 20: 📖 Hizb 39 | 📖 Hizb 40 📕Juz 21: 📖 Hizb 41 | 📖 Hizb 42 📕Juz 22: 📖 Hizb 43 | 📖 Hizb 44 📕Juz 23: 📖 Hizb 45 | 📖 Hizb 46 📕Juz 24: 📖 Hizb 47 | 📖 Hizb 48 📕Juz 25: 📖 Hizb 49 | 📖 Hizb 50 📕Juz 26: 📖 Hizb 51 | 📖 Hizb 52 📕Juz 27: 📖 Hizb 53 | 📖 Hizb 54 📕Juz 28: 📖 Hizb 55 | 📖 Hizb 56 📕Juz 29: 📖 Hizb 57 | 📖 Hizb 58 📕Juz 30: 📖 Hizb 59 | 📖 Hizb 60 ╰─────── • ◈ • ─────╯ Tafsiirka Cusub 👇 ((( JUZ JUZ ))) ╭────── • ◈ • ──────╮ 📂 Juz 01 📂 Juz 11 📂 Juz 21 📂 Juz 02 📂 Juz 12 📂 Juz 22 📂 Juz 03 📂 Juz 13 📂 Juz 23 📂 Juz 04 📂 Juz 14 📂 Juz 24 📂 Juz 05 📂 Juz 15 📂 Juz 25 📂 Juz 06 📂 Juz 16 📂 Juz 26 📂 Juz 07 📂 Juz 17 📂 Juz 27 📂 Juz 08 📂 Juz 18 📂 Juz 28 📂 Juz 09 📂 Juz 19 📂 Juz 29 📂 Juz 10 📂 Juz 20 📂 Juz 30 ╰────── • ◈ • ──────╯ ☘️Tafsiirka Quraanka Kariimka 🎙SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN [رحمه الله] 🎙TAFSIIR HORE ☘️ https://t.me/shabdinasir/459 🎙TAFSIIRKA CUSUB☘️ WAQTIGA LA KHATIMAY [2021] https://t.me/shabdinasir/113 ♻️ *Sii faafi* ♻️

  • 1 мая 2023 г.12,4 тыс17

    без подписи

  • 1 мая 2023 г.12,4 тыс16

    без подписи

  • 1 мая 2023 г.11,9 тыс16

    без подписи

  • 1 мая 2023 г.11,7 тыс16

    без подписи

  • 1 мая 2023 г.11,7 тыс16

    без подписи

  • 1 мая 2023 г.12,4 тыс7416

    без подписи

  • 1 мая 2023 г.11,4 тыс2717

    Habeenkii xalay ahaa waxaa halkiisii laga sii waday Tafsiirka Sheekh Cabdinaasir Xuseen oo marayay Juska 12aad waxaad mooddaa mahee wayba tahye in loo hamuum qabay lana sugi la'aa darsiga sheekha Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyee, kor iyo hoosba masaajidka waa la buux dhaafiyay, rag, dumar, ciroole iyo caruurba darsigan dhagysigiisa looma kala hadhin. Wuxuu yidhi Sheekh Cabdinaasir: " Magaalada Jig-Jiga dadka jooga marka laga reebo inta balwadda leh dhammaantood waa wadaa arday cilmiga barata qof duruusta xaadira iyo mid khadka kala socdaba. " Isticmaalka baraha bulshada iyo ka sheekaynta maqaaxiyaha intaad halkaa saac yara joojiso kaalay Tafsiirka dhagayso anaa huba oo waad mahdin doontaaye. Haddaad magaalada ka maqantahay ama aad joogtid oodan iman karin halkan ka kala soco. https://t.me/tafsiirsheekhcabdinasir/258 caalim ku takhasusay tafsiirka khibrad kabadan 40 sanana u leh ayaa akhrinaya....

  • 20 апр. 2023 г.8 418171из Faafinta_khayrka

    Ciid wanaagsan dhammaan walaalaha meel kastood joogtaan. Ilaahay sw haynaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd een soo qabanay. Ramadaanka danbana nabad iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo.. #عيــد_الفطــر_المبــــارك ..🎉🎀 ڪُلّ عـــام وَ قلوبڪم تنبضُ حُـبّاً وفرحاً .. ڪُلّ عـــام وَ الطمأنينـۂ وَ السـلام تطـوق ٲرواحڪم .. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. 🎈                     #عيدڪُـم_سعيــــــد ..💞                   ❃══ೋ🌹ೋ══❃ ❤️💯 🌙🎆✨️🎉🎈

  • 17 апр. 2023 г.7 406176из Faafinta_khayrka

    Waa habeenkii! Caawa waa 27 Ramadan, waa habeenka ugu rejada badan in uu yahay habeenka Laylatul qadriga. Saxaabada qaar ka mid ah sida Ubaya bin Kacab ayaana ku dhaaran jiray. Wax la qabto habeenkaas waxa ugu qiimo saddex cibaado, Salaad, Qur’aan iyo Duco, saddexdaasna waa la isu keeni karaa haddii Quraanka lagu tukanayo la dheereeyo, sujuuddana la dheereeyo oo ducada la badiyo. Ilaahay ha inna aqbalo, habeenkanna kuwii ku guulaysta ha innaga yeelo, dhammaan camalkana ha innaga aqbalo. Ducaysta, duceeya oo dal iyo dadba ducada gaadhsiiya. ✍️ Xamse Cumar Kujoog

  • 26 нояб. 2022 г.14,3 тыс3622

    Waraysi Shekh Cabdinaasir, waxaa waraystay wariye Farax Cabdiqadir https://www.facebook.com/100022213162471/posts/1068117843938644/?flite=scwspnss&mibextid=wx9SN25LKydg897I

  • Asc ardayda qolkan ku jirta ee Cashirka ku taxan, qolka kale ee taxanaha ayaa Cashirka socda la soo galiyaa, saa ula socda walalaaha. Waakan 👇 https://t.me/tafsiirsheekhcabdinasir

  • 14 нояб. 2022 г.10,5 тыс14

    без подписи

  • 14 нояб. 2022 г.10,3 тыс13

    без подписи

  • 14 нояб. 2022 г.10,2 тыс13

    без подписи