𝐇𝐞𝐲𝐛𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫
СтатистикаHeybad_Dumar ✍️ Waa janal kahadla arimaha dacwada gabdhaha 👑 Dunida oo hagagto waa dumar hagaagay Ragga waxaa soo saara Dumarka , hadii aad dooneysaan Rijaal waaweyn kudadaala Dumarka , iyaga bara👇 Waa maxay sharaf ❤ Waase maxay sareentu❤
- Последний пост
- 14 июл.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 24
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
" فمن للأمّة الغَرقىٰ إذا كُنّا الغَريقينا ؟! " Marka aad diinta hawadaada ka saarto waxaad noqonaysaa qof xaqiiqi ah , tayo-na leh , Dhibka u wayn ee ina haystana ma’aha ducaad la’aan ee waa ducaad tayo la’aan ah ! Maxaan sidaa udhahay ? Waxaan u dhahay Mar walba waxaa qofka qiima uyeela ama haga waxa uu xanbaarsanyahay iyo mabda’iisa , waxaad arkaysaa in damiirkii hoose ee dareensiinayay in waxa aad sheegayso farrin aad xanbaarsantahay yahay uuna kaliya ahayn kalmad aad jeedinayso uu dhintay , saa waxaa ka dhalatay in qofka isku dhax qaso hawadiisa iyo diintii , dhimrinta iyo adeega , in xikmadii dacwada meesha ka baxdo , fududayn dhabar ka toogasha ah umadii lagu harqiyo , ogoow daaciyoow diinta sida uu rabbi ku soo dajiyay ayay ku fududahay Uma baahna fududayn jeebkaaga ah , isku dhax qasida dhimrinta iyo hadal jileeca iyo adkaynta waa musiibada maanta inbadan haysata Oo ayna ukala soocnayn halka ku haboon hadba odhaahda ay dhahayaan , dacwaduna xikmad ayay ubaahantahay , oo odhaah walba meesheeda dhigtid , diinta hala fududeeyada xadkeedi la dhaafiyay waxaa ka dhashay in soo baxaan duul ebar ah oo maran hadana kalsooni buuxa isku qaba , waxnana loo sheegi karin , umadiin hawd ka tuuray! 𝐃𝐢𝐢𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚 waa diin dhamaystiran , jidaynta 𝐫𝐚𝐛𝐢𝐧𝐚- 𝐧𝐚 waa mid cadaalad ku dhisan .. sida dhimrinta uamartay ayay adkayntana uamartay, mid walbana meesheeda in la dhigo, Daaciga maanta intaa fahamsanayn wuxuu umada ku yahay dhabar jab kabisteedu adagtahay , gaal wax uuna gaarsiin karin umada ayuu isaga gaarsiinaya! 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐧𝐨 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐜𝐧𝐚𝐲𝐧 𝐦𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐨 , 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐜𝐧𝐚𝐲𝐧 𝐜𝐚𝐝𝐜𝐚𝐝𝐢𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 , 𝐤𝐚 𝐟𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐲𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐢𝐢𝐭𝐚 , 𝐠𝐨’𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐝𝐚𝐲𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐢𝐧𝐤𝐮 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐦𝐢𝐢𝐫 , 𝐦𝐮𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐥𝐚 𝐥𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲𝐧-𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐣𝐢𝐛 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 , 𝐝𝐢𝐛 𝐢𝐬𝐮𝐠𝐮 𝐥𝐚𝐚𝐛𝐨! " فَمَا المَعنىٰ بِأن نَحيَا وَلَا نُحيىٰ بِنَا الدِّينَا " ؟! - رِسالة @Heybad_Dumar ┗━━━━💐💐━┛
без подписи
без подписи
без подписи
#Adkaarta_Subixi Waa dhufees adag shedanka halaga galo oo hala aqristo allaha idin xifdiye https://t.me/Heybad_Dumar
без подписи
без подписи
وجّهتُ وجْهِي نَحوَ بَابُك رَاجِيًا .. والحَالُ لا يُخَفَىٰ وأنتَ علِيمُ .. 🥺❤️🩹
без подписи
💌 لبيك ربي وإن لم نَكُن بَينَ الحجاج مُليياً Ku ajiibnay allahayoow xiittaa haddii aana kamid ahayn kuwa uqasday baytkaaga barakaysan ajiibida amarkaaga..🤍 @heybad_dumar
без подписи
💌 Rasuulkeenu Scw wuxuu Yiri: Majiraan Maalmo Camal wanaagsan looga Jacayl badan yahay Allaah Swt xaggiisa oo maalmahan dhexdooda ah. Nebigana Scw wuxuu ula jeedaa 10ka beri Ee dul-xijjah Kadib bay Saxaabadu ku dhaheen: Yaa Rasuulullaah ma xitaa Jihaad Fii Sabiilillaah? Rasuulkuna Scw wuxuu yiri: Xitaa Jihaad Fiisabiilillaah, loogama Jecla illaah Swt Agtiisa, illaa lahelo mooyaane Nin ubaxay ''Jihaad'' Naftiisa iyo Maalkiisa oo Uusan Waxba Usoo Noqon. Yacni Ku Shahaada Qaatay.. Kaas Uunbaa Kafadli Badan Buu Nabiga Scw Ku Cabiray. -Waxaa Wariyey Bukhaari... • Hadaba Walaalayaal Aynu Ka Faa'idaysano Maalmahan @Heybad_Dumar
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
🌹♡🌱 إلهِي جدَّ لنا بالعَفوِّ إنَّـا على أبوابِ عفوِك : طامِعِينا فأنتَ اللهْ ، تغفِرُ ثمَّ تعفُو و تَقبَلُ إن أتَينَا تائِِـبِينَا 🤲 🌹♡🌱
без подписи
𝐇𝐞𝐲𝐛𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫 pinned «( ❤️Tobanka Dil Xijah❤️ ) Allah wuxuu ka yeeley maal-mihiisa ..maalmo uu si gaar ah uga fadli yeeley maalmaha kale waayo tobanka maalin ee ugu horeeysa bisha dil-xajj ee aanu ku guda jirno baa ah ..maalamaha ilaaheey kuwooda ugu fadli badan uguna kheyrka…»