- Последний пост
- 13 сент. 2025 г.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- und
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
❗️NB : Fursad wayn ayaan maanta inoo taala❗️ Waa fursad qof walba uu jeclaan lahaa inuu helo waxaa rajaynayaa inaa ka wada faaidaysano dhamaanteen. Fursadaan waxay ku siinasaa option aan dhamaanteen kuwada guulaysan karno. Save more, enjoy together”
Jihadaa saakay suuqa u dirnay waala aaday qofkii seteup ka helay well done, Ani ahaan fursad aan entry ku qaato wuu iidiiday lkn mar hddaa analyskaaga iyo jihadaadaba iska saxdid wax walba way imaanayaaa i.a. Meeshaan uma joogtid lacag klia maalinkaa No entry tahy ama losska ku jirtid waa inay kuu tahy maalin aad aqoon ahaan u kortay. Iskana ilaali laablakaca iyo dareenka beeenta ah oo kudhisan shalaayda, hddii aan halkaas ka qaadan lahaa Tp baa ahaan lahaa iyo wixi la midah. 4hkaan wuu cusubyahy area adagna wuu jooga daqiiqaduu u horaysayna wuxuu qaaday LL iska ilaali sellkaas inaa ku fudadaato cabaaradaa.
✨📈 Casharka ugu adag ee Forex-ka 📈✨ Dad badan waxay aaminsan yihiin in shaqada ugu adag suuqa forex ay tahay lacag samaynta. ❌ Laakiin runta dhabta ahi waa: Shaqada ugu adag waa ilaalinta lacagtaada. Suuqa waxa uu leeyahay awood uu si fudud lacagtaada uga qaado haddii aad la iman weydo: ✅ Xakameyn (Discipline) ✅ Qorshe cad (Trading Plan) ✅ Sabar (Patience) --- 🔥 Xusuusnow: 💵 Lacag ilaalin = Fursado cusub 📉 Khasaaraha yar = Cimri dheer suuqa 🛡️ Difaaca lacagta = Xorriyad trading --- ⚡ Forex ma aha tartan ku saabsan inta aad maanta ku kasbato, waa tartan ku saabsan inta aad suuqa ku sii jiri karto mustaqbalka dheer. 👉 Haddii aad ilaaliso lacagtaada, fursadaha lacag samaynta si joogto ah ayay kuu imanayaan. Qodobkaan waxuu daaranyahy in maalinku suuqu uu xunyahy ama range ku jiro hddaa loss ka badbaadi kartid oo si aad lacagtaada u ilaasho Charts aad ka hor kici karto waxaa tahy guulaystaha dhabta ah.
Dib u fiiri analyskaan hddana eeg suuqa. Saakay waxaa analyse garaynay hddii suuuqa lasoo daadiyo inaadan jihadaada badalin oo sugtid buydaada ilaa inta ay ka dhamaanayso bullbackta. Pullbackti waxay ku ekayd keylevel 20 kadib trendigeenii saxda ahaa baa fuulnay. Muhiimada ugu wayn suuqaan waa intaas in aa aqrin kartid jihada suuqa aad ogaan kartid meesha moveka saxdaa kaa jiro, intaas hddaa iska dhistid waxaa ka baxaya meesha in tradingkinku wax culus noqdo maadaama aad hal jiho haysatid, jihadaadana aad garanaysay.
https://youtu.be/ZtisJtFjOew
https://youtu.be/ZtisJtFjOew
Analyskaan saakay hdda dib u eegtid waa arkasaa waxa suuqa ka socda. Gold markaa joogtid waa pair aad dabeecadihiisa fahmi kartid hddaa baratid. Kaliya xoogaa waqtiya inaa galisid unbaa kaa xigtay. Qof walboo analayskaa ka faaidaystay well done.
https://youtu.be/ZTOL5YCSqJ4
https://youtu.be/ZTOL5YCSqJ4
Asc sxbyaal Channelkaan dhalibyaro badan baa ku jirta waxaana filayaa qof walba inuu wax un ka faaido buu usoo galay. Aniga systemkaan aan isticmaalo casharo badan oo free ah waa idinkaga diyaariyay waana idin siiyay anigoon waxba idinka hagran oo muuqalada youtubekayga waa arki kartaa qaabkaan wax usoo gudbiyay, sdoo kale mentorship waan sameeyay aan ardado kooban si gaar ah ugu taba baro si aad oga faaidaysataan. Intii wixii dheeriya waa nin walba iyo dadaalkiisa iyo waqtiga uu galiyo suuuqan. Waxaa isku dayi doonaa inaa casharo ku saabsan physcology idinla wadaago bishaan asbuuc walba laba cashar aan so galiyo insha alh. Saa awgeed update ahow youtubekeena isha ku hay hadaadan horey u arag hdda booqo (camey trading) casharada ku jira isku day inaa kaa faaidaysatid. Hddii ay jirto arrin kale oo loobaahanyahy inaa samayno waa ila soo wadaagi kartaa @camey11
Tradinku waa mind game intaas waa isku raacsannahy. Saa awgeed waxaa muhiim noqonaya waxa loo yaqaano self awarenesska ama garasha naftaada inaa sifcn u baratid. Inta chartska barashiisu muhiim tahay inla midah ayay muhiimtahay barashada naftaadu waxay kaa saacidaysa inaa fahantid meesha ay salaadu ka xirmi la dahay. Qof walba wuu ogyahay in psychology yahay wax aad muhiim ugu ah suuqaan lkn way adagtahy inaa maanta podcast dhagaysatid ama book ka hadlaya aad aqrisid, xataa hddaan soo qoro qoraal ka hadlaya self awarenesska wuxuu helaya reaction yara marka loo eego sawirka chartska taas oo macnaheedu yahay anaga dhan waxaa rabnaa asbuuca dhan inaa charts kawada sheekaysanno. trading-ku waa ciyaar maskaxeed (mind game), halka self-awareness-ku yahay furaha xakamaynta naftaada, gaar ahaan markaad wajahdo cadaadis, cabsi, iyo fursado degdeg ah oo suuqa ka jira. Suuqa kama guuleysan kartid ilaa aad naftaada ka guuleysato , guusha naftuna waxay ka bilaaabanasaa inaa naftaada baratid marka hore. Maxaa sababay ayay kula tahay in aan ahmiyad siin waynay garasha nafta iyo wax walba oo ku saabsan psychology?
