tgindex
I'M Kaaba:)🤍🤩

I'M Kaaba:)🤍🤩

Статистика

Rabbiyow ma jirto waxaan uga baahi badanahay raali ahaanshahaaga iyo jacaylkaaga ee rabbiyow igu arsaaq labadooda 🤲🏻🥺❤️ Soo dhawoow walal. 🥰💙

Последний пост
19 апр.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
4 220
−6 за 2 дн.
Сутки
−5
−0,12%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 985
20 постов
Вовлечённость
47,0%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Lawadaag asxaabtaada, oo share garee. https://youtu.be/cWtIUu4-zq8

  • Haddaad tahy qof dhalinyara ah oo raba inuu lacag sameeyo, muuqaalkani waa kaagii ee soo daawo. Wixii aad ka faa'iidana note-garayso. Subscribe-tana ha inaga illaawina. https://youtu.be/OjjmLYyBTPU?si=ya1RPFpLpdtjLd-Y

  • Awoodda maskaxdu leedahay iyo dayaca aynnu ku samayno ismalaha. Haddii aad rabto isbadal macna leh muuqaalkan soo daawo, oo subscribe-tana ha illaawina jaalleyaal. Link-gu waxa uu yaalaa commentga ee ka soo daawada. https://youtu.be/l8ZqltqvF_k?si=Bx5ulwluozaq-xBk

  • Soo dhaawo Cumar Binu Khadaab. Subscribena hannaga ilaawin. Linkga hoosena ka soo daawo. https://youtu.be/NZTls718E2s

  • Soo daawo taariikhda abubakar. Taabana linkaga buluga ee hoose https://youtu.be/lak7Zv-f-7g

  • Sirta isbedelka iyo guusha. Dr. Ibtahim Al-Fiqi. Linkga hoose ka daawo. https://youtu.be/T4ghthPO6rA

  • nin kastoo guuleysta waxaa ka dambeeya haween dhiiri gelisa, una ducaysa isaga oo aan ogayn.

  • Saxiibkaaga dhabta ahi, waa midka kugula xisaabtamaya khaladaadkaaga.

  • Si kastoy xaaladuhu noqdaanba, filishadaada wanaagu ha sarayso.

  • inaad boqol jeer maqasho waxaa ka fiican inaad hal mar aragto.

  • Waligay ma qasaarin, ama waan guulaystaa ama waxbaan ka-bartaa.

  • Buugii filofoobiya ❤‍🩹

  • Buugii Filifoobiya.❤🥹

  • Habeen danbe idam alleh nagalaso qaybgala madashan buugtan qaaliga ahna gata midhki waa 6$ oo keliya. Burco. #isha burco Hadraawi hall.

  • без подписи

  • Buuga Pillow Thoughts hadal Iga cajabiyaay ayaa wuxu ahaa: “Waxaan rajeynayaa inaad hesho qof aan waligiis su'aal kugu keenin qiimaha naftada. Waxaan rajaynayaa in aad hesho qof farxadaada u erya sida tooda oo kale. Waxaan rajaynayaa in aad hesho qof ku taageera waxyaalaha aad u xiisayso. Waxaan rajaynayaa in aad hesho qof aad kula qosli karto oo aad aamusnaan la fadhiisato oo aad la wadaagto sirtaada hoose. Waxaan rajeynayaa inaad hesho qof kuu ah jacaylkaaga, lammaanahaaga, iyo saaxiibkaa. Waxaan rajaynayaa in aad hesho qof kula dhaqma sidii ayaga oo kale, wax ku barta oo kula kora oo kula garab gala. Waxaan rajaynayaa in aad hesho qof ku qadariya dhammaan tafaasiisha yaryar ee ka kooban qofka aad tahay. Waxaan rajeynayaa inaad hesho qof ixtiraamaya qalbigaaga, qoyskaaga, iyo qiyamkaaga. Waxaan rajeynayaa inaad hesho qof ku xasuusiya inaad u qalanto jacaylka aad siiso.”🥹❤

  • Buug weyna inoso dhacay ramadaanta kuwanban la cawayn doona ❤❤

  • без подписи

  • Caawa shacbaanba kow noqon haduu ilaahay ogolaado , shacban oo kamida bilaha xurmada leh ee ilaahay ku dhaartay , ilaahay waxaan inoo weydin habeen jimcana way tahaye in rabbi danbigena iyo kii waalidkenba dhaafo, ilaahay raxmadisa iyo naxariistisa inuu inagu quudiyo , rabbi qof kasta oo qalbigisa iyo niyadisa wax ku jira in ilahay siiyo , ilaahay hayna waafajiyo khyrkiisa aduun iyo aakhiraba rabbi coladaha iyo dagaalada bilahan dhacaya in eebe inaga qabojiyo ramadanba soo dhaw'e in rabbi ina gaadhsiyo kuwi gaadhana ilahay inaga dhigo amen . Naftayda iyo tiinaba waxan udardarmaya inaan bishan nafahena diyaarino waliba aad ❤️ *الهم بلغنا رمضان لا فاقدين ولا مفقودين* .

  • ishu waa xaq waakii nebigu SCW lahaa ,waxyaabo kasta oo idinku hareersan fadlan qarsada oo hasoo bandhigina dadku mawada dhahaan mnshlh .qarsada waxyaabaha noloshiina aad ku tuhmaysaan ee wanaagsan qof walba meelbaanu haysane .ilaahow kelmadahaaga wanaagsan na waafaji ❤️