Hasan Caashaq ᥫ᭡
СтатистикаHadaad halkaan soo gaartay kaliya ii soo duceeyo,🥹❤️🩹🌹 Hadi aad xishmad iheyso page kan ii so follow garey🙏 https://www.facebook.com/HasanCashaq
- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 1
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Языки (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 120
- 1/48двое суток
- 137
- 1/72трое суток
- 148
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
💫jacaylku wuu qurux bdn_yahay Markuu daacad yahay Danaysina ka madhan yahay❤️💋
━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga
💫Waa laga bogtaa caashaqee, lagama bood-boodo.❤️☘ 🍁Habeen san💐
Dartaaban Raga dhamaan dabiibow uga hadhoo Dareen naxariis watiyo Daryeel adigaa isiiyay ❤️🥰👍
Qofaan dhib iyo dheefba kula qaybsanayn ma mudna nolosha inuu kula sii rafiiqo Waan jecelay shakhsiyaadka naf hurka leh♡ 🌷Subax san🪴☘️😘
Waa inaad dhimataa si ay dadku kuu faanaan😞🤌
💫jacaylku wuu qurux bdn_yahay Markuu daacad yahay Danaysina ka madhan yahay❤️💋
💫Mararka qaar waxaan ka dhoola cadeeyaa afka Anoo qalbiga ka ooyaya☘💐
iska haysta kuwa daacada idiin jecel Waayo kuwaasi waxay bixiyeen wixii ugu qaalisanaa.oo ah qalbigooda❤️☘
Waan jecelahay inaan mar walba dayaxa eego👁 Waayo markaan eego Waxaan soo xasuustaa Markaad I odhan jirtay Anoo kula hadlaya Bal hal mar dabada u bax oo dayaxa fiiri🙄 XASUUS_✍
Dardaaran🤌🍁 Kan ha ka fogaanina القرآن الكريم هو الحياة 😘❤️
💫Diinta iyo Daacadnimaduba noloshay qurxiyaan☘😋
💫Waxaan bartay inaanan ku kalsoonaan qof hadalka dadka iisoo guuriya waayo ana maalin ayuu hadalkayga guurin doonaa oo dadka kale ila xaman😇🍁💐
https://t.me/Dhambaalad Ku biira axbaabii
☘💫Aduunbaa danaystee anuu daacadbaan ahay🥹🤌
https://youtu.be/u1HP11Gh0OM?si=k-snlAEHze5nhzjO
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga
Ilaahayow, i cafi, ii naxariiso, i hanuuni, jabkayga hagaaji, i sii caafimaad, i quudi,🤲❤️🥹
Ilaahayow, Ummadda Muslimiinta midowsii, naga ilaali kala qaybsanaanta, oo quluubteenna ku midee runta.❤️🤲💯
Aad baan ugu kalsoonahay Ilaahay haddii uu ii ogolaado inaan qodxaha dhex maro, hubaal wuxuu ii hoggaaminayaa beer ubaxyo ah!❤️💯🤲