tgindex
AL XAKIIM CHANNEL

AL XAKIIM CHANNEL

Статистика

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan: @Bin_Yusuf143

Последний пост
14 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
6
Всего постов
25
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Языки (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
18 422
−18 за 4 дн.
Сутки
−16
−0,09%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
951
25 постов
Вовлечённость
5,2%
к подписчикам
Постов в день
0,9
всего 25
Упоминаний
30
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
402
1/48двое суток
460
1/72трое суток
496

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • без подписи

  • без подписи

  • Qur'aanku waa daawo, Waxa uu qalbiga ka ilaaliyaa xumaha iyo waswaaska shaydaanka. . Haddaba, aynu ku dadaalno akhriskiisa, fahamkiisa iyo ku camal-falkiisa. Alle ha inaga yeelo kuwa Ahlu Qur'aan ah, Aamiin..❤️

  • 14 авг.376из Al_xakiim

    Maanta waa maalin Jimca ah sidaa darteed aanbadino salliga Nabigeena Muxamad Sallalaahu Caleyhi Wasallam. اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. https://t.me/Al_Xakiim

  • Nolosha u jeclow sida ay tahay: Dadkeeda iyo waxyaabaheeda qof kuu soo dhowaada iyo qof kaa fogaada, qof kula heshiinaya iyo qof kaa duwan, iyo waxyaabaha aad beddeli karto iyo kuwa aadan beddeli karin.

  • ━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

  • без подписи

  • 🤲 Ducadaadu Ma Daahday Mise Jawaabteedu Way Soo Socotaa? 🌧️✨ Mararka qaar waad ducaysataa, waad sugtaa, haddana waxaad is leedahay: “Maxaa ducadayda loo aqbali waayay?” Laakiin xusuusnow: Allah wuu maqlaa ducadaada, wuxuuna kuu doorayaa waxa kuu kheyr badan. 🤲 🌿 1. Ha u malayn in Allah ku illoobay Aamusnaanta jawaabtu macnaheedu ma aha in Allah ku dayacay. Wuu ku maqlayaa. ⏳ 2. Waxaa laga yaabaa in waqtigeedu uusan weli imaan Waxaad rabtaa maanta, laakiin Allah wuxuu og yahay goorta ay kuu kheyr badan tahay. 🛡️ 3. Waxaa laga yaabaa in shar lagaa ilaalinayo Mararka qaar waxaad rabto haddii lagu siiyo waxay kuu keeni kartaa dhaawac. Allah wuxuu kaa og yahay waxa aadan adigu ogeyn. 🎁 4. Jawaabtu waxay noqon kartaa wax ka duwan waxaad codsatay Allah wuxuu kuu keeni karaa wax ka wanaagsan waxa aad dalbatay, ama wuxuu kaa fogeyn karaa dhibaato aadan arkin. 🤍 5. Ducada ha joojin Haddii aad maanta jawaab weydo, berri mar kale ducee. Qofka Allah baryaya weligiis khasaaro kuma jiro. Xigash @sabarka143

  • 9 авг.65017из sabarka143

    Quraanka waa qowlkii allah markaa akhrinayso adiga dhan waxaa dareemysaa huduuu iyo daganaaan noloshaadane waxay noqonee mid xasilooon oo aad udagan ku dadaal in aadan maalin noqon bilaa quraaan.🎀🌸

  • Ma ahan saaxiib qof walbood is xeriirisaan Mana aha qof ku jecel qof walbood isku ra’yi tihiin Saaxiibadda wanaagsan waa midda si qalbiyan eh ugu faraxda farxadaada, oo kuu duceysa adiga oo maqan, aanan kula xaman dadka, aan ku barin oon kuusoo share gareyn heesaha iyo aflaanta haddeey ku aragto adiga oo waddo qaldan ku socdana gacanta kaa qabata ee kaasoo celisa, ma ahan midda kugu sii dhiira gelisa U dooro saaxibadaada si taxadar leh waayo waxay noqon karaan kuwo sabab u ah in aad u dhawaato rabbi ama aad noqoto mid marba marka ka dambeysa kasii fogaata rabbigeed Ha iska sii dayn haddii ad haysato saaxiib ku waanisa oo kugu hagta dhanka kheyrka iyo wanaagga 🤍 Xigasho.... @sabarka143

  • Qof walba Wuxuu leeyahay laba indhood balse qof walba sida aad wax u aragtid uma arko, Noloshaan waa inaad barataa sida loo noolaado kaligaa si taxaddar leh, xitaa haddii baqdinta kugu xeeran tahay mid aan la soo koobi karin, waxaad ka gudbi doontaa imtixaanno badan oo dulqaad ah, cidna kuma caawin doonto ilaa aad ka guuleesato.

  • 7 авг.815131из sabarka143

    4 sheey oo kaliya ayaad u baahantahay in aad sameyso maalinka jimcaha: 🤎 In aad jaajareyso ruuxdaada: Adiga oo dukanaya salaaddi jimce oo aqrinaya suuratul kahf iyo salliga nabiga scw oo la imaanaya acmaal wanwanaagsan. 🤎 In aad la kulanto ehelkaaga ood hal meel ku wada qadeysaan: Waayo waxaa laga yaabaa in isbuuc oo dhan ay idin mashquuliyeen waxbarashada iyo shaqada, maalinka jimcaadne waa fursaddi aad isku wareysan laheydeen ood ku sheekeysan laheydeen waqti fiicanna ku wada qaadan laheedeen. 🤎 In aad naftaada qiimeyso ood is weydiiso waxyaabihi kuu qabsoomay isbuucan sidoo kalana aad sameysato qorshooyinka aad leedahay isbuuca soo socda. 🤎 In aad ka faa’ideysato saacadaha dambe ee jimcaha ood u duceyso naftaada iyo ehelkaaga iyo muslimiinta oo dhan. Haddii aad afartaas waxyaalood sameyso maalin walbo oo jimco ah waxaa hubaal ah in ay kaaga duwanaan doonto maalmaha kale.

