tgindex
MASKAX🧠MAAL📖

MASKAX🧠MAAL📖

Статистика

Kuso dhawaaada Chennelka Maskax maal o aan ku so gudbino qoralada kala duwan ee Qosol jaceyl qiiro IWM FAHFAAHIN dheerad ah la xiriir @Hogaamiyejaale

Последний пост
8 июл.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
12 033
−75 за 5 дн.
Сутки
−19
−0,16%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 635
20 постов
Вовлечённость
13,6%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 21
Упоминаний
7
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • MASKAX🧠MAAL📖 pinned a photo

  • HADII AAD DONEYSO INA SHAX ISKA IIBISO AMA AAD EEBSATO AMA AAD DONEYSO IN COINS LAGUGU SHUBO KUSO DHAWOOW CHANNELKEENA SOMALI ONLINE STORE O AAD KA HELI KARTO INTA KOR KU.XUSAN https://t.me/SOMALI_ONLINE_STORE AMA LANBARADAAN HOOS KU XUSAN https://Wa.me/+252772435347

  • 4 мая1 212143

    يا صاحبي إن قلوب الناس مكتظة بأمور يجهلها حتى أعز الأقرباء فمر هينا .... Saaxiibkeygiyoow quluubta dadku waxa ka buuxa oo cusleeyey arima bdan oo xitaa qaraabadooda ugu dhow aysan ka warqabin, markaa si tartiib ah oo degan noloshada oga mid noqo ومهما كانت صورة الإنسان الخارجية سعيدة فأنت لا تدري عن خفايا قلبه لذلك ترفق... Si kasto uu dibadda ugu muuqdo mid fraxsan , balse ma ogaan kartid sirta qalbigiisa ugu qersoon u daremayo ee markaa u naxariiso oo u debacsnow.

  • 24 апр.1 212161

    Niyad-jabka dhabta ahi kaliya ma ahan in aad weydo qof aad jecleyd, balse waa in aad ogaato in waxa kugu xiraayay qofkaas aad dadka ugu jecleyd uu ahaa wax aan jirin oo khiyaali ah, adiguna aad la noolayd sheeko hal dhinac ah, qalbigaaguna uu ahaa: Qoraaga, Halyeeyga, iyo fhibanaha🥀💔

  • 15 апр.1 3628

    "Waxaynu noqonay kuwo aan u dhaawacmin sidii hore haddii uu inaga tago qof aynu jecel nahay ama saxiib ina khiyaamo, ma garanayo ma nafteena iskala qabsatey dhaawaca? mise inagaa kornay ilaa heer aynu gaadhnay in aynaan u aabo yeelin haddii cidii doonto ay tagto balse adigu fogaantaadu ka duwan fogaanta kale waxay iga dhigtay wali mid kaa fikira?." 💔😥

  • 1 апр.1 560143

    . calaf koo iskeen Bado ❤️ . ceesh iGu kaa daro❤️ . cilmi Baan ku Bari laha❤️ . cashaqu ka kow yhy ❤️

  • https://t.me/NAF_LAHADAL

  • 26 мар.1 469292

    God muxu ku kala riday laba guusha wada jecel geerida mid yidhi hoo ⚰️💔🥹

  • 24 мар.1 46911

    Haddii ay aduunyadu tahay mid sahlan sabarku manoqdeen mid kamid ah albaabada jannada Lama helayo qof kabadbaaday dhibaatada aduunyada xitaa nabiyada nabi yuusuf cs ceel ayaa lagu riday nabi ibraahim cs dab baa lagu tuuray nabi muuse cs in uu sixiroole yahay ayaa lagu eedeeyay nabi muxamed scw waa lagu dhagxeeyay oo wajigiisa sharafta badnaa ayaa candhuuf loogu tufay ee sabar oo adkayso ilaahay kuwa sabra ayuu lajiraa Salaam🤍

  • 24 мар.1 67727

    𝕕𝕒𝕣𝕖𝕖𝕟 𝕁𝕒𝕔𝕖𝕖𝕝:🌹ᴇᴘɪsᴏᴅᴇ💌:7 Qalbiga aad ii xoraysay Dartey xayiraad u saartey Haddaan kugu xeerin waayay Xor baad u tahee adduunka Mar kale xulo ruux ku deeqa😢🤦‍♂ Xurmada aad igu habaysay Xaggayga haddaad ka wayday Walaal qof xun maan ahayne Darenka dhintaan wax xeerin 😓🙆‍♂ 💔🪫🧑‍🦯

