tgindex
Dire Dawa Government Communication Affairs Office

Dire Dawa Government Communication Affairs Office

Статистика

government organization

Последний пост
13 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
41
Всего постов
198
Тип
открытый
Язык
und
Категория
Новости и СМИ (по похожим)
В каталоге с
12 авг.
Подписчики
1 805
+4 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
81
40 постов
Вовлечённость
4,5%
к подписчикам
Постов в день
5,9
всего 198
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
48
1/48двое суток
55
1/72трое суток
59

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Waxa uu tilmaamay in qorshaha sannadkan uu si gaar ah diiradda u saari doono horumarinta warshadaha iyo maalgashiga, abuurista fursado shaqo, kordhinta wax-soo-saarka iyo yareynta kharashaadka nolosha bulshada. Sidoo kale, waxaa la sheegay in sannadkii hore la qabtay hawlo muhiim ah oo lagu kordhinayay awoodda wax-soo-saarka, soo jiidashada maalgashiga, kasbashada sarrifka lacagaha qalaad iyo fududeynta wareejinta tiknoolajiyadda. Dadaalladaas ayaa la qorsheeyay in sannadkan la sii xoojiyo. Dhanka kale, waxaa muhiimad gaar ah la siin doonaa horumarinta tayada iyo wax-soo-saarka qaybta adeegga dalxiiska, si loo kordhiyo faa’iidada dhaqaale iyo tan bulsho ee ka dhalan karta. Heshiiska is-afgaradka ah ayaa la filayaa inuu xoojiyo wada-shaqaynta xafiisyada iyo hay’adaha ay khusayso, isla markaana dardar-geliyo hirgelinta qorshaha horumarineed ee sannadka miisaaniyadda 2019. Shucayb daahir Sawirka Aganywo shawaaraga

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • #Warka Ismaamulka Dir Dhabe oo xoojinaya dadaallada lagu xaqiijinayo yoolalka horumarineed ee 2019 . #DGC Naaf 5/2018T.I Ku-xigeenka Duqa Magaalada Dir Dhabe, Mudane Xarbi Buux, ayaa sheegay in Ismaamulka Dir Dhabe uu si xooggan uga shaqeyn doono sidii loo xaqiijin lahaa yoolalka horumarineed ee loo qorsheeyay sannadka miisaaniyadda 2019. Mudane Xarbi Buux iyo Xafiiska Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ayaa heshiis is-afgarad la saxiixday xafiisyada iyo hay’adaha ay khusayso, kaas oo looga gol leeyahay in si hufan oo wax-ku-ool ah loo hirgeliyo qorshayaasha iyo meelaha mudnaanta leh ee sannadka miisaaniyadda 2019. Ku-xigeenka Duqa Magaalada ayaa sheegay in dadaallada la sii xoojin doono si loo sii ambaqaado guulihii laga gaaray sannadkii miisaaniyadda 2018, loona gaaro yoolalka horumarineed ee sannadka 2019, iyadoo diiradda la saarayo horumar waara iyo xaqiijinta barwaaqada bulshada Dir Dhabe.

  • Guyyaa Kanattis Kantibaa Itti Aanaafi Hogganaan Biiroo daldalaa, industiriifi Invastimanti Bulchinsa Dirree Dhawaa Obbo Harbii Buuh itti Gaafatamtoota waajjiraalee gadjalaa waliin sanada waliigaltee yommuu walii mallatteessanitti bara 2018 kanatti ciminoonnifi milkaa'inoonni roga daldalaa, industirii invastimantii, turizimiifi tajaajiloota dhaabbilee bulchinsaatiin galmaa'an daran akka iit fufaniifi hanqinoonnifi qaawwan mul'atan immoo sirraa'uun raawwileen gaariin akka galmaa'an karoorri bara 2019 qophaa'uu eeranii kana milkeessuufis dhaabbilee gadjalaa waliin sanada walii mallatteessuun dhuma waggaarratti gamaaggama taasifamuun qoomonni akkaataa waliigaltichaatiin raawwii gaarii galmeessan kan itti jajjabeeffamaniifi kaanneen akkaataa karoora qabameeniifi waliigaltichaatiin hinraawwatin kan itti gaafatamummaa fudhatan ta'uu ibsan. Keessattuu bara 2018 tti Karaa qaalawinsa Jireenyaa salphisuuf oomishaalee qonnaafi industirii guddisuun tajaajila ariifachiisaafi si'ataa daldaltootaafi invastaroota akkasuma intarpiraayzarootaaf kennuun ittiquufinsaafi fayyadamummaa jiraattotaa mirkaneessuu bira dabree guddina dinagdeefi badhaadhina Dirree Dhawaatiif gumaacha guddaa kan qabu ta'uu eeranii dhaabbileen hundumtuu akkaataa waligaltee sanadichaa mallatteeffameeniifi karoora bara 2019 qopheeffataniin hojiileesaanii xiyyeeffannoo olaanaan akka raawwatan dhaamsa dabarsaniiti jiran. Tokkoon tokkoon Itti Gaafatamtoota dhaabbilee itti waamamoo sanadicha walii malateessuuf argaman gamasaaniitiin bara 2018tti milkaa'inoota galmaa'aniifi ciminoota mul'atan itti fufsiisuuf hanqinoota mul'atan furuuf karoora qopheeffachuu ibsanii qabiyyeewwaniifi xiyyeeffannoowwan karoora bara 2019 irratti ibsa kennuun sagantaan sanada waliigaltee walii mallatteessuu gaggeeffameeti jira. Iliyaas Aammeetiin Suuraa: Agenyehu Shawaaraggaa

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

Dire Dawa Government Communication Affairs Office — tgindex