- Последний пост
- 5 дек.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Языки (по похожим)
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
🚨 Rasmi 🚨 Waxaa la Sameeyay isku aad ka World Cup 2026 🏆 Haddii uu Allah nafta inagu gaarsiiyo waynu ciyaari doonaa Fantasy ga Koob ka aduunka Waligaa ma ciyaartay Fantasy World Cup ka ? Aniga ahaa 2022 ki Group kee ugu adag ayaad is leedahay? @somalistreamer
https://t.me/boost/SomaliStreamer
Xabi Alonso ayaa dhab ahaantii ku riixaya maamulka Real Madrid in ay bilaabaan shaqada saxiixa Yildiz. Waxa uu aaminsan yahay in Kenan uu mustaqbalka noqon doono mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican aduunka, isla markaana kooxda ay tahay inay shaqada ku bilaabaan hadda. 🤍 @Somalistreamer maxay kula tahay ?🤓
🚨 Fede Valverde ayaa ku soo laaban doona daafaca midig si uu u daboolo maqnaashiyaha Carvajal iyo Trent. (@COPE) maxay kula tahay?🤓
Shaxda rasmiga kooxda Manchester United Aragtidaada?
https://www.facebook.com/share/1D6XkkgMRy/?mibextid=wwXIfr
https://www.facebook.com/share/1D6XkkgMRy/?mibextid=wwXIfr
🗣 Álvaro Carreras: “Jawiga qolka lebiska? Waa mid aad u wanaagsan, waxaan leenahay jawi cajiib ah tababaraha. Runtii waxaa jira niyad wanaagsan oo xiriirkeennu fiican yahay. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan qayb ka noqdo kooxdaan.” 🗣 Álvaro Carreras: “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan halkaan ciyaaro, gaar ahaan Champions League-ga. Waan ognahay in Olympiacos ay tahay koox adag, inaan u nimid garoonkooda, ayna adkaan doonto in ciyaarta la guuleysto.” Q: “Xagee ayaad ugu raaxaysataa inaad ka ciyaarto? Ma ka ciyaari kartaa daafaca dhexe?” 🗣 Álvaro Carreras: “Booskeygu waa daafac bidix, laakiin waan ka ciyaari karaa daafaca dhexe, wing-back, afar daafac ama shan daafac… Waxaan la qabsadaa wixii loo baahdo, wixii tababaraha iga rabo waqtigaas.”
https://www.facebook.com/share/p/17swyrXWWf/?mibextid=wwXIfr
https://www.facebook.com/share/p/1CuzBXhR3q/?mibextid=wwXIfr
https://www.facebook.com/share/p/1CuzBXhR3q/?mibextid=wwXIfr
https://www.facebook.com/share/p/1CuzBXhR3q/?mibextid=wwXIfr
https://www.facebook.com/share/p/16VtJXqrVm/?mibextid=wwXIfr
https://www.facebook.com/share/p/1BevSSh9kQ/?mibextid=wwXIfr
Channel name was changed to «Somali Streamer»
Channel name was changed to «Dalkeena Media»
💬 KU BIIR BEESHA BAHDA SOMALIDA EE TELEGRAM! 💬🌟 🔰 Somali Community 🔰 🚀 Adeegyo Badan? ✅ Macluumaad u baahantahiin ✅ Casharada Islaamiga 📖✨ ✅ Buugaag iyo casharo free ah🌍 ✅ Qormooyin iyo dhiirigalin 💡 🌟🌟🌟🌟🌟 📌 Xusuusnow: 🔹 Waa bilaash! 🎉 🔹 Yaa laga masixin! ⏳ 🔹 Waa fursad! 🚀 👉🏾 HADDA KU BIIR! 📲 Guji linkiga hoose si aad ugu biirto: ⤵️⤵️⤵️ 🔗 TAABO HALKAN OR 👉 Don’t Wait, Join Now! 👇 🔗 https://t.me/addlist/sZlVByXd1rVjMGY8
💬 KU BIIR BEESHA BAHDA SOMALIDA EE TELEGRAM! 💬🌟 🔰 Somali Community 🔰 🚀 Adeegyo Badan? ✅ Macluumaad u baahantahiin ✅ Casharada Islaamiga 📖✨ ✅ Buugaag iyo casharo free ah🌍 ✅ Qormooyin iyo dhiirigalin 💡 🌟🌟🌟🌟🌟 📌 Xusuusnow: 🔹 Waa bilaash! 🎉 🔹 Yaa laga masixin! ⏳ 🔹 Waa fursad! 🚀 👉🏾 HADDA KU BIIR! 📲 Guji linkiga hoose si aad ugu biirto: ⤵️⤵️⤵️ 🔗 TAABO HALKAN OR 👉 Don’t Wait, Join Now! 👇 🔗 https://t.me/addlist/sZlVByXd1rVjMGY8
📲 Somali Community 2025 ✨🌟 📢 Explore the Best of Somali Content! 📢 🕌 Diini & Iimaan 📿 🌙 @Al_xakiim 📖 🕋 @Quruxdaislaamka ☪️ 📿 @Hidaayatu_Rabi 🤲 👑 @hogaan_Dumar 🫅 🌺 @Dhaqan_wanaag 🕌 🌟 @TAMARSIINTARUUXDA 🌸 📜 @Diinteenna_Macaan 💫 ✨••○••○••○••○••○••✨ 📚 Aqoon & Dhiirigelin 🎓 📖 @XikmadoSom 🌟 💡 @Dhiiragaliye 💝 ❤️ @AishaAhmed99 ❤️🩹 🫀 @QalbiDhaye143 🌸 ✨ @kalimakariim 🌟 😍 @xaqiiqadanolosha 💭 🤳 @Albaanichannel252 📸 🥰 @Ruuxda 🌸 👩❤️👩 @dareenbulsho 💞 ✨••○••○••○••○••○••✨ 💞 Jacaylka & Suugaanta 💏 💏 @Dareen_side 💘 😘 @Hasancaashaq 💌 💭 @Mohametahmed 📜 🎶 @Noqoxiddig 🎵 👩❤️👩 @DunnidaSuugaanta 💞 🫀 @qalbiyadeena 💓 ✨••○••○••○••○••○••✨ 📖 Aqoon & Fasahada 📚 🔐 @maanhage 🌱 🌱 @farsamada 🌿 🏃 @KobciAqoontaada2 🚀 📊 @guuleyso11 📈 🌍 @somalienglish3 🌐 ✨••○••○••○••○••○••✨ 📚 Buugaag & Maktabado 📕 📖 @somalibooks 📚 ⏳ @kobciyebooks ⏰ 📕 @Somalilibrary 📘
Maalinta 19-aad ee Ramadaan 🌙🤍 Ya Allah, ilaali walaalaheenna dhibaataysan ee Falastiin iyo meel kasta oo dunida ah. Siiyow adkaysi, xoog iyo guul weyn. U naxariiso shuhadadooda oo qalbigooda sii samir iyo dulqaad. U oggolow ummadda Muslimiinta inay mid noqdaan si ay uga hortagaan dulmiga iyo dhibaatada lagu hayo walaalaheenna. Barakee dadaal kasta, mid yar ama mid weyn, oo noo oggolow in rajooyinkeennu sii kordhaan maalin kasta. Dhab ahaantii, guul kasta waxay ka timaadaa Allah kaliya. Aamiin 🤲🏽 @qalbiyadeena