tgindex
Somcourse

"Rajada Dhalinyarada" ----------------------------- ''MAALIN CUSUB" "XIRFAD CUSUB" "FURSAD CUSUB" 𝗙𝗥𝗘𝗘 𝗠𝗢𝗖𝗞𝗨𝗣𝗦 👉 @mockups252

Последний пост
8 июн.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
und
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
7 770
−6 за 1 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 785
20 постов
Вовлечённость
35,8%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
2
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 8 июн.1 0293

    Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.? 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗕𝗼𝗼𝘁𝗰𝗮𝗺𝗽, waa tababar 𝟯 𝘁𝗼𝗱𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱 ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan digital marketing, content creation, content marketing, social media marketing iyo paid advertising. 𝐁𝐨𝐨𝐭𝐜𝐚𝐦𝐩-𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚: Foundation of Digital Marketing and Strategy Content Marketing, Creation and Planning Social Media Marketing and Paid Advertising Waxaa ku hagi doona 3 macallin oo kubaro ah oo inbadan kusoo guda jireen suuqa dijital-ka. Start Date: 13 June 2026 Duration: 3 Weeks Certificate: Yes On Campus Training, Taleh, Som-oil Building, Mogadishu Limited Seats: 20 Students Only Haddii aad rabto inaad dhisto xirfad practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, tani waa fursaddaada. Isdiiwaangeli maanta, Kuraastu way xaddidan tahay. Wa.me/+252614287820

  • 4 июн.1 10031

    Diyaar ma u tahay inaad noqoto 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯? Ku soo biir Somcourse #webinarseries12 oo ciwaankiisu yahay 𝐓𝐡𝐞 𝐀𝐈-𝐏𝐨𝐰𝐞𝐫𝐞𝐝 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐄𝐧𝐭𝐫𝐞𝐩𝐫𝐞𝐧𝐞𝐮𝐫. Webinar-kaan waxaa diiradda lagu saari doonaa sida 𝗔𝗜 iyo 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹-𝗸𝗮 ay u abuuraan jiil cusub oo ganacsato ah. 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐔 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐍 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐓𝐀𝐀: - Waa maxay Entrepreneurship iyo Digital Entrepreneurship? - Sidee AI loogu adeegsan karaa ganacsiga iyo hal-abuurka? - Sidee AI kaaga caawin karaa inaad fikrad ganacsi dhisto? - Sidee digital skills-ku u abuuraan fursado cusub? - Sidee ayaad u noqon kartaa AI-Powered Digital Entrepreneur? Ku soo biir Group-kaan si aad uga faaideysato. https://chat.whatsapp.com/CNI3gvELoPFICxe14oVRKL

  • 30 мая1 1154

    SAADAALI👇 https://www.facebook.com/share/p/18VrbCST6M/

  • 26 мая4 71531

    CIID WANAAGSAN. Sawiradaan camala hadaad u baahato kala soo deg @Mockups252

  • 13 мая1 5917

    𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.! 🎯''𝗣𝗿𝗼𝘃𝗲𝗻 𝗦𝘁𝗿𝗮𝘁𝗲𝗴𝗶𝗲𝘀 𝘁𝗼 𝗔𝘁𝘁𝗿𝗮𝗰𝘁 𝗠𝗼𝗿𝗲 𝗖𝗹𝗶𝗲𝗻𝘁𝘀 𝗮𝘀 𝗮 𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁'' Waa Webinar diiradda lagu saari doono: -🔅 Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub -🔅 Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil -🔅 Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha -🔅 Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga -🔅 Diyaarinta xirmooyin adeeg oo nidaamsan -🔅 Hab diyaarinta portfolio si cad u qeexaya adeeggaaga -🔅 Xeeladaha lagu xalliyo diidmada macaamiilka -🔅 Sida loo qoro fariimo cad oo macaamiilka soo jiita -🔅 Xeeladaha loo maro iibka iyo hashiiska -🔅 Dhisidda sumcad kaa dhigi karta freelancer gaar ah -🔅 Hababka lagu ogaado baahiyaha gaarka ee macaamiilka - Iyo....... Ku soo biir https://chat.whatsapp.com/BVhhi0ouuMF57hZCoCco69

