- Последний пост
- 9 сент. 2025 г.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Khalid Creative pinned «Sababaha teknoolojiga ah, qaybta waxaa loo sameeyaa mar kale. Si aad u kacdeen mid kuleysa ka hor, xidhka cusub ee qaybta hadda waxaa lagu heli karaa lambarka ah ee botkaaga. Qaybta hore ma shaqaynaynaa, waxaana la tirtiri karaa.»
Sababaha teknoolojiga ah, qaybta waxaa loo sameeyaa mar kale. Si aad u kacdeen mid kuleysa ka hor, xidhka cusub ee qaybta hadda waxaa lagu heli karaa lambarka ah ee botkaaga. Qaybta hore ma shaqaynaynaa, waxaana la tirtiri karaa.
97.78% Waxa ii soo dhamaaday course an in mudo ah waday. Alhamdulillah ❤️
без подписи
Shaqooyin aan u qabanay macamiishada , haddii aad rabto kuwa kuwan ka qurux badan hadda soo dalbo. 634570338
Eid Mubarak 😊
Agabkan aad u jeedan waa aniga Hantidayda. Wax aad mooda inaan joojin kari la ahay isticmaalkiisa laga soo bilaabo 2023 ilaa iyo hadda , waxa aan bartay isla agabkan oo xirfad gaar ah mudadaasna waxa aan xooga saaray xirfado kala duwan sida ps oo loo yaqaan photoshop iyo Ai Oo loo yaqaan Illustrater iyo ka u dabeeya waliba aan ilaa hadda ku jir barashadiisa oo ah Pr oo loo yaqaan Premier. Inta aan waday hayaankas aqabado badan way I hor imaaden hadana ma aan u istaagin ee waan so baxay ilaa aan heerka maanta ka istaagay , heerkaas oo ah inaan maanta isla iyagii aan intaas oo mudo ah ku jiray ku shaqaysato ilo dhaqaalena iga soo galo. Waxa aan xasuusta inaan ku bilaabaya barashooda 20$ oo joogta ahayd bilkasta waadna taqanaa dhaliyaro xaalkeeda haddana midhaheeda waa aan guranaya hadda. Waxa aan intaas idiinku soo gudbinaya Muhiimadu ma ah wax aad hayso iyo xalada aad ku sugan tahay ee muhimadu waa inaad bilowd rajo cusub oo ku gaynaysa meel fican. U jeedku waa nafta ee edbiya marka hore. 😐
𝙀𝙞𝙙 𝙈𝙪𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠
Barnaamijka : Qorshe & su'aalo 1. Ma ahay Noole naftiisu la qabsatay qalinka , hoosna u qorin karta waxkasta oo ah tabanayso ? Qofkasta naftiisa uu waydii karaa si uu isku ogado. Taajud wacan❤️
Barnaamijka: Qorshe & Su'aalo Cawa wax ii bilaamay Barnamij aan in badan rabay inaan bilaabo, wax badan ka caawin kara qofkasta oo raba inuu noloshiisa hormar gaadhsiiyo. U jeedku Waa hankagu inta uu yahay.
Xadiiska maanta Ramadan 04❤️
xadiiska maanta Rmadan 03
Ramadan mubarik ❤️🥳
Jumma kareem ❤️
https://www.facebook.com/100069101383352/posts/947564130890291/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v Soo eeg Posterka cusub ee facebook yala
Wali waa ay yartahay Maktabadaydu !!😐
Cawa waxa aan jooga 1999s
Buug cusub oo ku soo biiray Maktabadayda📚🔓
Casharka kobad ee aan ka bartay bugga la magac baxay ( Mucjisada Aroortii ). Ha u quruxin noloshada ama naftaada si aad dadka u tusiso inaan ku jirto nolol tii ugu saraysay ee u noolow dantaada iyo inaan ka ficanato qofka aad ahayd shalayto. Salaam❤️ #Odhaah
Maanta wax yaabaha ugu waa weyn ee dhalinta iyo cuqaashaba dhiigooda raacay waa Socail media , waxa ay ka dhigteen noloshooda maalinla ah. Social media waa meel uu nin adiga ka gacansanayo , aduu goormee ganacsi bilaabin oo aad dad ka shaqaysan doonta , Goorma bilaabi doonta Xirfadii aad waligaa ku taamaysay inaad barato sanndo badan , goorme fulinaysaa qorshaysii aad dajisaa sannadkan iyo kii ka horeyayba , goorme bilaabaysa akhrinta buggta aad jecelayd inaad akhrido. Sannadkan bal isku day wax yar oo ka mid ah maalinkaga inaad ku bixiso wax adiga ku anfaca oo aad heer ku gaadho. Muhiimadu waa horumarkaga.