  • 7 авг.768101

    Kaalay xbbti samee intan oo noqo gabar fariid ah: ✅Ha u sheegin saaxiibtaa ama qof aad is taqaanaan calaamad ama honqor ama barr aad ku leedahay meelaha aan muuqan ee jirkaaga waayo biri nin ayaa ogaan kara oo si uu kuu ceebeeyo calaamadahaas qarsoon jirkaaga ka sheegi kara. 🌹 ✅Haku shanleysan guri aan gurigiina aheyn oo ha iskaga jarin cijiyaha hana uga tagin timahaaga shanlada iyo musqusha, aruuri mar walba timahaaga iyo cidiyahaaga oo meel aan la arkeyn dhig. 🌹 ✅Haddii aad cunto la cuneyso qof familkaaga ka baxsan oo aad kaligaa tahay ama guriga joog ama maqaayad jooge ood marba intaa kacdo aad sii jeesato ama suuliga aado , haku laaban cuntadaas iyo cabitaankaba oo qof aadan aqoon ama xeriir kaala dhaxeeyo cunto hala cunin. 🌹 ✅Dharkaaga ha tabalsiin qof kale, hadduu kaa tabalsadane ha xeran mar kale 🌹 ✅Alaabahaaga shakhsiga ah soda cadayga, shanlada, taakada, cidiyo jarta, xaad xiirka, makeup ka, cadarka, buraashyada makeup ka, hoos gashiyada keyshaliga, marnaba hala isticmaalin qof kale.

  • 2 авг.1 133192

    Rasuulku {ﷺ} waxa uu yidhi: “Ilaahay ka baqa oo ubadkiina u caddaalad sameeya”. –Bukhaari.❤️🍃 Xadiisku waxa uu leeyahay Qiso! Saxaaxbiga Nucmaan ibnu Bashiir RC waxa uu yidhi: Aabbahay ayaa xoolihiisa wax kamid ah igu sadaqadaystay oo isiiyay. Hooyaday Camra bintu Rawaaxah ayaa waxa ay ku tidhi: “Ma raalli noqonayo ilaa aad markhaati geliso Rasuulka Ilaahay waxa aad siisay Nucmaan”.❤️🍃 Aabbahay ayaa i kaxeeyay oo Rasuulka {ﷺ} ii geeyay si uu u markhaati geliyo waxa uu isiiyay.🍃❤️ Rasuulku {ﷺ} waxa uu ku yidhi: “Miyaad ku samaysay sidaas ubadkaaga oo dhan”? Aabbahay waxa uu ku yidhi: maya❤️🍃 Rasuulku {ﷺ} waxa uu yidhi: “Ilaahay ka baqa oo ubadkiina u caddaalad sameeya”. Lafdi kale waxa ku sugnaa in Nebigu {ﷺ} uu ku yidhi: “Ha i markhaati gelinin haddii ay sidaas tahay, waayo anigu kama markhaati kacayo dulmi”.❤️

  • 2 авг.1 151251

    Nabi Muxammed Sallalaahu Caleyhi Wasallam wuxuu yiri: "Qofkii ku waabariista asagoo amni qaba, caafimaad heysta, sidoo kale wixii uu maalinkaas quudan lahaana heysta, wuxuu lamid yahay asagoo soo koobay adduunyo iyo wixii ku dhex jira oo dhan." Subax wanaagsan saaxiibayaal.

  • 29 июл.1 473251из sabarka143

    Istiqfaartu waa nolosha qalbiga🥹🫶🏻 Markastoo istiqfarta badisid Waxa kordhaysa farxadada iyo liibantada. Waxana rumoobaysa wax kastoo jeceshay oo khayr leh marka aan badino istiqfarta 🥰👋🏻 أستغفر الله العظيم وأتوب إليه 📿💕

  • 29 июл.1 334103

    Oraah baa waxay leedahay: Hadaf aad leedahay marnaba sida ugu fiican ugama dhabayn kartid Adiga oo aan jeclaanin waxa aad qabaneyso.

  • 28 июл.1 473144

    Hadii aad rabtaan jaceylkiina inuu weynaado waligiisna uu jiro: Wiilow indhahaga laab, Gabareey adigana indhaha laab. Waayo Intaad indhaha taageysan Jaceyl iska dhaafe xiiso xita idinma sii jirayo.

  • 20 июл.2 170335

    Haddii lagu yiraahdo kala dooro Qalbigaaga iyo sharaftaada, Waxba ha fikirine Sharaftaada dooro🤔 Dadka sharaftooda ka tanaasuli karo ma mudna jaceyl, Qof ku jecelna Labadaas kala dooro kuma dhaho.

  • 18 июл.2 320333

    Cilmiga waxtara: Waa Cilmiga Rabigaa ku bara, eed baratid inuu Kali yahay, ee Keensada inaad isaga Weheshato, inaad ka Xishooto iyo inaad ucaabudo كأنك تراه Sidii aad arkeyso. #SheekhMustafa @sabarka143 🌸🎀🫶