Resource and Discusion
СтатистикаHalkan waxaad kusoo diri kartaa wixii aad sameyso waxaanad ka heli kartaa Resource ka
- Последний пост
- 2 янв. 2025 г.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Языки (по похожим)
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
✨ $5 Ayaa Bedeli kartaa Noloshaada! ✨ Baro Xirfad Cusub sannadka cusub ee soo socda si aad u horumariso Xaaladaada Dhaqaale! 🚀 Waxaan kuu diyaariyey Design Mega Course, oo ah fursad cajiib ah oo aad ku baran karto xirfad kaa caawin doonta inaad guulo waaweyn gaarto. 🌟 🎓 Koorasku waxa uu ka kooban yahay: ✅ 24 Hours On-demand Video 📥 110 Downloadable Resources 📝 1 Assignment For Practice 🏆 Certificate of Completion Koorsada Registration Fee-ga Waxa aanu ka dhignay : $5 Si Cid waliba U awoodo in ay dhigato 🗓 Furitaanka Koorsada: 4 Biloodba mar! Ka Mid Noqo batch-keena ugu horreeya oo hel fursaddan qaaliga ah! 🔑 📲 Is Diiwaangeli Hadda: https://wa.me/252638445999 💻 Life-Time Access 🎯 Ha moogaan fursadan muhiimka ah! 🕊 #DesignForAll #XirfadCusub #NoloshaadaUbedel #2025 🌟
"𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐊𝐨𝐰 𝐋𝐚 𝐲𝐢𝐝𝐡𝐚𝐚𝐡𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧" 1 Maalin oo kaliya ayaa inaga xigta haddii rabbi inagu Simo in aynu isugu nimaadno Masaf Halkaas oo aynu ku wadaagi doono Qodobada Hoose wixii alle inaga Garadsiiyo 👏 Dhammaan cidii aan isdiiwaangelinin ee doonaysa inay ka qayb gasho, caawa ayaa udambeysa Isdiiwaangelinta insha alla. Qofkii diyaar ah ha iga soo qabto WhatsAppkan : https://wa.me/252638445999
Waxaan Doonaayey in aan idinla wadaago in insha allah barri galab ay diiwaangelintu Xidhmi doonto sidaa dartee qofkii aan is diiwaangelinin danaynayana in uu kasoo qayb galo in uu isku dayo in inta ayna xidhmin uu kasoo gaadhsiiyo
"𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐊𝐨𝐰 𝐋𝐚 𝐲𝐢𝐝𝐡𝐚𝐚𝐡𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧" 3 Maalmood oo kaliya ayaa inaga xiga haddii rabbi inagu Simo in aynu isugu nimaadno Masaf Halkaas oo aynu ku wadaagi doono Qodobada Hoose wixii alle inaga Garadsiiyo 👏 Qofkii diyaar ah ha iga soo qabto WhatsAppkan : https://wa.me/252638445999
"𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐊𝐨𝐰 𝐋𝐚 𝐲𝐢𝐝𝐡𝐚𝐚𝐡𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧" 4 Maalmood oo kaliya ayaa inaga xiga haddii rabbi inagu Simo in aynu isugu nimaadno Masaf Halkaas oo aynu ku wadaagi doono Qodobada Hoose wixii alle inaga Garadsiiyo 👏 Qofkii diyaar ah ha iga soo qabto WhatsAppkan : https://wa.me/252638445999
"𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐊𝐨𝐰 𝐋𝐚 𝐲𝐢𝐝𝐡𝐚𝐚𝐡𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧" 5 Maalmood oo kaliya ayaa inaga xiga haddii rabbi inagu Simo in aynu isugu nimaadno Masaf Halkaas oo aynu ku wadaagi doono Qodobada Hoose wixii alle inaga Garadsiiyo 👏 Qofkii diyaar ah ha iga soo qabto WhatsAppkan : https://wa.me/252638445999
"Wixii Kow La yidhaahdaaba Kooban" 6 Maalmood oo kaliya ayaa inaga xiga haddii rabbi inagu Simo in aynu isugu nimaadno Masaf Halkaas oo aynu ku wadaagi doono Qodobada Hoose wixii alle inaga Garadsiiyo 👏 Qofkii diyaar ah ha iga soo qabto WhatsAppkan : https://wa.me/252638445999
Qofkii diyaar ah ha iga soo qabto WhatsAppkan : https://wa.me/252638445999
🚀 Join us for an exclusive training: "Innovative Design Essentials - Bridging Creativity and AI" 🎨🤖 🎯 What you’ll learn: ✅ Design Fundamentals ✅ AI in Design Industry ✅ How to Develop Skills for 2025 ✅ Freelancing on Local and Global Platforms 📅 Date: 21 December 2024 📍 Location: Masaf Space, Jigjiga ⏰ Time: 6:30 PM - 8:30 PM 💰 Fee: 500 Birr 👨💼 Trainer: Abdifatah Mohamud 🔹 Visual Communication & IT Specialist 🔹 Founder & CEO of Laac Creatives 🔹 Freelancer & Content Creator 💡 Take this opportunity to advance your creative career and stay ahead of the competition! 🚀 📲 Reserve your seat now! 👉 WhatsApp us at 63 8445999 🔹 Powered by Creative Essentials & Masaf Space 🔹 Crafted by Laac Creatives
Salaam Dhammaantiin. waxaan doonayey in aan idinla wadaago Tababar aan hore ugu qabtay magaalada Hargeisa, Doorkana aan doonayo in aan u qabto Dhallinyarada halkan igaga Xidhan ee degen Magaalada Jig jiga, hadaba Si aan ugo'aamiyo Goobta Lagu qabanayo waxaan ubaahanahay in aan Ogaado Dad intee le'eg baa kasoo qayb galaya Marka waxaan Doonaya Dhallinyarada Danaynaysa in ay kasoo qayb gasho in ay kusoo biirto Telegram Group-kan : https://t.me/Creativeessentialsjigjiga FG: Training Registration Fee waa 500 Birr, Dhaqaalahan ayaa loo adeegsan doonta Kharashka ku baxaya Tababarka.
Fursadan oo uu soo bandhigay Agency-gan oo aan Visual Communication Officer u ahay ayaan idinla wadaagaya cidii ka faa'iidaysanaysa telegram kaa hakala xidhiidho. mahadsanidiin dhammaantiin
Guji Linkagan oo ku biir barteena Telegram : https://t.me/HimiloCenterRTC Himilo Center waxay kuu haysa Fursada shaqo oo dalka Turkiga ah.
Certificate Of Participation $5 shahaadadan waxaan ku bixin doona Training-ka Insha allah maaha mid qasab ah in uu qofku qaato kaliya qofkii ubaahan ayaa qaadanaya, waa inoo khamiista iyo SahanBooks Hall Insha allah. FG: waxaa loo soo publish gareeyey in qofkii ubaahani kusoo tala galo insha allah
Halkan inoo Balana hadaad Hargeisa Joogto https://t.me/Tababarkahargeisa
Wali Miyaad Group-ka Soo Galin 🤔 6 maalmood oo Kaliya ayaa ka dhiman https://t.me/Tababarkahargeisa
Ka faa'iidaysii wacan
https://www.facebook.com/Sulubgraphics/posts/pfbid0YdtKdMLJzAt3dqehqhfDSCKBTeVd1LztRbjWqdCcesByD4UqpqJTNDcFkXvZH9zSl
https://youtu.be/go9A-yTGgjg?si=tPK5Ew4b5USYB_Fy
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи