tgindex
📃🧡 Etminnan | إطمئنان

📃🧡 Etminnan | إطمئنان

Статистика

Inta aan sharta iyo xumaha ku tartami laheyn aanu kheyrka iyo wanaaga ku tartano. Waa Madal dhalin yaro ah oo dhex marta saaxadda cilmiga, suugaanta iyo dhaqanka, iyadoo adeegsanaysa diinta Islaamka. ﷺ Owner:@Mikaiil_1

Последний пост
14 авг.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
3
Всего постов
23
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
15 340
−35 за 4 дн.
Сутки
−16
−0,10%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
870
22 постов
Вовлечённость
5,7%
к подписчикам
Постов в день
0,4
всего 23
Упоминаний
26
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
177
1/48двое суток
202
1/72трое суток
218

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • без подписи

  • без подписи

  • اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وسلم❤️📿

  • ━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

  • 8 авг.5326из FikradahaXorta

    Suuradda Al-Cankabuut — Aayadda 69 ﴿وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا ۗ وَإِنَّ اللَّهَ لَمَعَ الْمُحْسِنِينَ﴾ Macnaha: “Dadka u dadaala dartayada, waxaan hubaal ku hanuunin doonnaa waddooyinkayaga. Runtii, Alle wuxuu la jiraa kuwa wanaagga sameeya.” 🤍 Fasirka Aayadda ﴿وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا﴾ Waxaa loola jeedaa dadka Alle dartii ugu dadaala cibaadada, samirka, ka fogaanshaha dembiyada iyo ku dhaqanka waxa wanaagsan. ﴿لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا﴾ Alle wuxuu ballan qaaday in qofkii si dhab ah ugu dadaala dartiisa, uu ku hanuunin doono waddooyinka kheyrka iyo xaqa. ﴿وَإِنَّ اللَّهَ لَمَعَ الْمُحْسِنِينَ﴾ Alle wuxuu la jiraa kuwa wanaagga sameeya, isagoo u gargaaraya, hanuuninaya, una fududaynaya jidka wanaagsan. 🌸 Casharka Aayadda Aayaddu waxay ina baraysaa in hanuunku u baahan yahay dadaal. Haddii aad Alle dartii u dadaasho, xitaa haddii ay kugu adkaato, ha quusan. Alle wuxuu kuu ballan qaaday inuu kuu furo waddooyinka hanuunka iyo kheyrka. Dadaal Samee → Samir → Hanuunsanow → Wanaagsanow. 😊👋❤️ @FikradahaXorta

  • 7 авг.592133

    Tawakkul: Alle ku kalsoonow, gaar ahaan marka arrimuhu kugu adkaadaan.❤️☝️🏻

  • без подписи

  • 📸🫶🩵

  • 30 июл.1 16226из FikradahaXorta

    Qur'aanku waa daawo, Waxa uu qalbiga ka ilaaliyaa xumaha iyo waswaaska shaydaanka. . Haddaba, aynu ku dadaalno akhriskiisa, fahamkiisa iyo ku camal-falkiisa. Alle ha inaga yeelo kuwa Ahlu Qur'aan ah, Aamiin..❤️

  • 30 июл.1 06014

    без подписи

  • 29 июл.1 106151

    ❤️🤲

  • 28 июл.1 0891

    без подписи

  • 28 июл.1 14410

    𝒢ℴℴ𝒹 ℳℴ𝓇𝓃𝒾𝓃𝑔 🩵📸

  • 📃🧡 Etminnan | إطمئنان pinned a photo

  • 27 июл.1 1242

    без подписи

  • 27 июл.1 279262

    Maalin kasta oo cusub waa nimco ka timid Alle.🩵 Ha ku qaadan inaad ka walwasho mustaqbalka ama aad ka qoomameyso wixii tagay. Kaliya addeec amarrada Alle oo dheh: "Alxamdulillaah! Waxaan ku kalsoonahay Alle."❤️🫶📚

  • 26 июл.1 05392

    البَرَكَة Barakadu ma aha inaad wax badan haysato, ee waa in waxa yar ee aad haysato ay ku anfacaaan, kunaugu filnaadaan. Waxaa jira qof hanti badan leh oo aan degganayn, iyo qof wax yar haysta oo noloshiisu barako ka buuxdo. Barakadu waxay ka muuqataa waqtiga, caafimaadka, cilmiga, qoyska, iyo rizqiga—ma aha lacagta oo keliya. Qofka Alle ka cabsada, xalaasha ku dadaala, nimcooyinkana ku mahadiya, Alle wuxuu u yeelaa barako uusan indhihiisu arki karin, laakiin uu noloshiisa ka dareemayo Allahu akbar. Haddii aad barako rabto, xidhiidhkaaga Alle hagaaji, xalaasha ku qanac quudana , hanaka quusan naxariista alle xitta hadey xaladu yara Adagtahay . Barakadu waa hibo Alle bixiyo, mana aha wax lagu cabbiro inta aad haysato, ee waxaa lagu gartaa inta ay kuu tarayso. 🤍 @Etminnan7

  • без подписи

  • 25 июл.1 10918

    ( أَلَيْسَ اللَهُ بِكَافٍ عَبْدَهُ ) Su'aal qoto dheer, haddana ma aha oo keliya su'aal; waa hubaanti qalbigaaga ku shubtay: in Ilaahay kugu filan yahay, oo aan waxba uga baahnayn adduunka oo dhan. Wuxuu madhnaantaada ku buuxiyaa daryeelkiisa, daciifnimadaadana ka dhigayaa waddo uu ku gaaro xooggiisa. Mar kasta oo aad dareento kalinimo, Ilaahay ayaa kaaga dhowaa xanuunkaaga. Mar kasta oo aad u malaynaysay inaad jabayso, Ilaahay wuxuu ku hagaajiyay siyaabo aadan waligaa arag. Markaa haddii aad isweydiiso, "Yaa kale oo aan leeyahay isaga mooyaane?" jawaabtu waxay ka iman doontaa jannada: Miyaanay Ilaahay ku filnayn addoonkiisa? ♥️ 🩵📸🚦

  • 25 июл.1 067103

    ﴿إِنَّا كُلَّ شَيْءٍ خَلَقْنَاهُ بِقَدَرٍ﴾ (سورة القمر: ٤٩) "Annagu wax kasta waxaan ku abuurnay qadar (qiyaas iyo go'aan Alle)." Qadarta Dhan Walba Ku Qanac Ku qanacsanaanta qadarta Alle ma aha inaad joojiso dadaalka, ee waa inaad aaminto in wax kasta oo ku soo mara ay ku jiraan xigmad uu Alle og yahay, adiguna aadan weli arkin. Mararka qaar waxaad waydaa wax aad jeclayd, mararka qaarna waxaad heshaa wax aadan filaneynin. Labaduba waa qayb ka mid ah qadarka rabi Ku qanacsanaanta qadarku ma aha inaad faraxsan tahay mar kasta, balse waa inaad qalbigaaga ku aaminto in Alle kuu dooray  waxa adiga kuu khayr badan iyo Waxa Kuu Sharbadan. Salamu caleykum @FikradahaXorta