tgindex
H

Kusoo dhawaaw Hogaan_bulsho

Последний пост
14 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
3
Всего постов
26
Тип
открытый
Язык
und
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
2 543
−5 за 2 дн.
Сутки
−2
−0,08%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
144
26 постов
Вовлечённость
5,7%
к подписчикам
Постов в день
0,4
всего 26
Упоминаний
1
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
7
1/48двое суток
8
1/72трое суток
8

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 14 авг.7из hogaan_Dumar

    جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

  • 14 авг.9из hogaan_Dumar

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • .• #تذكير الليلة هي ليلة #الجمعة ليلة ليست مثل باقي الليالي فأكثروا فيها من الصلاة على #النبي #محمد ﷺ . اللهم صلّ وسلّم على نبينا #محمد. ' #xusuusin Caawa waa habeenkii Jimcaha Habeen aan la mid ahayn habeenada kale Badiya habenkan dhexdiisda saliga Nabi #Maxamed ﷺ. اللهم صلّ وسلّم على نبينا #محمد @hogaan_Dumar 🦋

  • 27 июл.97из hogaan_Dumar

    صلاَة الفجَر خيرُ من النوم ، ولا يستَيقظ لها إلا المُحبّ الصادق للّٰه ، فيها أنوارٌ تسطع وجباهٌ تركع ، وحسناتٌ تُرفع وأرزاقٌ توزع ، فيها يُنقي الله عبَاده من الذنوبّ والخطايا ، فأهل الفجر هم أحبُّ العباد إلى اللّٰه

  • 3 июл.47из hogaan_Dumar

    جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

  • 3 июл.100из hogaan_Dumar

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • 12 июн.97из hogaan_Dumar

    جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

  • 12 июн.66из hogaan_Dumar

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • 17 мая234из hogaan_Dumar

    ‏جدّد نيتك :" ‏قبل أن يهلّ هلال ذي الحجة 🌿 ‏وتبدأ العشر "خير أيام الدنيا" ‏اُنوي الصيام والقيام والتهليل والتكبير ‏والختمة والختمتان وكل أنواع البِرّ! ‏فالعمل في هذه العشر أحب إلى الله عن سائر الأيام ✨ ‏أقبلت العشر فاستعدّوا 💛 “Niyadaada cusboonaysii: Ka hor inta aysan dhalan bisha Dhul-Xijjah 🌿 oo ay bilaabmin tobanka maalmood ee ah ‘maalmaha adduunka ugu kheyrka badan’, niyee soon, salaadda habeenka, tahliilka, takbiirta, akhrinta Qur’aanka hal mar ama dhowr jeer dhammeystirkiisa, iyo dhammaan noocyada kheyrka iyo wanaagga! Camalka la sameeyo tobankan maalmood ayaa Ilaahay uga jecel maalmaha kale oo dhan ✨ Tobankii maalmood way soo galeen ee isu diyaariya 💛”

  • 8 мая22431из hogaan_Dumar

    💎 "من صلى علىّ صلاة واحدة صلى الله عليه بها عشراً" 💎 ومن قرأ سورة الكهف أضاء له نور ما بين الجمعتين ، 💎 وساعة قبل المغرب لا يوافقها عبد مسلم يسأل الله شيئاً إلا أعطاه💎🤍♥️ ❤️Qofkii 1jer ku salliya nabiga ﷺ alle aya kusaliya 10 jeer. 💙Qofkii aqriya suratul kahfi waxa loo iftimiya nuur inta udhexeysa labadas jimce. 💙saacad ka horeyso salaada maqrib mahaleelo adoon Muslim ah oo alle su aalanaya shey illaa haduu halelana alle waa uu siiya💙❤️♥️ @hogaan_Dumar

  • 1 мая101из hogaan_Dumar

    جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

  • 24 апр.148из hogaan_Dumar

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • 21 апр.2622из hogaan_Dumar

    ‏ ‏- سُبحان الله. ‏- الحمدلله. ‏- لا إله إلا الله. ‏- اللهُ أكبر. ‏- سُبحان الله و بحمدهِ. ‏- سُبحان الله العظيم. ‏- استغفر الله و أتوبُ إليه. ‏- لا حول و لا قوة إلا بالله. ‏- اللهُم صلِ على نبينا محمد. ‏- لا إله الا الله محمد رسول الله.

  • 18 апр.233из Hogaan_bulsho

    ♡︎ 𝐇𝐚 𝐌𝐮𝐫𝐮𝐠𝐨𝐨𝐧 ♡︎ ❤︎𝐖𝐞𝐥𝐢𝐠𝐚𝐚 𝐇𝐚 𝐌𝐮𝐫𝐮𝐠𝐨𝐨𝐧❤︎ 🌸Maxaa umurugoon adigoo og inuu rabbigaa yahay rabbul calamaiin. 🌸Maxad u murugon adigoo og wax Walba oo kugu dhacaya iney qoranyihiin . Maxaad u murugon adigoo og in noloshada kobantahay. 🌸Hamurogoon markuu culeys kusarmo. Allah SWT ayaa yiri 🌸(إن مع العسر يسرا) culeyska waxa kadanbeya fudeyd 🌸Hamurogoon marka and weydo waxaad jeceshay Allah SWT ayaa yiri 🌸(وَعَسَى أَنْ تُحِبُّوا شَيْئاً وَهُوَ شَرٌ لَكُمْ ) laga yaba Inaad jeclato shey dhibato kugu ah adiga 🌸Hamurogoon marka lagaa guuleysto Allah SWT ayaa yiri 🌸(وتلك الأيام نداولها بين الناس ) Maalmaha waxeyna ukala badbadaleynaa dadka. 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗮𝗾𝗿𝗶𝘀𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗲𝗹𝗶 𝗼𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘀𝗶 𝗮𝗮 𝘂𝗵𝗲𝘀𝗵𝗼 𝗾𝗼𝗿𝗮𝗹𝗼 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝘅𝗶𝗶𝘀𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻, 𝗸𝗮𝗻𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘀𝗵𝗮'𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵🥰🥰 𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 https://t.me/Hogaan_bulsho

