Midabkaabegraphics
СтатистикаHalkaan waxaad ka heleysaa Casharada Graphic Designka,Video Editing iyo wax waliba oo ku saabsan Multimedia
- Последний пост
- 11 июн.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
🎉 OGEYSIIS MUHIIM AH! 🎉 Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno Graphic Design Online Course-keena oo hadda ku socda QIIMO DHIMIS 50% AH! 🔥 📚 Course-kan waxaa si gaar ah xoogga loogu saaray: ✅ Fahamka aasaaska Graphic Design-ka ✅ Barashada Adobe Photoshop ✅ Mabaadi’da naqshadeynta xirfadeed ✅ Samaynta Posters, Logos, Social Media Designs iyo Branding ✅ Casharro Practical ah oo tallaabo-tallaabo ah ✅ Real Projects si aad u hesho khibrad dhab ah 🎓 Haddii aad tahay qof bilow ah ama doonaya inuu xirfaddiisa kor u qaado, course-kan wuxuu ku siinayaa aqoon iyo waayo-aragnimo kaa caawin karta inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh. ⏳ Ka faa’iidayso qiimo dhimistan gaarka ah inta aysan dhammaan! 📲 Wixii faahfaahin dheeraad ah ama isdiiwaangelin: WhatsApp: 0617100251 🚀 Bilow safarkaaga Graphic Design maanta! Mahadsanidiin
видео или голосовое, без подписи
https://youtu.be/happl7hMCp8?si=9zu4hGM80bK7dulY
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeONvnbNobgplgQVJP_i-nmEgZcqk82iSQV6bgFX_n6LWOvFQ/viewform?usp=header
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeONvnbNobgplgQVJP_i-nmEgZcqk82iSQV6bgFX_n6LWOvFQ/viewform?usp=header
Asc Dhamaan Dhalinyarada ku xeran channelka Salaan kedib waayadaan mashquul dheer ayan ahaa oo dhinacyo badan iga soo galay .. muddo 2 bilood ah channelka wax cashir ah masoo gelin wan ka cudur daaranaya Dhowaan dib ayaan ubilaabeynaa haddu alle idmo casharadeenii .. sidoo kale waxaan qaban doonaa course cusub oo aan xooga ku saareyno aas aasiyaadka graphic design Oo lagu baranayo softwareka adobe photoshop Weliba free ah Ardayga kaliya uu iska bixinaayo $5 Diwaan gelin ah Casharada waa Bilow illaa dhamaad lagu dhisaayo Projects dhameystiran oo gaariya illaa 60+ cashir qofkii ka faa ideysan karaa waa ufurantahy wuxu nagala so xiriiri karaa whatsappka +252617100251… Aad aya umahadsantihiin Qofkii wax ubilaabanyihiina wuu la socon karaa casharada youtube keena ku jira..
📢 Seminar Bilaash ah Understanding Multimedia Software Collaboration: A Complete Workflow Guide Waxaad baran doontaa: ✅ Hagid ku saabsan Sida uu Qofka uu baran karo multimedia ✅ Sida software-yada Multimedia u wada shaqeeyaan ✅ Fursadaha multimedia iyo Sida uu Qofka ugu shaqaysan karo Ha moogaan! Fursaddan qaali ah. ⏰Taariikhda: 10 April 📍 Goobta: Kobciye Skills 🏷Qiimaha: Bilaash! Ku soo biir Whatsapp group kan 👇 https://chat.whatsapp.com/HYiFozv6UFA3Ektt3n3bY3 #multimedia #graphics #editing #skills #kobciye
видео или голосовое, без подписи
https://youtu.be/BOHSsETPNtA?si=EB86x8CdM9tkB8HN
видео или голосовое, без подписи
https://youtu.be/qx2fDmOWEYQ?si=fHFbv15Ws088vTMA
Ramadan kareem! Dhamaan Umadda Muslimka ah Meel kasto Aad joogtaan ramadan wanaagsan Allaha na waafijiyo Kheyrka Bisha barakeysan si wanaagsan rabbi hanogu dhameeyo Amiin
видео или голосовое, без подписи
https://www.youtube.com/watch?v=gr4yRxeNFp8&ab_channel=MIDABKAABEGRAPHICS
видео или голосовое, без подписи
https://www.youtube.com/watch?v=GoWqzOj0iFU&ab_channel=MIDABKAABEGRAPHICS
видео или голосовое, без подписи
https://www.youtube.com/watch?v=AWsGTjDpews&ab_channel=MIDABKAABEGRAPHICS
https://www.youtube.com/watch?v=GA4ONnTK0D8
https://youtu.be/SJT-6dLKl60?si=2tHSYLIWxVEykECp