  • 21 мар.1 689101

    -Sawirka (Bidix ilaa Midig) Taliyaha Guud ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah Mohammad Pakpour, Hogaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei, Xoghayaha Guud ee Golaha Sare ee Amniga Qaranka Iran Ali Larijani, iyo Wasiirka Difaaca Aziz Nasrzadeh. -Maraykan iyo sahnuuniyada si kastay u dilaan hogamiyazha kacaanka hadana waxba iskama badalin awooda iiraan dhiiragalin iyo awood bay kasii qaadayaam taas waxay muujinaysaa mabda ay umadi aaminsan tahay inaanan waxba looga badaleen hogamiye la dilo taas badalkeed hogaamiyihii la dilay uu badalayo mid kasii awood badan hogamiyihii hore dhiiranaana ay kasii qadayaan.

  • 18 мар.1 58017

    Eid mubaarak Ma haysatid dhar ciid xaqul eidna kumasoo galin aad dhar ciid ku gadato waxaa ka fakiraysaa waxaa samayn lahayd malinta eid madama dadku ciidaysanayaan hadii aad dharkaagii hore hagajisan lahydna lacag ma haysatid aad magalada ku shidato talada ugu wngzn aan ku siin lahaa wa inaad iska seexato si jaamka magalada uga yarayso😭😁😂

  • 15 мар.1 797332

    From naf wax jecel😭❤️‍🩹🥺 Dareenkaad igu abuurtaa qalbigayga buuxshoo mar hadaan ku tabaayo maalin kuma dhawaysteen dareen kuuma qaadeen qalbiga kuuma hibeeyen hello daada oo quraa hanti iigu filan.😓💔🥹

  • 14 мар.1 851287

    Wuxu yiri🔥 • Sarta Hilibka dheehaaga • Sabaydaada dhererkaga • Sarajooga muuqaaga • Sanqaroorka jaahaaga • Dahab io xariir saaran • Uma baahna saantada • Hadda silis ha xidhan maaha • Luqantuna ha sudhin maaha • Waxaan uga socdaa heedhe • Marka aad sunud heyso • Waxa suq muq yaala • Ha la simin kitaab weyn

  • 13 мар.1 629261

    Iyadoo Xanaqsan Ayey Ku Tiri "Ma Taqaan Farqiga u dhaxeeya Hooyadda Iyo Hooyadday.?😁😁 -Intuu u dhoola Cadeeyey Ayuu Ku Yiri "Haa dabcan wan aqaan"!😁 -Waxeey Tiri "Haddaba Ii Sheeg".... Wuxuu Yiri "Hooyadday Aniga Ayey Dunida I Keentay, Laakiin Adiga Hooyadda Duniddii oo Dhan Ayey Aniga Ii Keentay xppti"🥹🫂❤️ Intay Farxad Is Celin Weeday, Ayey Tiri "Gacaliye Hoo!! 3dan kun ee Doller Waxaa Rabto Ku Sameyso Waa Ayuutaddii Sanaadkan Ee Haddiyad Aahan u Qaado...🥺❤️🥀 Bal kawarama arrintaas😁😂😂

  • 11 мар.1 707121

    Xariif ree burco ah ayaa tagay baydhabo wuxuuna kayaabay af may mayga hal eraya ayuu ka fahmi wayay, kulahaa gow war wlhi kuwanaa xaq uleeyihiin in ay go'aan🤣🤣🤣

  • 10 мар.1 785211

    𝕕𝕒𝕣𝕖𝕖𝕟 𝕁𝕒𝕔𝕖𝕖𝕝:🌹ᴇᴘɪsᴏᴅᴇ💌:6 Gcliso Ma og thy Dawoyinka Aan Aktada Ka Helo xitaa mabixiyaan Dhaqatirta Calamka Elaa (ALLE SWC) Moyaane           😘❤️👍 ❣ʜᴀʙᴇɴ ᴡᴀɴᴀɢsᴀɴᶠᵃᵐˡⁱʸ❣

  • 10 мар.1 5972

    Xikmada cawa Calaf baa xishoone maxay hablo qurxoon iso mareen🥹💔

  • 6 мар.1 979325

    ⚡️Waxad tahay shaqsi u qaas ah noloshayda marba hadan adiga ku haysto i aamin noloshayda way dhamays tiran tahay....❤️