THE EQUATION FOT LIFE Aragtida isle egta noloeha waa fikrad aan ku isticmaali karno qayb kasta oo nolosha ka midah. Waxayna ka koobantahy EVENT RESPONSE OUTCOME Evantgu wax kastay noqon karaan fikir, dareen, cimilo, ama qof xaqiiqaduna ma ahan kuwa aan wax ka qaban karno waayo waxay ka dhacaan wax awoodeena ka baxsan. OUTCOMEkuna waxay ku xirantahy sida aad oga falcelisid dhacdadaas. Hddaba waxaa kuu xaqiijinayaa in RESPONSE tahay waxa aan xakamayn karno o aynu awood u leenahay. Tusaale: waligaa ma aragtay laba qof oo la kulmaya isku dhacdo haddana helaya natiijooyin kala duwan, maxay ku dhacday ayaad isleedahay taasi? Jawaabtuna waa falcelintooda ayaa kala duwanayd iyada oo qaddartu halkeeda tahy. Aragtidaan waa mida kaliya oo qofku ku xorayn karo noloshiisa, waana mid ka midah caadooyinka ugu adag oo qofku abuuran karo noloshiisa marka la joogo caalamka naf hanashada (self mastary).
https://youtu.be/w9fe-3FIQXU
Waxaan kuu hadiyeeyay adiga. Waan ogahay — waxaad ku jirtaa maalmo qalafsan, oo mararka qaar adigoon ogeyn ayaad ku dhex luntaa, ama laga yaabee inaad dhowaan kasoo baxday mugdigaas, haddaadse is hesho, waxaad wali la tacaalaysaa weydiimo aan jawaabahoodu sahlaneyn. Waan ogahay — sannad kasta mar, ama in ka badan, waxaad dareentaa lumitaan aan cidina garan karin, waana sababta aad u diidantahay inaad qalbigaaga u sheegto waxaad dareemayso. Waxaad dhabarka u ridatay culays aanad kaligaa mudnayn — culaysyo ay qaarkood dayaceen dadkii kaa mudnaa in ay kula qaadaan: waalidiin, walaalo, ama dad aad ku kalsoonayd. Mar kale — waxaad is leedahay, "U noolow sida kuwa kale ee umuuqda in ay nolosha ku raaxaysanayaan," laakiin waxaad ogtahay in dedaalka aad wado uu yahay mid adiga iyo Ilaahay oo kaliya u dhexeeya. Qalbigaaga iyo maskaxdaaduna dagaal bay iskula jiraan — mar kastana adigaa dhex fadhiya wadahadalkooda aan kala joogsiga lahayn. Laakiin ogow — adigu kaligaa kuma tihid. Qof kasta wuu mari jiray halka aad maanta taagan tahay ama immikay marayaan. Dad badan oo maanta guuleystayna waxay hore u dareemeen xaaladaas ah lumitaan, garab la’aan, iyo quus — balse way istaageen way dagaalameen, cagahooda ayayna dib ugu istaageen. Ugu dambayn, waxaan ku leeyahay: boqol jeer lun sannad kasta hadaad doonto, balse laba jeer ha hadhiman intaad neefsan karto, dagaalan, haysna dhiibin. Sureer ✍️
Camey trading pinned Deleted message
https://youtu.be/9SkJA2KuI8s
All keylevels isha ku hay maadaama uusaan structures kale jirin. Strongest keylevel waa 3030 hddii la tago wxaa possible in rejection xoogan aan kala soo kulanno
NB: Trading time Isbadal ayaa ku yimaadau asna waa inaa la socota 1h ayuu soo hormaray. Tusaale. 4Hka london wxuu furmayaa 8:00 wuxu xirmaya 11:59. Kan kale wxuu furmayaa 12:00 Ilaa.iyo 3:59. Ny open waa 3:00 Comex waa 3:20 NYSE waa 4:30
[شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِيَ أُنزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِّنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَان] 🌙 أعاده الله على الجميع بالخير واليمن والبركات 🌙 ﺍﻟﻠﻬﻢ ﺃﻋﻨﺎ ﻋﻠﻰ ﺻﻴﺎﻣﻪ ﻭﻗﻴﺎﻣﻪ ﻭﺃﺟﻌﻞ ﻟﻨﺎ ﻓﻴﻪ ﻣﻦ ﺧﻴﺮ ﺍﻟﺪﻧﻴﺎ ﻭﺍﻵﺧﺮﺓ 🕌 و كل عام وأنتم ونحن بخير وإلى الله أقرب 🤲
без подписи