  • 12 апр.2351из Hogaan_bulsho

    ♡︎ 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 ♡︎ 𝐌𝐚𝐭𝐚𝐪𝐚𝐧𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐚𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲? 𝐰𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚𝐠𝐚 🌸Bal wax yar ka fikir hadii aad waqtigaga si taxadar leh oo nidaamsan u isticmaasho waxaad awoodi doonta inaad hesho hanti kasto oo aad rabto , hadii aad lacag waxaad ubahantahay inaad waqtigaga si fiican u isticmaasho , hadii aad caanimo rabtana waa inaad waqtigaga si fiican ugu faa'ideysato . 🌸maadama waqtigaga ku fadhiyo qiimo aad u weyn waxaan go'aansaday inaan qormadan ka qoro kuguna sheego sida aad waqtigaga uga faa'ideysan karto si taxadar leh oo caqliyeysan . 5⃣ 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐢 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐚'𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚𝐠𝐚 . 1.𝘀𝗮𝗺𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗟𝗶𝗶𝘀 𝗵𝗮𝘄𝗹 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗲𝗲𝗱. 🌸sameyso liis ay ku qoranyihiin hawlaha aad rabto inaad qabato , Midka mid ah sabaha keena dadka iney wahsadan ama eey caajisaan isla markaana eey waqtigoda u lumiyan waa iyaga oo aan garaneyn hawlo eey qabtaan amaba aan aqoon mida ey ka bilabayan, hadii aad qorto liis howl maalmeed waxaa ka yaranesa inaad caajisto. 2 .𝗛𝗮𝘄𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗺𝘂𝗱𝗻𝗮𝗮𝗻 𝘂𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲. 🌸Hawlaha aad rabto inaad maalinimada qabato waa inaad go'aamisaa muhiimada ay mid kastaaba leedahay sida ,shaqada ,barashada xirfad cusub , wax aqriska , jimicsiga , waqti laqaadashada dadka . Midkastaba waa inad usameysa mudnaan. 3.𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮l 𝗵𝗼𝘄𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮. 🌸kala badal hawlahaga hadii midu kuu suurl geli weydo tuusaale ahaan kaso qaad inaad channel leedahay oo aad rabtay inaad mawduuc qorto balse aadan helin fikrad aad mawduuca ka qoreyso xaaladan oo kale waa inaad hawshaan si dhaqsa ah ugu badashaa hawl kale oo aad halkeedi gelisaa oo aad uso noqotaa hawshaa. 4.𝘅𝗶𝗹𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗸𝗮𝗰 𝘀𝘂𝗯𝗶𝘅𝗶𝗶. 🌸 mataqana waxa ugu badan ee lasameeyo ee waqtiga ugu badan qaata ? waa hurdada. hadii aad seexato wax kabadan sided sacadod(8) waxad si dhab ah ugu baahantahay inaad balwadada hurdada dib ufiiriso oo aad wax kaqabato si aad u badbaadiso Qeyb kamid ah waqtigaga. 5.𝘂𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲 𝗵𝗮𝘄𝗹 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝘅𝗮𝗱𝗶𝗱𝗮𝗻. 🌸marka aad rabto inaad hawl qabato usamee hawshaa waqti xadidan oo aad ku dhameyso taasi waxa eey kaa cawineysaa inaad hawshaa ka jeesan ama aadan ka cajisin, oo aad diirada saarto waqtina aad ku dhameyso . 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝘀 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘀𝗼 𝗸𝗼𝗼𝗯𝗮𝘆𝗮 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗾𝗼𝗿𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 ❤️ 𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 https://t.me/Hogaan_bulsho 💙🦋

  • 10 апр.481из hogaan_Dumar

    جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

  • 10 апр.76из hogaan_Dumar

  • 26 мар.284из hogaan_Dumar

    Maqrib qamis ah ilaa maqrib jimcaa afkaga haka qoynaado saliga nebiga.❤️ اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد. اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد. اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد.

  • 24 мар.3034из hogaan_Dumar

    Cilmiga raadintiisa haka mashquulin si kasta oo xaalada kuugu adagtahay si kasta oo aad caajis u tahay maanta hadaad ka caajisto Ilaahay talasaaro oo beri kac samayso saaxiibo kugu kaalmeeya oo ku dheerigeliya intaa kahorna Ilaahay talasaaro oo markasta ducayso ♥️🌸 Maalin walba wax cusub ayaa baran kartaa ee talaabo horay uqaad Allah hakugu kaalmeeyo dadaalkaga❤️

  • 21 мар.288из hogaan_Dumar

    Qofkii soon lagu leeyahy waxa waajiba inuu soo qadeeyo oo soo gudo kadib uu soomo shawaal 6da maalin ee wadaca❤️

Hogaan Bulsho — tgindex