  • 2 мая1 65741

    𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗖𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗢𝗽𝗽𝗼𝗿𝘁𝘂𝗻𝗶𝘁𝗶𝗲𝘀 𝗶𝗻 𝗠𝗼𝗻𝗶𝘁𝗼𝗿𝗶𝗻𝗴 & 𝗘𝘃𝗮𝗹𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 Ma dooneysaa inaad ogaato fursadaha shaqo ee 𝗞𝗼𝗿𝗺𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗰𝗱𝗮 (𝗠&𝗘) iyo sida aad uga faa’iideysan karto? Haddii aad danaynayso inaad bilowdo safarkaaga M&E ama aad rabto faham guud oo ku saabsan kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda, gaar ahaan kuwa horumarinta iyo bani’aadamnimada, webinar-kaan waa kuu muhiim. Daqiiqadahaas kooban waxaa diiradda lagu saari doonaa fahamka M&E iyo sida aad uga faa’iideysan karto fursadaha shaqo ee la xiriira. Webinar-kaan waxa uu kaa caawin doonaa: •- Inaad faham qoto dheer ka hesho doorka M&E ee mashaariicda •- Inaad ogaato fursadaha shaqo ee M&E iyo sida loo helo •- Inaad barato sida loo dhiso xirfadaha lagama maarmaanka ah si aad ugu diyaar garowdo suuqa shaqada. Haddii aad tahay arday, xirfadle bilow ah, ama qof doonaya inuu xirfaddiisa kobciyo...... Ka faaideysato.👇 https://www.facebook.com/share/1DbPTxUpKY/

  • 16 мар.2 252826из Mockups252

    видео или голосовое, без подписи

  • 16 мар.2 456131

    UMA BAAHNID COMPUTER Ku baro muuqaal hagaajinta mobile kaaga gacanta. 🚀 XOGTA KOORSADA -○ 13 Cutub -○ 61 Cashar -○ 4 Asbuuc -○ Imtixaan -○ Shahaado QAAR KAMID AH CASHARADA:👇 ○-Sida loo sameeyo muuqaalo xayeysiin ah ○-Sida loo sameeyo muuqaalo reaction ah ○-Sida loo sameeyo muuqaalada gaagaaban ee social media. ----------------------- Qiimaha Hore 20$❌ Qiimaha Hadda 9$✅ ☎️ ISKA DIWAANGELI wa.me/+252614287820

  • 17 дек.3 03220

    𝗚𝗮𝗰𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗼 𝘄𝗹𝗹 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗻𝗮𝗮𝘆𝗲👋😁 ............. Koorsooyinkii hore iyo kuwa kaloo cusub naga filo sanadka cusub InshaAllah.

  • 16 дек.11,6 тыс46

    Yaa xallin kara alaabtaan 👋 kooxda safka dambe ayaan la hadlayaa😁

  • 16 дек.2 1291

    видео или голосовое, без подписи

  • 16 дек.2 6151

    видео или голосовое, без подписи

  • 16 дек.2 3461

    видео или голосовое, без подписи

  • 16 дек.1 9941

    видео или голосовое, без подписи

  • 16 дек.2 13031

    Sanadka cusub haddii uu qorshahaagu yahay inaad sameysato marketing strategy kuu gaar ah, raac qodobada hoos ku xusan.

  • 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗔𝗗 𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗤𝗔𝗔𝗡𝗡𝗔𝗔 𝗫𝗘𝗘𝗥𝗞𝗔 𝟰𝟬/𝟰𝟬/𝟮𝟬 𝗲𝗲 𝗦𝘂𝘂𝗾-𝗴𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮? Haddii aad tahay digital Marketer ama aad rajeyneyso inaad hadda kusoo biirto, tani waa mid ka mid ah qawaaniinta ugu muhiimsan, taas oo kaa caawin doonta in ololahaaga xiga uu noqdo mid guuleysta. Inta kasoo akhriso https://www.facebook.com/share/p/16T8KkLiED/

  • Waa kanaa pdf ka. Casharkii ku dhaafey👇 https://youtu.be/bpvCixJwK7A

  • Ka faaideyso webinarkeenna xiisaha leh taxanihiisa 9-aad, halkaas oo uu Eng. Abdifatah Ahmed oo ah maamulaha Bastami Agency uu si qoto dheer noogu hagi doono Barashada Aasaasiga ah ee Digital Marketing. Kulankani wuxuu si gaar ah u jihaynayaa dhallinyarada doonaysa inay fahmaan habka saxda ah ee loo barto Digital Marketing-ka. Kusoo biir Group-kaan si aad uga faaideysato.👇 https://chat.whatsapp.com/GqORdEO7QZd6w7Ix5MUKhQ?mode=ems_copy_t

  • 𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗟𝗜𝗡.. Waqtigaaga qaaliga ah ee aad na siisay iyo aqoonta aad si hufan noogu faa’iideysay ayaa mudan qadarin gaar ah. waxaadna nagu reebtay raad waxtar leh. Sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Hubaal Malab iyo Sesan Programme oo qeyb weyn ka ahaa agaasimka barnaamijkaan.

  • видео или голосовое, без подписи

Somcourse — tgindex